Revision 242072 of "Beesha Maxamed Case" on sowikiโโ- ๐
ฑ๐
ด๐
ด๐
ป๐
ฐ๐
ท๐
ฐ ๐
ผ๐
ฐ๐๐
ฐ๐
ผ๐
ด๐
ณ ๐
ฒ๐
ฐ๐๐
ด โโ
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
โโ ๐๐ข๐ฅ๐ข๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐. โโ
1. ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง. 2. ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐จ๐ค๐จ๐ซ
3. ๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง 4. ๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐
---------------------------------
#๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐จ๐ค๐จ๐ซ :
1. Rees Siciid 2. Cabdalle 3. Barre
#๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง.
1. Muuse 2. Bahabar Cabdulle 3. Idiris 4. Reer Xuseen 5. 6.
#๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐๐ง.
1. Axamed Celli. 2. Maxamuud Celi 3. Cabdulle Celli 4. Oday Celi. (Celli =waa= Xeseen .
#๐๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐:
1. Maris . 2. Aadan 3. Maxamed 4. Cismaan(Abrayn)
---------------------------------
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ waa curadka Beelaha Samaroon (Gadabuursi). Waana kuwa ugu deegaanka balaadhan uguna badan beelaha (Gadabursi) Samaroon, waxayna guud ahaan u kala baxaan ๐7 ๐ช๐๐๐ข๐ข๐ฅ ๐๐ฆ๐ ๐๐๐๐ซ๐จ๐จ๐ oo kala daga wadamada Somaliland ๐ณ๐ช Jabuuti ๐ฉ๐ฏ Itoobiya ๐ช๐น iyo Soomaaliya๐ธ๐ด
๐บ๐๐๐
๐๐๐ ๐บ๐๐๐๐๐๐ ๐บ๐๐๐
๐๐๐ ๐ฐ๐๐๐๐๐๐๐ ayaa imika ah Suldaanka Guud ee Beelaha Maxamed Case. (S#V) (MC17).
Taariikhda ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
-------โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ waa dad Soomaalida ka dhex tilmaaman oo caan ku ah ilbaxnimo duruqsan iyo aqoon diini iyo maadiba leh. Waa dad leh taariikh facwayn waana dadkii uu ka dhashay halgamaagii Soomaaliyeed ee ๐๐๐ฅ๐ ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐ฎ๐ซ๐๐ฒ. Waa dad ahaan kasoo jeeda Saylac waana dadkii ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐๐๐ข๐ข ๐๐๐๐. Waa horseedayaashii balwada fanka Soomalida ee ay kasoo jeedo AHN: ๐๐๐๐ข๐ข๐ฃ๐ ๐๐๐ฅ๐ฐ๐จ Qadiija Ciye Dharaar. Ganacsatadii waawaynayd ee ganacsiga soomaalida hormoodka u ahayd ee bariga Afrika ilaa Carabta 1. ๐ฟ๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐๐๐ 2. ๐ฟ๐๐๐๐ ๐ช๐๐๐๐ ๐ฟ๐๐๐
๐๐๐
3. ๐ฟ๐๐๐๐ ๐ซ๐๐๐
๐
๐.
Beelaha ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐ waa dad geesinimo iyo gobonimo udirir ku caan ah. Waana dad ay saameeyeen dagaalo badan oo ay galeen xiligii Axmed Guray iyo dagaalo, godobo ay ka dhaxleen Boqortooyadii Adal. Sidoo kale, waa dadkii sida gaarka ah fool-ka-fool ula dagaalamay gumaysiyadii kala duwanaa ee Faransiiska iyo Ingiriiska ee kala haystay Jabuuti iyo Somaliland. Ugu dambayn waa dad ay si wayn u saameeyeen dagaaladii burburkii Dawladdii Soomaaliya.
๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
1. Madaxwayne Cabdiraxmaan Saylici
2. AHN Madaxwayne Jaamac Saylici ๐ฉ๐ฏ
3. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar
4. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar
5. Wasiir AHN Korneel Muuse Rabiile Good ๐ธ๐ด
6. Wasiir AHN Jaamac Rabiile Good ๐ธ๐ด
7. Gud Baarlamaan Axmed Dhimbiil (CASOOWE) ๐ธ๐ด
8. Korneel Sh. Cismaan Axmed (SHEEKH LEH)
9. AHN Korneel Cismaan Ducaale
10. AHN Maxamed Cabdi Dhimbiil Galbeedi
11. AHN IDIRIS XASAN DIIRIYE
12. DR. Cabdilaahi Xasan Jaamac (C/laahi Ruush)
13. AHN Wasiir Dr. Xuseen Ceelaabe Faahiye
14. Xaashi Cabdilaahi Orax (Xaashi Afwayne)
15. AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar
16. AHN Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar
17. AHN Xaaji Daahir Cilmi Ducaale
18. AHN
19. Xildhban Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
20.
