Revision 242758 of "Beesha Maxamed Case" on sowiki

โ€”โ€”- ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ด๐Ÿ…ป๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ท๐Ÿ…ฐ ๐Ÿ…ผ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ†‡๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ผ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ณ ๐Ÿ…ฒ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ†‚๐Ÿ…ด โ€”โ€”

      ๐๐„๐„๐‹๐€๐‡๐€ ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐’๐„
 โ€”โ€” ๐‰๐ข๐ฅ๐ข๐›๐ฒ๐š๐๐š ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐š๐๐ž ๐‚๐š๐ฌ๐ž. โ€”โ€”
 1. ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง.   2. ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐›๐จ๐ค๐จ๐ซ
 3. ๐‡๐š๐›๐š๐ซ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง     4. ๐‡๐š๐›๐š๐ซ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž
---------------------------------

      #๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐›๐จ๐ค๐จ๐ซ : ๐•Š๐•’๐••๐•–๐•ฉ ๐•๐•š๐•๐•š๐•“
1. Rees Siciid 2. Cabdalle 3. Barre
       #๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง. ๐•‹๐• ๐••๐• ๐•“๐•’ ๐•๐•š๐•๐•š๐•“
1. Reer Raagsaale 2. Bahabar Cabdulle 3. Idiris 4. Reer Xuseen 5. Reer Cawl 6.       7.
       #๐‡๐š๐›๐š๐ซ ๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง. ๐”ธ๐•—๐•’๐•ฃ ๐•๐•š๐•๐•š๐•“
1. Axamed Celli. 2. Maxamuud Celi 3. Cabdulle Celli 4. Oday Celi. (Celli =waa= Xeseen .
      #๐‡๐š๐›๐š๐ซ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž: ๐”ธ๐•—๐•’๐•ฃ ๐•๐•š๐•๐•š๐•“
1. Maris . 2. Aadan 3. Maxamed 4. Cismaan(Abrayn)

๐๐„๐„๐‹๐€๐‡๐€ ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐’๐„ waa curadka Beelaha Samaroon (Gadabuursi). Waana kuwa ugu deegaanka balaadhan uguna badan beelaha (Gadabursi) Samaroon, waxayna guud ahaan u kala baxaan ๐Ÿ7 ๐ช๐š๐›๐ข๐ข๐ฅ ๐š๐ฆ๐š ๐‘๐ž๐ž๐ซ๐จ๐จ๐ oo kala daga wadamada Somaliland ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ช Jabuuti ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ Itoobiya ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น iyo Soomaaliya๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด

๐‘บ๐’–๐’๐’…๐’‚๐’‚๐’ ๐‘บ๐’‚๐’Ž๐’‚๐’•๐’‚๐’“ ๐‘บ๐’–๐’๐’…๐’‚๐’‚๐’ ๐‘ฐ๐’ƒ๐’“๐’‚๐’‚๐’‰๐’Š๐’Ž ayaa ah Suldaanka Guud ee Beelaha Maxamed Case.(Sultan Samatar-III- Sultan#IV)(MC17).


 Taariikhda ๐๐„๐„๐‹๐€๐‡๐€ ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐’๐„
 ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ด๐Ÿ…ป๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ท๐Ÿ…ฐ ๐Ÿ…ผ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ†‡๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ผ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ณ ๐Ÿ…ฒ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ†‚๐Ÿ…ด 
       โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”

๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐’๐„ waa dad Soomaalida ka dhex tilmaaman oo caan ku ah ilbaxnimo duruqsan iyo aqoon diini iyo maadiba leh. Waa dad leh taariikh facwayn waana dadkii uu ka dhashay halgamaagii Soomaaliyeed ee ๐‡๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฆ๐š๐š ๐€๐ฑ๐ฆ๐ž๐ ๐†๐ฎ๐ซ๐š๐ฒ. Waa dad ahaan kasoo jeeda Saylac waana dadkii ๐๐จ๐ช๐จ๐ซ๐ญ๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐ข๐ข ๐€๐ƒ๐€๐‹. Waa horseedayaashii balwada fanka Soomalida ee ay kasoo jeedo AHN: ๐๐š๐๐ข๐ข๐ฃ๐š ๐๐š๐ฅ๐ฐ๐จ Qadiija Ciye Dharaar. Ganacsatadii waawaynayd ee ganacsiga soomaalida hormoodka u ahayd ee bariga Afrika ilaa Carabta 1. ๐‘ฟ๐’‚๐’‚๐’‹๐’Š ๐‘ฒ๐’‰๐’‚๐’š๐’“๐’† 2. ๐‘ฟ๐’‚๐’‚๐’‹๐’Š ๐‘ช๐’–๐’Ž๐’‚๐’“ ๐‘ฟ๐’Š๐’๐’…๐’Š๐’Š๐’… 3. ๐‘ฟ๐’‚๐’‚๐’‹๐’Š ๐‘ซ๐’Š๐’Š๐’…๐’…๐’†.

