Revision 221140 of "1914" on sowiki

[[1913]] - '''1914''' - [[1915]]

__TOC__
* Janaayo 1 - Diyaaradii ugu horeysay ee rakaab ah oo caadi ah (Florida) ayaa furmay.
* Janaayo 11:
** Fulkaanaha Sakurajima ayaa ka qarxay jasiiradda Kyushu ee dalka Japan.
** hordhaca filimka diiniga ah [[Photo-Drama of Creation]] oo ay abuurtay Society Watchtower
* Juun 28 - Magaalada Sarajevo ee dalka Bosnia, wadaniyiinta Serbian Gavrilo Princip ayaa dilay dhaxal sugaha Boqortooyada Austria Archduke Franz Ferdinand. Dilka archduke wuxuu noqday marmarsiiyo lagu bilaabay dagaalkii 1aad ee aduunka.
* Luulyo 28 - [[Dagaalkii Dunida Kowaad]]: Austria-Hungary waxay ku dhawaaqday dagaal ka dhan ah Serbia.<ref>[https://www.jw.org/en/library/magazines/wp20140201/ The War That Changed the World]</ref>
* 15 Agoosto: Kanaalka Panama ayaa furan.
* Oktoobar - Sanadkii 1914 Yehowah dowlad buu samada ku aasaasay. Xukunka Boqortooyada Ilaahay wuxuu bilaabtay sanadkii 1914.