Revision 241100 of "Beesha Maxamed Case" on sowiki

——- 🅱🅴🅴🅻🅰🅷🅰 🅼🅰🆇🅰🅼🅴🅳    🅲🅰🆂🅴 ——
       𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄

  1. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧.   2. 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫
  3. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧     4. 𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞
 ---------------------------------

𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 waa curadka Beelaha Samaroon (Gadabuursi). Waana kuwa ugu deegaanka balaadhan uguna badan beelaha (Gadabursi) Samaroon, waxayna guud ahaan u kala baxaan 𝟏7 𝐪𝐚𝐛𝐢𝐢𝐥 𝐚𝐦𝐚 𝐑𝐞𝐞𝐫𝐨𝐨𝐝 oo kala daga wadamada Somaliland, Jabuuti, Itoobiya iyo Soomaaliya. 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄

𝑺𝒖𝒍𝒅𝒂𝒂𝒏 𝑺𝒂𝒎𝒂𝒕𝒂𝒓 𝑺𝒖𝒍𝒅𝒂𝒂𝒏 𝑰𝒃𝒓𝒂𝒂𝒉𝒊𝒎 waa ayaa ah Suldaanka Guud ee Beelaha Maxamed Case. (S#V) (MC17)

—————- 𝐉𝐢𝐥𝐢𝐛𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐁𝐞𝐞𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐚𝐝𝐞 𝐂𝐚𝐬𝐞. ——-—

1. #𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧. 1. Muuse 2. Bahabar Cabdulle 3. Idiris 4. Reer Xuseen 5.      6. 

2. #𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫 : 1. Rees Siciid 2. Cabdalle 3. Barre

3. #𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐗𝐮𝐬𝐞𝐞𝐧. 1. Axamed Celli. 2. Maxamuud Celi 3. Cabdulle Celli 4. Oday Celi. (Celli =waa= Xeseen .

4. #𝐇𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞: 1. Maris . 2. Aadan 3. Maxamed 4. Cismaan(Abrayn)
.


Taariikhda 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄
-------———————————————————————
 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄 waa dad Soomaalida ka dhex tilmaaman oo caan ku ah ilbaxnimo duruqsan iyo aqoon diini iyo maadiba leh. Waa dad leh taariikh facwayn waana dadkii uu ka dhashay halgamaagii Soomaaliyeed ee 𝐇𝐚𝐥𝐠𝐚𝐦𝐚𝐚 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐆𝐮𝐫𝐚𝐲.



Taariikh 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻
——————




𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱
———————



Wax Ka Baro 𝐁𝐄𝐄𝐋𝐀𝐇𝐀 𝐌𝐀𝐗𝐀𝐌𝐄𝐃 𝐂𝐀𝐒𝐄


[[Beesha 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐚𝐝𝐚𝐧]] Bahabar Aadan Maxamed Case Makadoor (Gadabuursi)
----------------------------------


𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 🅱🅰🅷🅰🅱🅰🆁 🅰🅰🅳🅰🅽  waa mid kamid ah Beelaha Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Maxamed Case Gadabuursi ee (Dir).
.

DIIN: Muslim 100%
.
LUIQADA:
Soomaali , Carabi , Oromo, Ingiriis iyo Amxaari
.

{|class="wikitable sortable"
|+ Reeraha iyo Qabiilada La Dhashay Bahabar Aadan ee Maxamed Case
!Magaca 
! class="unsortable" |Tirada Qabiilada
!Magacyada Qabiilada
!Deegaanka
!Sharaxaad Kooban
|-
| [[
| Beesha Maxamed Case || lix qabiil (6) reerood || 
* Reer Maxamed * Bahabar Celi * Bahabar Aadan * Bahabar Abokor * Bahabar Muuse * Abrayn
|| Dalka [[Somaliland]]:
* Magaalada [[Saylac]], [[Lughaya]], [[Caasha cado]], [[Gaarisa]], [[lowyacado]], [[Bulahaar]], [[Wajaale]], [[Gabiley]], [[Cali Xaydh]], Fardo lagu xidh, Weeraar, Cabdulqaadir, iyo Garbo raaxo.