Beelaha ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐’๐„ waa dad geesinimo iyo gobonimo udirir ku caan ah. Waana dad ay saameeyeen dagaalo badan oo ay galeen xiligii Axmed Guray iyo dagaalo, godobo ay ka dhaxleen Boqortooyadii Adal. Sidoo kale, waa dadkii sida gaarka ah fool-ka-fool ula dagaalamay gumaysiyadii kala duwanaa ee Faransiiska iyo Ingiriiska ee kala haystay Jabuuti iyo Somaliland. Ugu dambayn waa dad ay si wayn u saameeyeen dagaaladii burburkii Dawladdii Soomaaliya.

๐ƒ๐€๐ƒ๐Š๐€ ๐”๐†๐” ๐‚๐€๐€๐๐’๐€๐ ๐๐„๐„๐‹๐€๐‡๐€ ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐’๐„

 1. Madaxwayne Cabdiraxmaan Saylici 
 2. AHN Madaxwayne Jaamac Saylici ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ Madaxwaynihii xoriyada kahor ee dalka Djibouti waana xildhibaankii u horeeyay ee kamidka noqday baarlamaanka Yurub
 3. Prof. Axmed Ismaaciil Samatar
 4. Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar
 5. Wasiir AHN Korneel Muuse Rabiile Good ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด 
 6. Wasiir AHN Jaamac Rabiile Good ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
 7. Gud Baarlamaan Axmed Dhimbiil (CASOOWE) ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด
 8. Korneel Sh. Cismaan Axmed (SHEEKH LEH)
 9. AHN Korneel Cismaan Ducaale
 10. AHN Maxamed Cabdi Dhimbiil Galbeedi
 11. AHN IDIRIS XASAN DIIRIYE
 12. Wasiir Cumar Cali Cabdilaahi 
 13. AHN Wasiir Dr. Xuseen Ceelaabe Faahiye
 14. Xaashi Cabdilaahi Orax (Xaashi Afwayne)
 15. AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar
 16. AHN Suldaan Ibraahim Jaamac Samatar
 17. AHN Xaaji Daahir Cilmi Ducaale
 18. AHN 
 19. Xildhban Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
 20. Suldaan Samatar Suldaan Ibraahim
 21. Kornayl Mako Jaamac Ordaaye
 22. kornayl Maxamed Cismaan Xudhuun
 23. DR. Cabdilaahi Xasan Jaamac (C/laahi Ruush)
 24. Wasiir Axmed Xaaji Daahir
 25. Wasiir Cali Xaamud Jibriil
 26. AHN Wasiir Dr Axmad Xasan Caafi
 27. AHN Wasiir Aadan Axmed Warsame
 28. Wasiir Shirwac 
 29. AHN Agaasime Xaashi Abiib
 30. 
____

Taariikh ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป,๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ฎ๐—น๐—ฒ & ๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐ฌ๐—ฎda La Soco โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”. โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”.

        Kala Baro Reeraha 
     ๐๐„๐„๐‹๐€๐‡๐€ ๐Œ๐€๐—๐€๐Œ๐„๐ƒ ๐‚๐€๐’๐„
      ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ท๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ† ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…พ๐Ÿ…บ๐Ÿ…พ๐Ÿ†
Beesha ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘ Bahabar Abokor Maxamed Case Makadoor (Gadabuursi)

BEESHA ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘
Beesha ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘ waa mid kamid ah Beelaha ugu waawayn ee Gadabuursi gaar ahaan beelaha Maxamed Case. Bahabar Abokor waa curadka Beelaha Maxamed Case, waana beesha saldanada u haysa Beelaha Maxamed Case ee ay kasoo jeedaan sadexda Suldaan ee kala dhaxlay saldanada Beelaha Maxamed Case:

AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar AHN Suldaan Ibraahi Jaamac Samatar Suldaan Samatar Suldaan Jaamac Samatar oo ah suldaanka guud ee imika ee Beelaha Maxamed Case.

