Revision 91573 of "Carab Saalax" on sowiki

'''Carab Saalax''', ([[carabic]] عرب صالح), ([[ Ingiriis arab saleh), waa qabiil soomaaliyeed,oo ah beel kamid ah beelaha harti<daarood>. wana beesha u magaca dheer marka laga hadlayo ilbaxnimada iyo ganacsiga somaliya. beeshu waxay kaloo taarikh dheer ku leeyihiin ladagalamkii gumeystihi taliyaniga ee wadanka haystay. wana beel lagu yaqano nabada, dariswanaga,xiriirka wanagsan ee kala dhaxeyo somalida kale. marka laga hadlayo dhaqashada xoolaha,beesha waxay caan ku yihiin dhaqashada geela iyo ariga,lo'da iyo fardaha.  Carab saalax waxay  degaan, deegaanada [[Puntland]], [[Galmudug]], [[Somaliland]],jubada hoose < kismaayo >. waxayna dhiig,dhaqan,dhalasho wadaagaan qabaa'ilka ku abtirsada puntland state of somalia. Carab saalax boqolaal sano kahor waxay ganacsi isugu socon jireen soomaaliya iyo wadamada carabta oo dhan. Waana dad ganacsato ahaan jiray ahna ilaa iyo hada oo isku xiray soomaaliya iyo wadamada carabta iyo wadamada bariga iyo bartamaha afrika.











[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]