Revision 91266 of "Biyakulule" on sowikiBiyo kulule waa xaafad ku taala magaalada boosaaso cidii maqashay ayaa taqaan, biyokulule waxay kamid tahay xaafadaha ugu caansan ee magaalada boosaaso, xaafada gudeheeda hadii aanu gudo galno waxaa ku yaala saldhig ciidan oo dadka lagu xiro, dadka kibirkoodu barto ayaa lagu edbiyaa, boyi kulule waa xaafad ay afarta gees kaga yaaliin masaajido. marka aad taagantahay saldhiga hortiisa wadada marta toos waxa ay kuu gaynaysaa bada quruxda badan ee boosaaso cidii joogi jirtay ayaa xasuusata.
mideeda kale xaafada waxay leedahay dumaako badan oo aad u qiimo fiican.
xaafadu malahan wax shaleemo ah sababtoo ah ciyaalka kasoo baxa xaafadaas waa ciyaal aad aqlaaq u leh oo diinta ku fiican.
This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|