Jilibyada Beelwaynta ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘ 1. Reer Siciid ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘ 2. Cabdalle ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘ 3. Barre ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘

Deegaanada Bahabar Abokor oo ah kuwo balaadhan kana kala tirsan wadamada Somaliland India ๐Ÿ‡ณ๐Ÿ‡ช Ethiopia ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น , Djibouti ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ iyo Somalia ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด . Waana beesha ay kasoo kala jeedaan sadexda Wasiir ee iyagoo ilma adeer ah isla mar iyo xili iskumid ah xilka wasiirnimo ka kala qabtay wadamada: 1. Abdirahman Bayle ๐Ÿ‡ธ๐Ÿ‡ด Somalia 2. Mohamed Soomaali ๐Ÿ‡ฉ๐Ÿ‡ฏ Djibouti 3. ๐Ÿ‡ช๐Ÿ‡น Ethiopia

Beesha Bahabar Abokor waa beesha ay kasoo jeedaan aqoonyahanada Soomaalida ugu caansan;

1. Prof Abdi Ismael Samatar 2. Prof Ahmed Ismael Samatar 3. Dr. Abdirahman Duale Bailleh 4. Dr. Abdullahi Hashi Abiib 5. Dr. Mohamed Soomali

๐ƒ๐€๐ƒ๐Š๐€ ๐”๐†๐” ๐‚๐€๐€๐๐’๐€๐ ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐€๐๐Ž๐Š๐Ž๐‘

1. AHN Suldaan Maxamed Jaamac Samatar 2. AHN Suldaan Ibraahi Jaamac Samatar 3. Suldaan Samatar Suldaan Jaamac Samatar oo ah suldaanka guud ee imika ee Beelaha Maxamed Case.

4. Prof Abdi Ismael Samatar 5. Prof Ahmed Ismael Samatar 6. Dr. Abdirahman Duale Bailleh 7. Dr. Abdullahi Hashi Abiib 8. Dr. Mohamed Soomali 9. AHN Korneel Abdullahi Adan Shirwac 10. AHN Ex-Wasiir Adan Ahmed Warsame 11. Ex-Wasiir Cawaale Shirwac Loodoon 12. 13. 14. Gaashaanle Sare Maxamed Cabdi 15. Jilaa/Fanaan ; Sayeeye (Kabshiishaa) 16. Fanaanada Ayaana Ahmed 17. Ibraahim Eagle (Media Manager) 18. Gaashaanle Sare Daahir Mawliid 19. Chief Caaqil Tukaale Ciise Kaal 20.



        Beesha ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง 
     ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ท๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ† ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ณ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฝ
          ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง         
Maxamed Case Makadoor (Gadabuursi)
Tixraac
https://so.wikipedia.org/wiki/Beesha_Bahabar_Aadan

๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง waa mid kamid ah Beelaha ugu waawayn Soomaalida. Gaar ahaan Beelaha Maxamed Case Gadabuursi ee (Dir). .

DIIN: Muslim 100% โ€” LUUQAD: Somali, Carabi, Oromo, Ingiriis & Amxaari
.
     ABTIRISIIN ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง
Bahabar Aadan > Maxamed Case > Makadoor > Sh. Maxamuud (Gadabuursi / Samaroon)
. Beelaha Bahabar Aadan dhalasho ahaan waxa la dhashay Labo Gabdhood iyo (3) Wiil (Beelood) oo ilma Maxamed Case ah oo kala ah: .

 1.Bahabar Aadan<|>Aadan Maxamed Case
 2.BahabarCeli)<|>Xuseen Maxamed Case 
 3.Habar Muuse)<|>Muuse Maxamed Case 
 4.BahabarAbokor<|>Abokor Maxamed Case 
       BEELAHA ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง
      ----------------------
Beelaha Bahabar Aadan waa (7) Beelood oo kala ah: 
1. Ree Raagsaale  2. Ree Cawl  3. Bahabar Cabdule  4. Bayabare  5. Ree Xuseen.     6.       7.

          DEEGAANADA 
      ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง
Beelaha Bahabar Aadan waxay degaan wadamada Geeska Africa 1. Somaliland (Somalia) 3. Itoobiya (Ethiopia) 4. Jabuuti (Djibouti).