Taariikh ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป, ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฒ & ๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ
La Soco โโโโโโ. โโโโโโโ.
Kala Baro Reeraha
๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐
๐
ฑ๐
ฐ๐
ท๐
ฐ๐
ฑ๐
ฐ๐ ๐
ฐ๐
ฑ๐
พ๐
บ๐
พ๐
[[Beesha ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐]] Bahabar Abokor Maxamed Case Makadoor (Gadabuursi)
----------------------------------
BEESHA ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
Beesha ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐ waa mid kamid ah Beelaha ugu waawayn ee Gadabuursi gaar ahaan beelaha Maxamed Case. Bahabar Abokor waa curadka Beelaha Maxamed Case, waana beesha saldanada u haysa Beelaha Maxamed Case ee ay kasoo jeedaan sadexda Suldaan ee kala dhaxlay saldanada Beelaha Maxamed Case:
AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar
AHN Suldaan Ibraahi Jaamac Samatar
Suldaan Samatar Suldaan Jaamac Samatar oo ah suldaanka guud ee imika ee Beelaha Maxamed Case.
Jilibyada Beelwaynta ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
1. Reer Siciid ๐๐๐๐๐๐
2. Cabdalle ๐๐๐๐๐๐
3. Barre ๐๐๐๐๐๐
Deegaanada Bahabar Abokor oo ah kuwo balaadhan kana kala tirsan wadamada Somaliland India ๐ณ๐ช Ethiopia ๐ช๐น , Djibouti ๐ฉ๐ฏ iyo Somalia ๐ธ๐ด . Waana beesha ay kasoo kala jeedaan sadexda Wasiir ee iyagoo ilma adeer ah isla mar iyo xili iskumid ah xilka wasiirnimo ka kala qabtay wadamada:
1. Abdirahman Bayle ๐ธ๐ด Somalia
2. Mohamed Soomaali ๐ฉ๐ฏ Djibouti
3. ๐ช๐น Ethiopia
Beesha Bahabar Abokor waa beesha ay kasoo jeedaan aqoonyahanada Soomaalida ugu caansan;
1. Prof Abdi Ismael Samatar
2. Prof Ahmed Ismael Samatar
3. Dr. Abdirahman Duale Bailleh
4. Dr. Abdullahi Hashi Abiib
5. Dr. Mohamed Soomali
๐๐๐๐๐ ๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐
1. AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar
2. AHN Suldaan Ibraahi Jaamac Samatar
3. Suldaan Samatar Suldaan Jaamac Samatar oo ah suldaanka guud ee imika ee Beelaha Maxamed Case.
4. Prof Abdi Ismael Samatar
5. Prof Ahmed Ismael Samatar
6. Dr. Abdirahman Duale Bailleh
7. Dr. Abdullahi Hashi Abiib
8. Dr. Mohamed Soomali
9. AHN Korneel Abdullahi Adan Shirwac
10. AHN Ex-Wasiir Adan Ahmed Warsame
11. Ex-Wasiir Cawaale Shirwac Loodoon
12.
13.
14. Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi
15. Jilaa/Fanaan ; Sayeeye (Kabshiishaa)
16. Fanaanada Ayaana Ahmed
17. Ibraahim Eagle (Media Manager)
18. Gaashaanle Sare Daahir Mawliid
19. Chief Caaqil Tukaale Ciise Kaal
20.
[[Beesha ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง]]
๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง Maxamed Case Makadoor (Gadabuursi)
----------------------------------
๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐
ฑ๐
ฐ๐
ท๐
ฐ๐
ฑ๐
ฐ๐ ๐
ฐ๐
ฐ๐
ณ๐
ฐ๐
ฝ waa mid kamid ah Beelaha Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Maxamed Case Gadabuursi ee (Dir).
.
DIIN: Muslim 100%
.
LUUQADA: Soomaali , Carabi , Oromo, Ingiriis iyo Amxaari
.