Dalka [[Jabuuti]]:
* Magaalada [[Jabuuti]] 
||
* Waa tiir ka mid ah sadexda tiir ee Beesha.
* Waa waaxda kowaad ee ugu geesisan uguna dagaal yahansan Beesha.
* Waa mida labaad ee ugu ganacsiga badan Beesha.
|}

ABTIRISIIN
--------------
 Bahabar Aadan > Maxamed Case > Makadoor > Sh. Maxamuud ( Gadabuursi / Samaroon )
.

Beelaha Bahabar Aadan dhalasho ahaan waxa la dhashay Labo Gabdhood iyo (3) Wiil (Beelood) oo ilma Maxamed Case ah oo kala ah: 
.

1.(Bahabar Aadan) <----> Aadan Maxamed Case

2.(Bahabar Celi) <---- Xuseen Maxamed Case 

3.(Habar Muuse) <----> Muuse Maxamed Case 

4.Bahabar Abokor) <----> Abokor Maxamed Case 

BEELAHA BAHABAR AADAN
----------------------
 Beelaha Bahabar Aadan waa (5) Beelood oo kala ah: 

1. Ree Raagsaale 
2. Ree Cawl 
3. Bahabar Cabdule 
4. Bayabare 
5. Ree Xuseen.
6.
7.



DEEGAANADA BAHABAR AADAN
-----------------------------
Beelaha Bahabar Aadan waxay degaan wadamada Geeska Africa 
1. Somaliland (Somalia) 
3. Itoobiya (Ethiopia) 
4. Jabuuti (Djibouti).  

1.	SOMALILAND :
-----------------------
A.	(Maroodijeex) :-
A1. Hargaysa A2. Gabiley A2. Wajaale A3. Xuushalay A4. Kalabaydh A5. Balayga Cas A6. Isha-Gudban A7. Laaca A8. ILmadado A9. Boocda A10. Galoolay A11. Buss A12. Mashruuca (Banka-Waasle) A13. Ceel-Bardaal  A14. Buqdhada A15. Seemaal  A16 Kaxda  A17  A18

B.	(AWDAL):-
-------------------
B1. Boorama B2. Saylac B3. Ceel-sheekh B4. Lughaya B5. Baki B6. Siimoodi B7. Lowyacado B8. Qabri-Baxar B9. Tuurka B10. CaliXaydh B11. 

C. (SAAXIL)
A1. Bulaxaar A2. A3.  A4. A5. A6


2.	ETHIOPIA
-----------------
C       Kilinka Shanaad
C.	Jigjiga C1. Awbare  C2 . Wajaale  C3.  Gobyaray C4. Lafaciise C5. Sheed-dheer  C6. Mulacle  C7.   C8

3. JABUUTI (Djibouti)
----------------------
A.	(Jabuuti)
A.	Jabuuti A2. Lowyacado A3 Xaafada lixaad A4 Xaafada Todobaad

Deegaan Juquraafi
-----------------------------
Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.


Siyaasada Xukunka Dawladaha
-----------------------------
Beesha Bahabar Aadan 
Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada maamulada soomaalida majaraha u haya dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa kamid ah hogaamiyayaashii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal.  Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case u matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.

Dhaqaale
---------
Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo.


Dadka Caanka Ah Bahabar Aadan
------------------------------
Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Shacabka Soomaliya Xildhibaan Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble (Casoowe)

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi

Wasiirka WASAARADDA Qorshaynta Jamhuuriyadda Somaliland Prof Axmed Xasan Caafi

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof Casoowe Axmed Bare Dhimbiil

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xasan Caafi

Waaiirka Wasaaradda Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Cumar Cali Cabdilaahi

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Abddirashiid Axmed Guuleed Sumal.

Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ee Dalka Itoobiya Suldaan Muuse Axmed

Suldaanka Guud Ee Beelaha Maxamed Case Ee Soomaliya (Koonfurta Somaliya) Suldaan Xuseen Nuur.


1.	Dr. Cabdillaahi Xasan Jaamac (Moscow) 

2.	Xildhibaan Axmed Rooble Dhimbiil (Casoowe) 

3.	Cornell. Saed Xuseen Caynaan (Sanyare)

4.	Eng. Maxamed Xasan Cumar (Eng Gande)

5.	Prof. Xuseen Maxamed Caynaan (Ilkacase) LOWYER 

6.	Wasiir Cumar Cali Cabdilaahi (Cumar dheere)

7.	Prof. Cumar ()

8.	Cornel. Sh Cismaan Axmed Ibraahim 

9.	Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Hadi 

10.	Ganacsade Maxamed Dahir Mixile

11.	Ganacsade Xuseen Daahir Ismaaciil

12.	Aqoon. Cabdirashiid Dayib Cabdi 

13.	Prof Salebaan Yuusuf Riirash (S.Qoordheere)

14.	Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)