        1.	SOMALILAND :
    -----------------------
A. (Maroodijeex) :- A1. Hargaysa A2. Gabiley A2. Wajaale A3. Xuushalay A4. Kalabaydh A5. Balayga Cas A6. Isha-Gudban A7. Laaca A8. ILmadado A9. Boocda A10. Galoolay A11. Buss A12. Mashruuca (Banka-Waasle) A13. Ceel-Bardaal A14. Buqdhada A15. Seemaal A16 Kaxda A17 A18
            B.	(AWDAL):-
B1. Boorama B2. Saylac B3. Ceel-sheekh B4. Lughaya B5. Baki B6. Siimoodi B7. Lowyacado B8. Qabri-Baxar B9. Tuurka B10. CaliXaydh B11.
           C. (SAAXIL)
A1. Bulaxaar A2. A3. A4. A5. A6
          2.	ETHIOPIA
C Kilinka Shanaad C. Jigjiga C1. Awbare C2 . Wajaale C3. Gobyaray C4. Lafaciise C5. Sheed-dheer C6. Mulacle C7. C8
       3. JABUUTI (Djibouti)
A. (Jabuuti) A. Jabuuti A2. Lowyacado A3 Xaafada lixaad A4 Xaafada Todobaad
        Deegaan Juquraafi
Beesha Bahabar Aadan ayaa deegaanadeedu ka kala kooban yihiin Ban-joog iyo Qorax Joog. Dhul xeebeed , Buuralay, Dhul Beereed, Dhul Ban oo kala ah Oogo iyo Nugaal. Bahabar Aadan waa dad xoolo dhaqato iyo Beeralay ah.

    Siyaasada Xukunka Dawladaha
Beesha Bahabar Aadan Beesha Bahabar Aadan ayaa inta badan haya hogaanka siyaasada oo majaraha u haya ama ka saamayn wayn ku leh oo ka muuqda dawladaha Soomaalida. Bahabar Aadan ayaa ah awoodihii ama tiirarkii ay ku dhisnayd iyo hogaanadii Boqortooyadii Adal (Adal Empire) boqortooyadii Cadal. Beesha Bahabar Aadan ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Bahabar Aadan waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case ku matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia, Djibouti iyo Ethiopia. Bahabar Aadan waa beesha badiyaa noqota Wasiirka beelaha Maxamed Case. Sidoo kale, waxay xildhibaano deegaan iyo wakiilo ku lee yihiin Awdal iyo Maroodijeex iyo Dalka Jabuuti.

            Dhaqaale
            ---------
Waa dad xoolo dhaqato Beeralay ah sidookale nolashooda ka kaba ganacsiyo yaryar, xoogaa ganacsi waawayn iyo shaqaalenimo.

 Dadka Caanka Ah ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐€๐š๐๐š๐ง
Gudoomiye Ku xigeenka Golaha Shacabka Soomaliya Xildhibaan Xildhibaan Axmed Dhimbiil Rooble (Casoowe)

Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland Cumar Cali Cabdilaahi

Wasiirka WASAARADDA Qorshaynta Jamhuuriyadda Somaliland Prof Axmed Xasan Caafi

Gudoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Soomaaliya Prof Casoowe Axmed Bare Dhimbiil

Wasiirka Wasaaradda Cadaalada Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Xasan Caafi

Waaiirka Wasaaradda Qorshaynta Iyo Horumarinta Qaranka Cumar Cali Cabdilaahi

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Ganacsiga, Warshadaha iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Somaliland Dr. Abddirashiid Axmed Guuleed Sumal.

Suldaanka Guud Ee Beelaha Gadabuursi Ee Dalka Itoobiya Suldaan Muuse Axmed

Suldaanka Guud Ee Beelaha Maxamed Case Ee Soomaliya (Koonfurta Somaliya) Suldaan Xuseen Nuur.


 1. Awoonyahan Dr. Cabdillaahi Xasan Jaamac (Moscow)
 2. Xildhibaan Axmed Rooble Dhimbiil (Casoowe)
 3. Xildhbaan Cali Obsiiye Diiriye (Cali Gabiley)
 4. AHN Wasiir Axmed Xasan Caafi
 5. Wasiir Cumar Cali Cabdilaahi 
 6. AHN Agaasime Dr. Cabdirashiid Axmed Guuleed ( Dr. Rashiid Sumal
 7. Jeneraal Taliye Siciid Xuseen Caynaan ( Sanyare)
 8. Ahn Jiif Caaqil Xaaji Cismaan Caynaan Nuur
 9. Fanaanada Aamina Cabdilaahi Xirsi
 10. Dr. Abdirahman Jama Hadi
 11.
 12.
 13.
 14.
 15.


        ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ท๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ† ๐Ÿ…ฒ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ป๐Ÿ…ธ
         ๐๐„๐„๐’๐‡๐€ ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐‚๐„๐‹๐ˆ
            (๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐—๐”๐’๐„๐„๐)
๐—๐ฎ๐ฌ๐ž๐ž๐ง ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐(๐‚๐š๐ฌ๐ž) ๐Œ๐š๐ค๐š๐๐จ๐จ๐ซ (๐†๐š๐๐š๐›๐ฎ๐ฎ๐ซ๐ฌ๐ข)
๐๐„๐„๐’๐‡๐€ ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐‚๐„๐‹๐ˆ waa mid kamid ah Beelaha ugu waawayn waana beelaha ugu deegaanka balaadhan ee degta wadamada ๐‘บ๐’๐’Ž๐’‚๐’๐’Š๐’๐’‚๐’๐’…, ๐‘ซ๐’‹๐’Š๐’ƒ๐’๐’–๐’•๐’Š ๐’Š๐’š๐’ ๐‘ฌ๐’•๐’‰๐’Š๐’๐’‘๐’Š๐’‚ waa dad leh xadaarad duruqsan waxaanay kasoo jeedaan ama deegaan rasmi ah oo ay aad ugu badan yihiin dhulkii ilbaxnimada ee ๐™Ž๐™–๐™ฎ๐™ก๐™–๐™˜, ๐™…๐™–๐™—๐™ช๐™ช๐™ฉ๐™ž ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™—๐™š๐™ก๐™š๐™™๐™ ๐™– ๐™–๐™ฆ๐™ค๐™ค๐™ฃ๐™ฉ๐™– ๐™š๐™š ๐˜ฝ๐™ค๐™ค๐™ง๐™–๐™ข๐™–. Waa boqoradii maamuli jiray ๐‘จ๐‘ซ๐‘จ๐‘ณ ๐‘ฌ๐‘ด๐‘ท๐‘ฐ๐‘น๐‘ฌ waana dadkii soomalida iyo geeskaba soo gaadhsiiyay diinta islaamka.

Waa dad hibo iyo hawlkarnimaba leh oo marwalba ka dhex muuqda muuqda dadka intooda kale oo marwalba bulshada hogaamiya, marka laga yimaado boqortooyadii Adal, waxa beesha Bahabar Celi ka dhashay ama kasoo jeeda ๐‘ฑ๐’‚๐’‚๐’Ž๐’‚๐’„ ๐‘บ๐’‚๐’š๐’๐’Š๐’„๐’Š ๐’๐’ ๐’‚๐’‰ ๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’‚๐’š๐’๐’Š๐’‰๐’Š๐’Š ๐’– ๐’‰๐’๐’“๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐’†๐’† ๐’…๐’‚๐’˜๐’๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ซ๐’‹๐’Š๐’ƒ๐’๐’–๐’•๐’Š ๐’˜๐’‚๐’‚๐’๐’‚ ๐’™๐’Š๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’Š๐’Š ๐’– ๐’‰๐’๐’“๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐’†๐’† ๐’”๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š ๐’‚๐’‰ ๐’†๐’† ๐’™๐’–๐’ƒ๐’Š๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’๐’๐’’๐’…๐’‚ ๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’“๐’๐’‚๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’€๐’–๐’“๐’–๐’ƒ. Ilaa xiligan la joogo xaga hogaaminta waa dad xilka u sareeya ka haya Dawladda Somaliland oo waxa isna beesha kasoo jeeda ๐˜พ๐™–๐™—๐™™๐™ž๐™ง๐™–๐™ญ๐™ข๐™–๐™ฃ ๐™Ž๐™–๐™ฎ๐™ก๐™ž๐™˜๐™ž ๐™ค๐™ค ๐™–๐™ ๐™ข๐™–๐™™๐™–๐™ญ๐™ฌ๐™–๐™ฎ๐™ฃ๐™š ๐™†๐™ช ๐™“๐™ž๐™œ๐™š๐™š๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™…๐™Ž๐™‡ ๐™ค๐™ค ๐™ ๐™ช ๐™ฉ๐™ž๐™ก๐™ข๐™–๐™–๐™ข๐™–๐™ฃ ๐™ฉ๐™ž๐™ž๐™ง ๐™ฆ๐™–๐™ง๐™–๐™ฃ๐™ž๐™ข๐™–๐™™๐™– ๐™Ž๐™ค๐™ข๐™–๐™ก๐™ž๐™ก๐™–๐™ฃ๐™™ ๐™–๐™ฎ ๐™ ๐™ช ๐™ฉ๐™–๐™–๐™œ๐™–๐™ฃ ๐™ฉ๐™–๐™๐™–๐™ฎ ๐™ค๐™ค ๐™ข๐™–๐™ง๐™ญ๐™–๐™ก๐™–๐™™๐™ค ๐™—๐™–๐™™๐™–๐™ฃ ๐™ค๐™ค ๐™–๐™™๐™–๐™œ ๐™™๐™–๐™ก๐™ ๐™– ๐™ ๐™– ๐™จ๐™–๐™–๐™ง๐™–๐™ฎ ๐™˜๐™–๐™–๐™ฃ ๐™ฃ๐™– ๐™ ๐™ช ๐™–๐™ ๐™˜๐™–๐™™๐™–๐™–๐™ก๐™–๐™™ ๐™ž๐™ฎ๐™ค ๐™ข๐™–๐™–๐™ข๐™ช๐™ก ๐™ฌ๐™–๐™ฃ๐™–๐™–๐™œ.