{|class="wikitable sortable"
|+ Reeraha iyo Qabiilada La Dhashay Bahabar Aadan ee Maxamed Case
!Magaca
! class="unsortable" |Tirada Qabiilada
!Magacyada Qabiilada
!Deegaanka
!Sharaxaad Kooban
|-
| [[
| Beesha Maxamed Case || lix qabiil (6) reerood ||
* Reer Maxamed * Bahabar Celi * Bahabar Aadan * Bahabar Abokor * Bahabar Muuse * Abrayn
|| Dalka [[Somaliland]]:
* Magaalada [[Saylac]], [[Lughaya]], [[Caasha cado]], [[Gaarisa]], [[lowyacado]], [[Bulahaar]], [[Wajaale]], [[Gabiley]], [[Cali Xaydh]], Fardo lagu xidh, Weeraar, Cabdulqaadir, iyo Garbo raaxo.
Dalka [[Jabuuti]]:
* Magaalada [[Jabuuti]]
||
* Waa tiir ka mid ah sadexda tiir ee Beesha.
* Waa waaxda kowaad ee ugu geesisan uguna dagaal yahansan Beesha.
* Waa mida labaad ee ugu ganacsiga badan Beesha.
|}
ABTIRISIIN ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง
--------------
Bahabar Aadan > Maxamed Case > Makadoor > Sh. Maxamuud ( Gadabuursi / Samaroon )
.
Beelaha Bahabar Aadan dhalasho ahaan waxa la dhashay Labo Gabdhood iyo (3) Wiil (Beelood) oo ilma Maxamed Case ah oo kala ah:
.
1.(Bahabar Aadan) <--๏ --> Aadan Maxamed Case
2.(Bahabar Celi) <--๏ -- Xuseen Maxamed Case
3.(Habar Muuse) <--๏ --> Muuse Maxamed Case
4.Bahabar Abokor) <--๏ --> Abokor Maxamed Case
BEELAHA ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง
----------------------
Beelaha Bahabar Aadan waa (5) Beelood oo kala ah:
1. Ree Raagsaale
2. Ree Cawl
3. Bahabar Cabdule
4. Bayabare
5. Ree Xuseen.
6.
7.
DEEGAANADA ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง
-----------------------------
Beelaha Bahabar Aadan waxay degaan wadamada Geeska Africa
1. Somaliland (Somalia)
3. Itoobiya (Ethiopia)
4. Jabuuti (Djibouti).
1. SOMALILAND :
-----------------------
A. (Maroodijeex) :-
A1. Hargaysa A2. Gabiley A2. Wajaale A3. Xuushalay A4. Kalabaydh A5. Balayga Cas A6. Isha-Gudban A7. Laaca A8. ILmadado A9. Boocda A10. Galoolay A11. Buss A12. Mashruuca (Banka-Waasle) A13. Ceel-Bardaal A14. Buqdhada A15. Seemaal A16 Kaxda A17 A18
B. (AWDAL):-
-------------------
B1. Boorama B2. Saylac B3. Ceel-sheekh B4. Lughaya B5. Baki B6. Siimoodi B7. Lowyacado B8. Qabri-Baxar B9. Tuurka B10. CaliXaydh B11.
C. (SAAXIL)
A1. Bulaxaar A2. A3. A4. A5. A6
2. ETHIOPIA
-----------------
C Kilinka Shanaad
C. Jigjiga C1. Awbare C2 . Wajaale C3. Gobyaray C4. Lafaciise C5. Sheed-dheer C6. Mulacle C7. C8
3. JABUUTI (Djibouti)
----------------------
A. (Jabuuti)
A. Jabuuti A2. Lowyacado A3 Xaafada lixaad A4 Xaafada Todobaad
Deegaan Juquraafi
-----------------------------
Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.
Siyaasada Xukunka Dawladaha
-----------------------------
Beesha Bahabar Aadan
Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada maamulada soomaalida majaraha u haya dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa kamid ah hogaamiyayaashii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal. Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case u matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.
Dhaqaale
---------
Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo.
Dadka Caanka Ah ๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐๐๐ง
------------------------------
Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Shacabka Soomaliya Xildhibaan Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble (Casoowe)
Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi
Wasiirka WASAARADDA Qorshaynta Jamhuuriyadda Somaliland Prof Axmed Xasan Caafi
Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof Casoowe Axmed Bare Dhimbiil
Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xasan Caafi
Waaiirka Wasaaradda Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Cumar Cali Cabdilaahi
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Abddirashiid Axmed Guuleed Sumal.
Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ee Dalka Itoobiya Suldaan Muuse Axmed
Suldaanka Guud Ee Beelaha Maxamed Case Ee Soomaliya (Koonfurta Somaliya) Suldaan Xuseen Nuur.
