Revision 91394 of "Biyakulule" on sowiki'''Biyo kulule''' waa xaafad ku taala magaalada boosaaso, waxay kamid tahay xaafadaha ugu caansan ee magaalada boosaaso,waa xaafad ay afarta gees kaga yaaliin masaajido. Waxaa ku yaalo saldhig oo hortiisa maro waddo toos kuu gaynaysa bada quruxda badan ee boosaaso.Xaafada waxay leedahay meelo badan oo laga ganacsado, sida dukaamada.Xaafadaan malahan wax shaleemo ah sababtoo ah waxaa laga bartaa diinta.
[[Category:Xaafadaha Degmada Boosaaso]]
This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|