 ๐‰๐ˆ๐‹๐ˆ๐๐˜๐€๐ƒ๐€ ๐๐„๐„๐‹๐–๐€๐˜๐๐“๐€ ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐‚๐„๐‹๐ˆ

1. Axamed Celli. 2. Maxamuud Celi 3. Cabdulle Celli 4. Oday Celi. (Celli =waa= Xeseen oo waa naanays (Bahabar Celi) balse magaca saxda ahi waa ๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐—๐”๐’๐„๐„๐ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ ๐‚๐š๐ฌ๐ž

 ๐ƒ๐„๐„๐†๐€๐€๐๐€๐ƒ๐€ ๐๐„๐„๐‹๐€๐‡๐€ ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐‚๐„๐‹๐ˆ.
1.Boorama 2. Saylac 3. Boon 4. Xariirad 5. Gargooray 6. Fiqi-Aadan 7. Sh Awaare 8. Libaaxlay 8. Jidhi 9. Cabdiqaadir 10. Toqoshi 

       ๐ƒ๐€๐ƒ๐Š๐€ ๐‚๐€๐€๐๐Š๐€ ๐€๐‡ ๐„๐„ 
            ๐๐€๐‡๐€๐๐€๐‘ ๐‚๐„๐‹๐ˆ
 1. ๐˜พ๐™–๐™—๐™™๐™ž๐™ง๐™–๐™ญ๐™ข๐™–๐™ฃ ๐™Ž๐™–๐™ฎ๐™ก๐™ž๐™˜๐™ž ๐™ค๐™ค ๐™–๐™ ๐™ข๐™–๐™™๐™–๐™ญ๐™ฌ๐™–๐™ฎ๐™ฃ๐™š ๐™†๐™ช ๐™“๐™ž๐™œ๐™š๐™š๐™ฃ๐™ ๐™– ๐™…๐™Ž๐™‡ 
 2. ๐‘ฑ๐’‚๐’‚๐’Ž๐’‚๐’„ ๐‘บ๐’‚๐’š๐’๐’Š๐’„๐’Š ๐’๐’ ๐’‚๐’‰ ๐’Ž๐’‚๐’…๐’‚๐’™๐’˜๐’‚๐’š๐’๐’Š๐’‰๐’Š๐’Š ๐’– ๐’‰๐’๐’“๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐’†๐’† ๐’…๐’‚๐’˜๐’๐’‚๐’…๐’…๐’‚ ๐‘ซ๐’‹๐’Š๐’ƒ๐’๐’–๐’•๐’Š ๐’˜๐’‚๐’‚๐’๐’‚ ๐’™๐’Š๐’๐’…๐’‰๐’Š๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’Š๐’Š ๐’– ๐’‰๐’๐’“๐’†๐’†๐’š๐’‚๐’š ๐’†๐’† ๐’”๐’๐’๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Š ๐’‚๐’‰ ๐’†๐’† ๐’™๐’–๐’ƒ๐’Š๐’ ๐’Œ๐’‚ ๐’๐’๐’’๐’…๐’‚ ๐’ƒ๐’‚๐’‚๐’“๐’๐’‚๐’Ž๐’‚๐’‚๐’๐’Œ๐’‚ ๐’€๐’–๐’“๐’–๐’ƒ.
 3. Xasan Xadi Qayaad
 4. Jeneral Cumar Cabdilaahi Hande (Shimbir)
 5. Fanaanad Qadiija Ciye Dharaar
 6. Jiif Caaqil Ciye Dharaar
 7. Suldaan Faahiye Nuur Haad
 8. Fanaan Nuur Daalacay
 9. aqoonyahan Maxmuud Cabdi Rooble
 10. AHN Xildhbaan Cumar Nuur Rooble (Aare)
 11. AHN Abwaan Axmed Siciid Diiriye Afgudhiye
 12. Fanaanadii Faadumo Xuseen Barkhadle
 13. AHN  Ganacsade Xaaji Diide
 14. AHN Xaaji Diide
 15. AHN Xaaji Kuul