1. Dr. Cabdillaahi Xasan Jaamac (Moscow)
2. Xildhibaan Axmed Rooble Dhimbiil (Casoowe)
3. Cornell. Saed Xuseen Caynaan (Sanyare)
4. Eng. Maxamed Xasan Cumar (Eng Gande)
5. Prof. Xuseen Maxamed Caynaan (Ilkacase) LOWYER
6. Wasiir Cumar Cali Cabdilaahi (Cumar dheere)
7. Prof. Cumar ()
8. Cornel. Sh Cismaan Axmed Ibraahim
9. Dr. Cabdiraxmaan Jaamac Hadi
10. Ganacsade Maxamed Dahir Mixile
11. Ganacsade Xuseen Daahir Ismaaciil
12. Aqoon. Cabdirashiid Dayib Cabdi
13. Prof Salebaan Yuusuf Riirash (S.Qoordheere)
14. Xildhibaan Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
15. Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Sumal)
16. Prof. Axmed Xasan Caafi (Axmed Caafi)
17. Xildhibaan Cabdillaahi Xuseen Nuur ( Abdalle Boss)
18. Prof. Maxamed Axmed Wayrax (Wayrax)
19. Eng. Maxamed Haaruun
20. Eng. Maxamed Xuseen Alaale (Max'ed Caruur)
21. General. Aadan Nadiif Bookh
22. Ganacsade Abubakar Muuse Axmed (BBK)
23. Dr Xuseen Aadan Xasan
24. Prof. Abdirisak Iidle Aw Cabdi
25. Eng Xuseen Daahir Mixile
26. Eng. Jimcaale Axmed Daahir
27. Xildhibaan Axmed Rooble (Xildh: Casoowe)
28. Xildhiban.Muxumed Jamac Hadi (Jar-iskaxuur)
29. Siyaasi Xaashi Cabdilahi Orax (Xashi Afwayne)
30. Xildhbaan Faadumo Jabuuti
31. Ganacsade. Muuse Jaamac Cabdi
32. Fanaanad. Aamina Cabdilaahi Xirsi Halafoo
33. Dr. Cabdiraxmaan Sh.Cismaan Daahie
34. Eng. Xuseen Samaale Boqore (Eng X. Samale)
35. Suldaan Muuse Axmed (Suldaan Muuse Quful)
36. Caaqil. Xasan Caynaan Buux (Xasan Fanaan)
37. Chief Caaqil. X. Cismaan Caynaan Nuur Xildiid
38. Chief Caaqil. Cabdi Xasan Cumar Xildiid
39. Sheekh. Cabdilahi Jaamac Warsame
40. Ganacsade. khadar Dahir Cadare
41. Sheekh Cumar Xasan
42. Ganacsade Xuseen Liibaan ( FilGa) Jabuuti
43. Eng. Axmed Cilmi Bangub (Eng. Aboor)
44. Dr. Muxuyadiin Ismaaciil Nadiif
45. Ganacsade Xuseen (Dayr)
46. Ganacsade Cabdilaahi Caynaan Nuur Xildiid
47. Ganacsade. Cabdiqaadir Cali Cabdi
48. Gaashaale Sare. Taliye Dayib Ibraahim Taani
49. Aqoonyahan. Wehel Xuseen Alaale (Wehel)
50. Siyaasi. Xaashi Cabdilaahi Orax
51. Saxafi. Wariye Maxamed Caqli Hadi
52. Dr. Sakariye Jaamac Cabdi
53. Saxafi. Wariye Abokor Xasan Caafi (Caafi)
54. Dr. Cabdiraxmaan Cilmi Obsiiye (Dr. Obsiiye)
55. Xildhibaan Faadumo Djibouti
56. Suldaan Xuseen Nuur
Suldaanka Guud Ee Beelaha Maxamed Case Ee Koonfurta Soomaaliya.
57. Xildhibaan Maxamed Xasan Waqooyi
58. Gaashaale Sare. Mustafe Xasan Caafi
59. Siyaasiyad Kaltuun Haaruun Maxamed
Gudoomiyaha garabka hweenka ee Kulmiye
60. Ganacsade Xasan Daahir
61. Dr. Axmed Jaamac Cabdi (Ahmed AK)
62. Eng. Farxaan Carab Iibaan
63. Eng. Cabdicasiis Dayib Cabdi
64- Eng Cabdi Nuur Barkhad ( ina Nuur waraabe)
65. Wasiir Axmed Xasan Caafi
66.Wasiir Cumar Cali Cabdilaahi
67. Agaaaime Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed (Sumal)
68. Siyaasi Cabbdishakur Gande Maxamed Xasan
69. Ganacsade Xuseen Liibaan (FilGa) Jabuuti
70.
