Revision 198242 of "Gedo" on sowiki{{Infobox settlement
|name =Gedo
|native_name =
|other_name =جدو
|nickname =
|motto =
|settlement_type ='''[[Gobol]]'''
|image_skyline =
|imagesize =
|image_caption =
|image_flag =
|image_seal =
|image_shield =
|image_map =Upper Jubba Of Somalia.png
|mapsize =
|map_caption =Meesha kaga taalo Soomaaliya.
|coordinates_display =inline,title
|coordinates_region =SO-GE
|subdivision_type =Wadanka
|subdivision_name ={{flag|Somalia}}
|subdivision_type1 =
|subdivision_name1 =
|seat_type =Magaalomadax
|seat =[[Garbaharrey]]
|government_type =
|leader_title =
|Youth leader_name = Cabdullahi Cabdi Maxamed (Dhagacade) SOMALI YOUTH DEVELOPMENT FOUNDATION (SYDF)
|Established_Year = 2007
|established_date = 01 January
|area_magnitude =
|area_total_km2 =
|population_as_of =
|population_note =
|population_total =
|population_density_km2 =
|timezone =[[East Africa Time|EAT]]
|utc_offset = +3
|coordinates_type = type:adm1st_region:SO-GE_source:nlwiki
|latd=2|latm=26|lats=17|latNS=N
|longd=41|longm=29|longs=3|longEW=E
|elevation_m =
|elevation_ft =
|postal_code_type =
|postal_code =
|area_code =
|website =
|footnotes =
}}
'''Gedo''' ({{lang-en|''Gedo''}}, {{lang-ar|جوبا الوسطى}}) waa [[gobol]] ka tirsan wadanka [[Soomaaliya]], kaasi oo looyaqaano [[Jubada Sare]] waxuu dhacaa xadka wadanka [[Kiinya]], iyo I Ethiopia Gobolka Jubada sare waxaa magaalo madax u ah magaalada [[Garbaharrey]]
Sida ku xusan taariikhda [[Soomaali|dadka Soomaalida]] gobolkan waxaa la aasaasay wakhtigii 1980maadkii waxaana xad la leeyahay deegaanada [[Soomaali Galbeed]] ee wadanka [[Itoobiya]], Gobolka Waqooyi Bari ee [[Kenya]], iyo gobolka [[Bakool]], [[Baay]], [[Jubbada Dhexe]], iyo [[Jubbada Hoose]].
==Hordhac==
Gobalka Gedo waxa uudhacaa koonfur galbeed soomaaliya. Gedo waa Gobalka labaad ee ugu weyn Soomaaliya wuxuuna ku xigaa Gobalka bari. waana Gobalka kaliya ee kamid ah Gobalada Soomaaliya ee Xadka la leh labada dal ee Kenya iyo Ethiopia. Waxaana daga qaabiilo fara badan sida dir, daarood iyo digil iyo mirifle qabiilka ugu badan oo dago waa mareexaan. Gedo waxay ku jirtay deegaanada Soomaaliyeed ee nooca walba ula dagaalamay ; gumeystihii reer Yurub.
== Waxbarashada ==
Gobolka Gedo waxaa ka dhisan nidaamyo waxbarasho walow aysan jirin dalad midaysa iyo Gudoon Waxbarasho oo heer degmo ama gobol ah.
Magaalooyin madaxda degmooyinka Gobolka Gedo sida Bardhere, Garbaharrey, Luuq iyo ganaaneGarb jira dugsiyo waxbarasho oo leh heerar kala duwan. Magaalada Bardhere waxaa ku yaal Jaamacada Gedo iyo Kulyada Farsamada Bardhere ee [[Bardera Polytechnic]].
Ururo waxbarasho oo dadaal muuqda ka wada gobolka ayaa waxay maamulaan iskuulo leh heer hoose/dhexe ilaa sare. Waxaa ururadaas ka mid ah HIRDA, SEHO, G.E.D.O, iyo Markaleey Foundation.
==Sidoo kale fiiri==
* [[Gobolada Soomaaliya]]
* [[Liiska magaalooyinka Soomaaliya|Magaalooyinka Gobolka Gedo]]
==Tixraac==
{{reflist}}
{{Magaalooyinka Gobolka Gedo}}
[[Category:Gedo]]
[[Category:Soomaaliya]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=198242.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|