          ๐๐ž๐ž๐ฌ๐ก๐š ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐ 
  ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ด๐Ÿ†‚๐Ÿ…ท๐Ÿ…ฐ ๐Ÿ†๐Ÿ…ด๐Ÿ…ด๐Ÿ† ๐Ÿ…ผ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ†‡๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ผ๐Ÿ…ด๐Ÿ…ณ
1. Cabdalle Maxamed iyo Muuse Maxamed.

 Jilibyadda ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐žd  โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”-
Beelaha Reer Maxamed waxa ay ka koobantahay Todoba jilib

1. Reer Aadan 2. Reer Cabdulle 3. Reer Axmed Cigaal 4. Dhagood 5. Horkameer 6. Galaalwayn 7. Gadhadhwayn

        Deegaanada ๐‘๐ž๐ž๐ซ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐ฆ๐ž๐
waxay deegaan ahaan deganyihiin dooxada Dibirawayn, degmada Baki, Xooray,Carawayne, Afcas, Xamarta, Cali xaydh, Bus, Bacado, Buurta Siimoodi, Xamarta, Dur-Dur cad, kalabaydh, Hadh-wanaag, Sambabka cas, deegaanka degmada Borama ee Xarunta gobolka Awdal iyo dalka Djibouti Beesha Reer Maxamed waxa ay ka tirsantahay Beelaha Habar Muuse waxaana ay guud ahaan hoostegtaa Beelaha Maxamed Case Makadoor Siciid Daauud Gadabuursi.

Waan qabiilka ugu badan Beelaha maxamed case, Reer Maxamed waa dadka ilbax ahaan ugu horeeya dadka Soomaalida taasi waxa kuu cadaynaysa: Marka la jooga qurbaha ama dalka dibadiisa in xifiisyada iyo meelaha shaqooyinka muhiimka ahi ka socdaan dadka kaliya ee aad ku arkaysaa ay yihiin dad ka soo jeeda Beesha Reer Maxamed, markaas taasi waxa ay ku tusinaysaa inay yihiin dad leh xadaarad iyo ilbaxnimo soo jireen ah. Reer maxamed waa dad lagu yaqaano geesinimo iyo raganimo

Beesha Reer Maxamed waa Beelaha hogaanka siyaasadeed maamul majaraha u haya dawladaha Soomaalida. Beesha Reer Maxamed ayaa ilaa wakhtigan saamayn wayn kuleh ama u taliya siyaasada dawladaha Geeska ama dawladaha Soomaalida. Siyaasiyiinta Reer Maxamed waa kuwa badiyaa Beelaha Gadabuursi ama Maxamed Case u matala kuraasta saami siyaasadeed ee Somaliland, Somalia iyo Djibouti. Beesha Reer Maxamed waxay caan ku tahay nabada iyo horumarka. Tan iyo ilaa heshiisyadii lagu dhisay maamulka Soomaaliland ayay beeshu martigelin, taageero, dhexdhexaadin iyo tusaalayn ku wadan bulshada ku dhaqan deegaanadaasi. Waxaa intaas dheer oo beesha Reer Maxamed lagu yaqaanaa horumarinta iyo dhiirigelinta waxbarashada, caafimaadka, aqoonta iyo cilmiga.

Waxa kale oo ay beeshu leedahay cuqaal iyo odayo dhaqameed caan ah oo laga yaqaano inta Somalidu ay degto.


         ๐ƒ๐š๐๐ค๐š ๐”๐ ๐ฎ ๐‚๐š๐š๐ง๐ฌ๐š๐ง
1. Suldaanka Guud ee beelaha reer Maxamed waaa suldaan sheekh Ibraahim Cabdi Riiraash.