15.	Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Sumal)

16.	Prof. Axmed Xasan Caafi (Axmed Caafi)

17.	Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Nuur ( Abdalle Boss)

18.	Prof. Maxamed Axmed Wayrax (Wayrax)

19.	Eng. Maxamed Haaruun

20.	Eng. Maxamed Xuseen Alaale (Max'ed Caruur)

21.	General. Aadan Nadiif Bookh 

22.	Ganacsade Abubakar Muuse Axmed (BBK)

23.	Dr Xuseen Aadan Xasan

24.	Prof. Abdirisak Iidle Aw Cabdi

25.	Eng Xuseen Daahir Mixile

26.	Eng. Jimcaale Axmed Daahir

27.	Xildhibaan Axmed Rooble (Xildh: Casoowe)

28.	Xildhiban.Muxumed Jamac Hadi (Jar-iskaxuur)

29.	Siyaasi Xaashi Cabdilahi Orax (Xashi Afwayne)

30.	Xildhbaan Faadumo Jabuuti
31.	Ganacsade. Muuse Jaamac Cabdi

32.	Fanaanad. Aamina Cabdilaahi Xirsi Halafoo

33.	Dr. Cabdiraxmaan Sh.Cismaan Daahie

34.	Eng. Xuseen Samaale Boqore (Eng X. Samale)

35.	Suldaan Muuse Axmed (Suldaan Muuse Quful)

36.	Caaqil. Xasan Caynaan Buux (Xasan Fanaan)

37.	Chief Caaqil. X. Cismaan Caynaan Nuur Xildiid 

38.	Chief Caaqil. Cabdi Xasan Cumar Xildiid

39.	Sheekh. Cabdilahi Jaamac Warsame 

40.	Ganacsade. khadar Dahir Cadare

41.	Sheekh Cumar Xasan 

42.	Ganacsade Xuseen Liibaan ( FilGa) Jabuuti

43.	Eng. Axmed Cilmi Bangub (Eng. Aboor)

44.	Dr. Muxuyadiin Ismaaciil Nadiif 

45.	Ganacsade Xuseen (Dayr)

46.	Ganacsade Cabdilaahi Caynaan Nuur Xildiid

47.	Ganacsade. Cabdiqaadir Cali Cabdi 

48.	Gaashaale Sare. Taliye Dayib Ibraahim Taani

49.	Aqoonyahan.  Wehel Xuseen Alaale (Wehel)

50.	Siyaasi. Xaashi Cabdilaahi Orax

51.	Saxafi. Wariye Maxamed Caqli Hadi

52.	Dr. Sakariye Jaamac Cabdi

53.	Saxafi. Wariye Abokor Xasan Caafi (Caafi)

54.	Dr. Cabdiraxmaan Cilmi Obsiiye (Dr. Obsiiye)

55.	Xildhibaan Faadumo Djibouti 

56.	Suldaan Xuseen Nuur
Suldaanka Guud Ee Beelaha Maxamed Case Ee Koonfurta Soomaaliya.

57.	Xildhibaan Maxamed Xasan Waqooyi 

58.	Gaashaale Sare. Mustafe Xasan Caafi

59.	Siyaasiyad Kaltuun Haaruun Maxamed
Gudoomiyaha garabka hweenka ee Kulmiye

60.	Ganacsade Xasan Daahir

61.	Dr. Axmed Jaamac Cabdi (Ahmed AK)

62. 	Eng. Farxaan Carab Iibaan

63.	Eng. Cabdicasiis Dayib Cabdi

64- Eng Cabdi Nuur Barkhad ( ina Nuur waraabe)

65. Wasiir Axmed Xasan Caafi

66.Wasiir Cumar Cali Cabdilaahi

67. Agaaaime Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Sumal)

68. Siyaasi Cabbdishakur Gande Maxamed Xasan 
         
69. Ganacsade Xuseen Liibaan (FilGa) Jabuuti

70.






𝐁𝐞𝐞𝐬𝐡𝐚 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝
1. Cabdalle iyo Muuse
   Maxamed.     Maxamed.