๐๐๐๐ฌ๐ก๐ ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐
1. Cabdalle Maxamed iyo Muuse Maxamed.
Jilibyadda ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐d
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ-
Beelaha Reer Maxamed waxa ay ka koobantahay Todoba jilib
1. Reer Aadan
2. Reer Cabdulle
3. Reer Axmed Cigaal
4. Dhagood
5. Horkameer
6. Galaalwayn
7. Gadhadhwayn
Deegaanada ๐๐๐๐ซ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ-
waxay deegaan ahaan deganyihiin dooxada Dibirawayn, degmada Baki, Xooray,Carawayne, Afcas, Xamarta, Cali xaydh, Bus, Bacado, Buurta Siimoodi, Xamarta, Dur-Dur cad, kalabaydh, Hadh-wanaag, Sambabka cas, deegaanka degmada Borama ee Xarunta gobolka Awdal iyo dalka Djibouti Beesha Reer Maxamed waxa ay ka tirsantahay Beelaha Habar Muuse waxaana ay guud ahaan hoostegtaa Beelaha Maxamed Case Makadoor Siciid Daauud Gadabuursi.
Waan qabiilka ugu badan Beelaha maxamed case, Reer Maxamed waa dadka ilbax ahaan ugu horeeya dadka Soomaalida taasi waxa kuu cadaynaysa: Marka la jooga qurbaha ama dalka dibadiisa in xifiisyada iyo meelaha shaqooyinka muhiimka ahi ka socdaan dadka kaliya ee aad ku arkaysaa ay yihiin dad ka soo jeeda Beesha Reer Maxamed, markaas taasi waxa ay ku tusinaysaa inay yihiin dad leh xadaarad iyo ilbaxnimo soo jireen ah. Reer maxamed waa dad lagu yaqaano geesinimo iyo raganimo
Beesha Reer Maxamed waa Beelaha hogaanka siyaasadeed maamul majaraha u haya dawladaha Soomaalida. Beesha Reer Maxamed ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Reer Maxamed waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case u matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia iyo Djibouti. Beesha Reer Maxamed waxay caan ku tahay nabada iyo horumarka. Tan iyo ilaa heshiisyadii lagu dhisay maamulka Soomaaliland ayay beeshu martigelin, taageero, dhexdhexaadin iyo tusaalayn ku wadan bulshada ku dhaqan deegaanadaasi. Waxaa intaas dheer oo beesha Reer Maxamed lagu yaqaanaa horumarinta iyo dhiirigelinta waxbarashada, caafimaadka, aqoonta iyo cilmiga.
Waxa kale oo ay beeshu leedahay cuqaal iyo odayo dhaqameed caan ah oo laga yaqaano inta Somalidu ay degto.
Dadka caanka ah
โโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโโ-
1. Suldaanka Guud ee beelaha reer Maxamed waaa suldaan sheekh Ibraahim Cabdi Riiraash.
2. Cheif Caaqil Cali Cilmi
3. Suldaan Xaaji Daahir Awcilmi
4. Barkhad Cumar Xaaji Khayre.
5.Jiif caaqil Barkhad cilmi xirsi Xaaji lacagdoon
6.Caaqil Cali Bile Suldaan
7.Caaqil Faarax Geedi Cali
8.Caaqil Cabdi Axmed Dhidar
9.Maxamed Cabdi Gaafane
10.Nuur Maxamuud
11.Cilmi Xirsi Xaaji lacagdoon
12.C/risaq Adan Ahmed
XAGA SIYAASADA:
Reer Maxamed waxa ka dhashay siyaasiyiin badan waxana kamid ahaa:
1.Ex cali xaamud jibriil
2.Ex Axmed xaaji daahir aw cilmi
3.kornayl Mako jaamac (Ordaaye) xuseen
4.Ahmed Adan Ahmed Buuhane (current minster of Planning Somaliland).
Wax ka baro:
๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐จ๐ค๐จ๐ซ
โโโโโโโโโโโโโ-
Deegaanada ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐จ๐ค๐จ๐ซ
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป
โโโโโโ
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ
โโโโโโโ
Wax ka baro:
๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข (Habar Xuseen)
โโโโโโโโโโโโโ-
Deegaanada ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐๐ฅ๐ข
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป
โโโโโโ
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ
โโโโโโโ
Wax ka baro:
๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐
โโโโโโโโโโโโโ-
Deegaanada ๐๐๐ก๐๐๐๐ซ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐๐ต๐ฎ๐พ๐ฎ๐ป
โโโโโโ
๐๐๐๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ
โโโโโโโAll content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=242072.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|