Revision 91688 of "Habar Jeclo" on sowiki

'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Waxaa kale oo ay beeshu dagtaan deegaan aad u balaadhan oo ka mid ah Sone 5 ee itoobiya ama Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya sidoo kale beeshu waxay ay deegaan balaadhan ku leedahay NDF ama Dulka Somalida Kenya.

Magaca Habar jeclo lama yidhahdo beel kaliya lakiin waa beelo badan oo gaashaanbuur ah kuwaas oo ku midoobay magaca habarjcelo waxaa luga qiyaasaa in ay yihiin tiro ahaan dadka habarjeclo 50% dadka Isaaqa ah waana qabiilada ugu Maaliyada iyo Siyaasada badan Isaaqa. tusaale ahaan markii Igriiska xoriyada laga soo qaadanayay waxaa ugu horeeyay oo saxeexa la gaadhay igriiska wuxu ahaa Prof Maykal Maryama, markii dowladii Siyaad barre wadanka qabsatayna dhamaan siyaasiyiintii Isaaqa u matalayay dowladaasi waxay ahayeen habarjeclo marka laga rabeemo midhadh faro ku tiris ah, waxaana laga xusi karaa. Madaxweyne kuxigeenkii Soomaaliya General Ismaciil Cali Abokor kana mid ahaa 5ta golaha sare ee kacaanka sidoo kale waxaa ka mid ahaa  Kornaylkii caanka ahaa ee Kornayl Axmed Xasan Muuse iyo waliba wasiirkii ugu horeeyay ee qorshaynta oo ahaa Axmed Siilaanyo. kii waxbarasha Saleeban Gaal Ganankii ciidamada Badda Adan Waqaf.

==Waxay u kala baaxan sidan == 

=== Habarjeclo, Muuse Sh.Isxaaq Binu Axmed (Abokor Jibriil iyo  Cumar Jibriil)===                                                                                                                                   
*  Jibriil Muse 
** Cumar Jibriil
*** Beeda
*** Isxaaq
**** Cali
**** Ayuun
**** Uurkuraag 

** Abokor Jibriil
***Mohamed Abokor
**** Adan Maxamed (Aadan Madoobe)
**** Yeesif Maxamed (Yeesif)
**** Nuux Maxamed
***** Cabdalle 
****** Cabdulle
******* Abokor Cabdulle (Solomadow) 
******** Ugaadh
********Samatar
********Roobsuge
*******Hassan Abdulle (Solomadow)
******** Allamagan
********Gedi
********Barerdod
*******Barre Abdulle (Solomadow) 
********Kul Barre
********Ahmed Barre
********Samatar Barre
********Nabad Barre (Reer Nabad)
*********Abane Nabad
*********Yabal Nabad
*********Ismail Nabad
**********Gedi
**********Ciise(Reer Ciise)
*********Faatax Nabad
**********Maxamed Faatax
**********Yuusuf Faatax
**********Muuse Faatax
***********Cadaawe Muuse
*********Eigal Nabad
**********Mohammed Eigal
**********Ali Eigal
***********Gedi Ali
***********Jibril Ali
***********Khayre Ali
***********Shirwac Ali (Rfeer Shirwac)
************reer Diiriye
************reer Faarah
******* Allamagan Cabdulle
*******Xussen Cabdulle
*******'Faraax Cabdulle
********Faahiye Faarax
********Bayle Faarax
********Daahir Faarax (Reer Daahir)
*********Nuux Daahir
*********Guled Dahir
*********Barreh Dahir
*********Kalil Dahir
*********Axmed Dahir
*********Cigaal Dahir
*********Xassan Dahir
*********Omar Dahir
**********Collow Cumar
**********Kalil Omar
**********Ali Omar
**********Abokor Omar
**********Mohammed Omar
**********Guled Omar
**********Ismail Omar
***********Yusuf Ismail (Reer Yuusuf)
************Muse Yuusuf
************Xassan Yuusuf
************Samatar Yuusuf
************Aaden Yuusuf
********Axmed Faarax
*********Rooble Axmed
*********Abtidoon Axmed
*********Xildiid Axmed
**********Cabdi Xildiid
***********Guuleed Cabdi
***********Maxamed Cabdi
***********Cali Cabdi
*********Xaad Axmed
*********Abokor Axmed
***********Cabdi Abokork
***********Cali Abokor
***********Cumar Abokor
*********Biniin Axmed
*********Saalax Axmed                                                                                                        
*********Mohamed Ahmed
**********Rage Maxamed
**********Badeed Maxamed
**********Collow Maxamed
**********Buraale Maxamed
**********Jibriil maxamed
***Muse Abokor
**** Uduruxmiin Muse
***** Cumar Uduruxmiin
***** Cali Uduruxmiin
**** Idiriis Muse
**** Cabdiraxmaan Muse
***** Cismaan Cabdiraxmaan
***** Cabdille Cabdiraxmaan
*****Yoonis Cabdiraxmaan(Reer Yoonis)
******Mohamed Yonis
******Isman Yonis
*******Barre Isman
*******Mohamed Isman
********Ali Mohamed
********Wais Mohamed (Baaleh)
*********Afi baaleh
*********Elmi Baaleh
*********Muse Baaleh
*********Samatar Baaleh
*****Barre Cabdiraxmaan
****** Maxamed Barre
******Cali Barre
****** Yoonis Barre
*******Burale Yonis
*******Beede Yonis
********Samatar beede (Ba Sanbur)
********Wadoh Beede (Ba Sanbur)
********Eidle Beede (Ba Jibrahil)
********Farah Beede (Ba jibrahil)
********Eidle Farah (Reer Edle)
***************1:Osman Edle (Abdi Osman,samater,eigal,bafad,abdule Osman...) 
***************2:Mohamoud Edle (farah mohamoud,hamud,mohamed...)
***************3:Abdi Edle (mohamoud abdi,yusuf abdi,mohamed abdi....)
***************4:Farah Edle(reer araale) (farah....)
***************5:reer bayle (farah.......)
***************6:mohamed edle
***************7:ali Edle
***************8:Husein Edle
***************9:Guled Edle 
**********Baho Farah
**********Ahmed Farah
**********Ali Farah
*********Abdille farah

