Revision 91375 of "Cidagale" on sowikiCidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale == Sidaan ee u kala baxdaa cidigale 1.Maxamed Dauuud 2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal 3.Aradaga baha dhamal=hassan iyo liban iyo dhamal yaryar 4.Aradaga Danwadago=Yonis iyo bahdaylo 5.Aradaga Gashanbuur=reer buurale+reer roble=Reer xamud+reer Ergin+reer Wagar+reer muse 6.Aradaga Abdi Ciise=reer gulled+reer adan+reer cawaad+reer abdi bari 7.Aradaga Abokor Muse=adan abokor+hassan adan+reer caawl 8.Aradaga baha dhugsi=Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise Daud, Garxajis, Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale ama Ciidangale) waa beelaha ugu waaweyn oo ka baxdo qabiilka isaaq.Cidagale waxoo nus ka degaa magaalada [[Hargeysa]], iyo koonfurta gobolka [[Woqooyi Galbeed]] dhinaca maamul ee [[Somaliland]], waana laf ka mid ah qabiilka isaaq.Meelaha kale ee degaan waxaa ka mid ah gobolada bariga [[Itoobiya]] ee [[Haud]].Waxee wada degaan magaalada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]] iyo [[Awrbarkhadle]].Iyo waxaa aad uugu badanyihiin [[Rabaso]] iyo xereda liiban oo ahaan jirtay xero ee laheed jabhadii SNM ka hor baligubadleh. waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], Markii hore waxaa loo yaqaanay Harer. Beesha Reer Guled oo ka baxdo Eidagalaha Isaaq waxee lahaayeen "Suldaano" ( Boqortooyo ). Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah Abdi Gahayr,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceel oo u qabay shacabka soomaalida, waxoo ka dhashtay Cidigale.Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya oo heesto fardo badan ee ku dagaalamaan, waxeena ku quudi jireen caanaha [[Category:Isaaq]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=91375.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|