Jilibyadda 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞d
———————————————————————-

Beelaha Reer Maxamed waxa ay ka koobantahay Todoba jilib 

1. Reer Aadan 
2. Reer Cabdulle
3. Reer Axmed Cigaal
4. Dhagood
5. Horkameer
6. Galaalwayn 
7. Gadhadhwayn

Deegaanada 𝐑𝐞𝐞𝐫 𝐌𝐚𝐱𝐚𝐦𝐞𝐝
———————————————————————-
waxay deegaan ahaan deganyihiin dooxada Dibirawayn, degmada Baki, Xooray,Carawayne, Afcas, Xamarta, Cali xaydh, Bus, Bacado, Buurta Siimoodi, Xamarta, Dur-Dur cad, kalabaydh, Hadh-wanaag, Sambabka cas, deegaanka degmada Borama ee Xarunta gobolka Awdal iyo dalka Djibouti Beesha Reer Maxamed waxa ay ka tirsantahay Beelaha Habar Muuse waxaana ay guud ahaan hoostegtaa Beelaha Maxamed Case Makadoor Siciid Daauud Gadabuursi.

Waan qabiilka ugu badan Beelaha maxamed case, Reer Maxamed waa dadka ilbax ahaan ugu horeeya dadka Soomaalida taasi waxa kuu cadaynaysa: Marka la jooga qurbaha ama dalka dibadiisa in xifiisyada iyo meelaha shaqooyinka muhiimka ahi ka socdaan dadka kaliya ee aad ku arkaysaa ay yihiin dad ka soo jeeda Beesha Reer Maxamed, markaas taasi waxa ay ku tusinaysaa inay yihiin dad leh xadaarad iyo ilbaxnimo soo jireen ah. Reer maxamed waa dad lagu yaqaano geesinimo iyo raganimo

Beesha Reer Maxamed waa Beelaha hogaanka siyaasadeed maamul majaraha u haya dawladaha Soomaalida. Beesha Reer Maxamed ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Reer Maxamed waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case u matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia iyo Djibouti. Beesha Reer Maxamed waxay caan ku tahay nabada iyo horumarka. Tan iyo ilaa heshiisyadii lagu dhisay maamulka Soomaaliland ayay beeshu martigelin, taageero, dhexdhexaadin iyo tusaalayn ku wadan bulshada ku dhaqan deegaanadaasi. Waxaa intaas dheer oo beesha Reer Maxamed lagu yaqaanaa horumarinta iyo dhiirigelinta waxbarashada, caafimaadka, aqoonta iyo cilmiga.

Waxa kale oo ay beeshu leedahay cuqaal iyo odayo dhaqameed caan ah oo laga yaqaano inta Somalidu ay degto.


Dadka caanka ah
———————————————————————-

1. Suldaanka Guud ee beelaha reer Maxamed waaa suldaan sheekh Ibraahim Cabdi Riiraash.

2. Cheif Caaqil Cali Cilmi

3. Suldaan Xaaji Daahir Awcilmi

4. Barkhad Cumar Xaaji Khayre.

5.Jiif caaqil Barkhad cilmi xirsi Xaaji lacagdoon

6.Caaqil Cali Bile Suldaan

7.Caaqil Faarax Geedi Cali

8.Caaqil Cabdi Axmed Dhidar

9.Maxamed Cabdi Gaafane

10.Nuur Maxamuud

11.Cilmi Xirsi Xaaji lacagdoon

12.C/risaq Adan Ahmed

XAGA SIYAASADA:

Reer Maxamed waxa ka dhashay siyaasiyiin badan waxana kamid ahaa:

1.Ex cali xaamud jibriil

2.Ex Axmed xaaji daahir aw cilmi

3.kornayl Mako jaamac (Ordaaye) xuseen

4.Ahmed Adan Ahmed Buuhane (current minster of Planning Somaliland).



Wax ka baro:

𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫
—————————————-

Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫


𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻
——————


𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱
———————



Wax ka baro:

𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐂𝐞𝐥𝐢 (Habar Xuseen)
—————————————-

Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐂𝐞𝐥𝐢 

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻
——————


𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱
———————






Wax ka baro:

𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞
—————————————-

Deegaanada 𝐁𝐚𝐡𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐌𝐮𝐮𝐬𝐞

𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗗𝗵𝗮𝗾𝗮𝗻
——————


𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡 𝗦𝗶𝘆𝗮𝗮𝐬𝗮𝗱
———————