2. Cheif Caaqil Cali Cilmi

3. Xaaji Daahir Awcilmi

4. Barkhad Cumar Xaaji Khayre.

5.Jiif caaqil Barkhad cilmi xirsi Xaaji lacagdoon

6.Caaqil Cali Bile Suldaan

7.Caaqil Faarax Geedi Cali

8.Caaqil Cabdi Axmed Dhidar

9.Maxamed Cabdi Gaafane

10.Nuur Maxamuud

11.Cilmi Xirsi Xaaji lacagdoon

12.C/risaq Adan Ahmed

XAGA SIYAASADA:

Reer Maxamed waxa ka dhashay siyaasiyiin badan waxana kamid ahaa:

1.Ex cali xaamud jibriil

2.Ex Axmed xaaji daahir aw cilmi

3.kornayl Mako jaamac (Ordaaye) xuseen

4.Ahmed Adan Ahmed Buuhane (current minster of Planning Somaliland).


Wax ka baro:

              ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž
        ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ท๐Ÿ…ฐ๐Ÿ…ฑ๐Ÿ…ฐ๐Ÿ† ๐Ÿ…ผ๐Ÿ†„๐Ÿ†„๐Ÿ†‚๐Ÿ…ด
   ๐Ÿญ. ๐— ๐—ฎ๐—ฟ๐—ถ๐˜€ ๐— ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฒ ๐—œ๐˜†๐—ผ ๐Ÿฎ. ๐—”๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ๐—ป ๐— ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฒ

  Jilibyada ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž

Bahabar Muuse waa dad leh xadaarad duruqsan  oo asal ahaan kasoo jeeda xeebaha Gobalka Awdal iyo dalka Jabuuti. Waa mid kamia Beelaha ugu badan Gadabuursi waana dad caan ku ah Gobanimo iyo geesinimo. Waa gob la dhaqan leh waana dad geesiyaal ah oo qaadan wax aan u qalmin kana dirira quudhsiga .

Bahabar Muuse waa dadka wakhtigii ugu badnaa hogaaminayay ama Beelaha Gadabuursi ku metelayay xaga siyaasada. 
 
         Deegaanada ๐๐š๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐Œ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ž
Bahabr Muuse asal ahaan waxay kasoo jeedaan heebaha galbeed ee Bulaxaar, Ceel-Sheekh, Lughaya Cabdi Geedi, Saylac ilaa Jabuuti iyo Boorama. Baki, Gargaara, Geerisa, Cali xaydh, Caada, Garaaca, Hulka, Agabar Waa beesha ugu badan ee lagu tilmaamo qurba-joognimo ama waa dad aad u dhoofay oo saamayn ku leh qurbaha Sidoo kale, talada beeshu ay in badan ku tiirsan tahay qurbaha.

     ๐——๐—ฎ๐—ฑ๐—ธ๐—ฎ ๐—จ๐—ด๐˜‚ ๐—–๐—ฎ๐—ฎ๐—ป๐˜€๐—ฎ๐—ป ๐—•๐—ฎ๐—ต๐—ฎ๐—ฏ๐—ฎ๐—ฟ ๐— ๐˜‚๐˜‚๐˜€๐—ฒ

 1. AHN KORNEEL / Wasiir Muuse Rabiile Good
 2. AHN KORNEEL / Wasiir Jaamac Rabiile  Good
 3. AHN . Boqor Xaaji Cali Bilaal boqorkii beelaha Gadabuursi kadib burburkii nidaamkii dhaqan ee Ugaasnimada 
 4. AHN Ganacsade Xaaji Kaboode
 5. AHN 
 6. Sareeye Guuto Maxamed Cismaan Xudhuun janankii Ciidanka Askuubta Somaliland.
 7. Wasiir Siciid Axmed Jibriil (Ina Isqawrac)
 8. Xildhibaan Cabdi Gaagaale
 9. AHN Wasiir Cabdilaahi Qawdhan
 10. Suldaan Abshir Muuse Ducaale
 11. Gaashaanle Sare Haaruun Siciid Cali
 12. Ganacsade Nuux Daahir Camuud
 13.
 14.
 15.

๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐——๐—ต๐—ฎ๐—พ๐—ฎ๐—ป โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”


๐“๐š๐š๐ซ๐ข๐ข๐ค๐ก ๐—ฆ๐—ถ๐˜†๐—ฎ๐—ฎ๐ฌ๐—ฎ๐—ฑ โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”โ€”