***Samane Abokor
**** Cabdulle Samane
***** Ismaaciil Cabdulle
****** Yuusuf Ismaaciil
********* Muuse Yuusuf
************ Dhaaweed Muuse 
***************Digaale Dhaweed
****************** Adan Digaale
****************** Wacays Digaale
********************** Cali Wacays
********************** Ciise Wacays 
********************** Maxamed Wacays
************ Xaamud Muse
****** Aaden Ismaciil
********* Caraale Adan 
********* Cigaal Adan
**** Muse Samane
**** Xirsi Samane

Mohamed Sh.Isxaaq (Cibraan) ===
*Abdalle
**Reer hagaa
**Reer Xarbi
**Abdalle Roble
*Ciise
*Cigale
**Said
***Osman
****Muse
*****Hassan
******Ahmed
******Ali
******Omar

=== Habarjeclo, Ibrahim Sh.Isxaaq (Sanbuur) ===

*Ali
*Abdulle
*Siyad
*Rageh
*Ise
*Idris
*Bahnan
*Jibril
*Ahmed
*Ali
Adan

=== Habarjeclo, Maxamed Shiikh Isxaaq (Cibraan) ===

*Yoonis 
*Maxamad 
*Ciise 
*Muuse 
*Cabdi 
*Xuseen 
*Xassan 
*Abokor 
*Axmad 
*Sahal 
*Kaliil 
*Xildiid 
*Xaad 
*Xassan 
*Cali 
*Cabdulle 
*Xildiid 
*Samatar 
*Aadan 
*Cali 
*Hagar 
*Cabdi 
*Siciid 
*Cali 
*Sahal 
*Aadan 
*Yoonis 

=== Habarjeclo, Axmed Sh.Isxaaq (Toljeclo) ===


==Dad caana oo kasoo jeeda Habarjeclo[==

*  Axmed Maxamed Maxamuud [[Siilaanyo]] Madaxwaynaha [[Somaliland]] 
*  Muj Saleban Mahamoud Adan [[ Gudoomiyaha Golaga Guurtida, Somalilnad]
*  Axmed Kayse Ducaale. [[ wariiskii beeraha ee talyaaniga dhulka ka qaaday]
*  Ismacil Cali Abokor {[ Madaxwayne Ku xigeenkii soomaliya}
*  Suldaan Cabdillahi Sulaan Ali    { suldaankii guud ee habrjeclo]
*  Suldaan Maxamoud Guuleed Mire    { suldaanka 2aad eehabrjeclo] waana Caalim diinta Islamka aad u yaqaana.
*  Sheikh Ali Warsame Osman {sheikhulbaledka Ahaana Gumooyihii Alitixaadka Som 
*  Shiikh Bashiir *Shiikh caana oo ka qaybqaatay xoraytii iyo kicintii Gubaystaha Igriiska*
*  Faarax Oomaar * Siyaasi iyo aqoonyahan caana oo caan ku ahaa la dagaalanka jahliga iyo gumaysi la dirirka
*  Alhaaji Cabdi cawed *Indhadeero* [gasacsade caan ka ahaa dhulka somalia oo dhan]dead ahnx
*  Faarax Xarbi*ahrx* ganacsade caana iminka caruurtiisii sii wadaan ganacsiga
*  Xaaji Muuse Galaal aqoonyahan caana ahaana ninkii dajiyaya qorista af Somaliga 1970s
* [[Maxamed Ibraahim Warsame]] Abwaanka Koobaad ee Somalilada
* [[Maxamed Siciid Ducaale]] Mulkiilaha Shirkada [[Dahabshiil]]
* [[Saynab Cige]] Fanaand caana
* [[Adan maxamed Mire]] (waqaf) Wasiir hore Somaliland
* [[Cabdi Jibaar]] Fanaan Caana
* [[Abdirahim Ali Mahamoud ]] Aqoonyahan
*  Coach Jama Mohamud Aden (Karaiin) tababaraha oradada qatar
*  Salaan Carabay Abwaan aad u geesiya isaga oo curiyay gabayo badan oo dagaal iyo nabadba ka hadlaya.
*  Faarax Laanjeer Abwaan laga dhaxlay xigamad iyo gabayo murti leh.
*  Ina sanweyned mooge liiban Qariin iyo Xaakin caan ku ahaa in uu ilaaliyo cadaalada isaga oo aan laga laga caban garta u gooyo.
*  Maxamed Nuur FadalAbwaan aad u caana isaga oo curiyay gabayo badan oo xigmadi ku dheehantahay
*  Inj Cabdifatax Cali  aqoonyahay kana mid ah siyaasiyiinta SL iminka ka mid ah injineerada shirkada ugu weyn ee samaysa qalabka Badaha http://selstad.no/
*  Cabdillahi Maxamed Ducaale wasiirkii arimaha debada Somaliland iminka ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha South Sudan.

[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]