Revision 224764 of "1900" on sowiki[[1899]] - '''1900''' - [[1901]]
__TOC__
== Dhalashooyin ==
* Wilbur iyo Orville waxay samaysteen diyaarad baalal dhaqaaq leh<ref>[https://www.jw.org/en/library/magazines/g201003/Powered-Flight/ Powered Flight]</ref>
* [[Dagaalka Kousséri 1899-1900]]
* [[The Smart Set]]
* [[Myōjō]]
* [[Dhiig "B" Kac Dundida]]
* Qarax ka dhacay goob dhuxusha laga qodo oo ku taal Scofield, Utah, ayaa waxaa ku dhintay 200 oo macdan qodayaal ah.
* Hawaii waxay noqotay dhulka Maraykanka.
* 326 qof ayaa ku dhintay dab ka kacay dekedda Hoboken ee gobolka New Jersey ee dalka Mareykanka, waxaana ku dhaawacmay ilaa 250 qof.
* Duulimaadkii ugu horreeyay ee guul leh, oo uu dhisay Ferdinand von Zeppelin, ayaa ka dhacday Harada Constance ee u dhow Friedrichshafen.
* Duufaan weyn ayaa dishay 6 ilaa 12 kun oo qof deganayaasha Galveston, Texas.
== Dhalashooyin==
* [[Emmy Zehden]]
* [[Rudolf Redlinghofer]]
* [[Mia Beyerl]]
* [[Erich Frost]]
* [[Pridi Banomyong]]
== Dhimashooyin==
== Madaxda Aduunka==
==Xogta==
{{reflist}}
{{Commonscat}}
[[Category:Sanad]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=224764.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|