Revision 91774 of "Gaaljecel" on sowikiGaaljecel waa beel ka mid ah beelaha ugu waa wayn Soomaalidya Islamarkaasina ah Beelaha Ugu tunka Weyn Hawiye , kaasoo ku Abtirsada Gardheere Samaale (oo ah curadkii Samaale)
GARDHEERE SAMAALE (oo ahaa Curadkii Samaale)waxaa ka farcamay:
*Garjante Gardheere
*Riyale Garjante
*Mataan Riyaale, oo isna dhalay (SARANSOOR MATAAN).
Saransoorna waxaa ka farcamay afar qabiil oo kala ah
*GAALJECEL SARANSOOR
*Dagoodiye Saransoor
*Ciise Saransoor
*Masarre Saransoor
'''
gaaljecel'''
.barsane
.sooraanle
.doqondiide
.doorwaaq
.abtisame
.lahube
.caloofi
.makaahiil
Hadaba hadii aynu gaaljecel u abtirino waxay noqonaysa sidan:(Gaaljecel, Saransoor,mataan, Gardheere Samaale)
Beelweynta '''Gaaljecel''' waxay dagaan laga soo bilaabo Hiiraan ,Shabeellaha Dhexe,
Shabeellaha Hoose,Jubadda Dhexe iyo Jubadda Hoose. sidoo kale waxey degaan Itoobiya & Kenya
waxeyna caan ku yihiin wax soo saarka Dalka sida Xoolo dhaqato, Beeraley iyo Ganacsiga kala duwan, khaasatan Hodan ayeey ku yihiin Geela. waxey Somalida ugu yeertaa ( Gaaljecel guuroow dagoow Geelana ma coowriyoow) Taaso micnaheedu tahay iney yihiin Beesha ugu Geela badan umada [[Soomaali]]yeed
Waa Dad Asal u leh Nabadda, Deris wanaaga iyo Martisoorka.
== Taariikh ==
Qaar Ka Mid Ah Dadka Ugu Caansan Beesha Gaaljecel ee Saransoor
[[Sheikh Hassan Barsane]] Waa Halgamaagii weynaa ee ka hortagay ciidanka xabashida iyo talyaaniga
waxaa lagu xasuustaa inuu Gumeestihii Talyaaniga ku yiri, Markii warqadii Jawaabta celinta aheyd uu diraayey wuxuu hadalka ku bilaabey, Bisinka kadib, Aniga way isoo gaartey warqadaadii waana fahmey waxa eey ka koobneed oo dhan, Laakiin waa qasab inaan ku Ogaysiiyo inaan anagu adeeci doonin awaamirtaada iyo inaan ku biiri (kamidnoqon) doonin ururkaaga.
Dowladiina sharci u gooni ah ayeey leedahey Anagana midlamid ah ayaanu leenahey, Mana aqbaleyno sharci aanan keena ahayn, Sharcigenuna waa sharciga Allah iyo Nabigiisa Muxammed (SCW). Anagu lama mid nihin dadka kale, Qof anaga naga mid ahna laguma qorin '''"Zaptie" (Quwada ama Awooda Gumeeysiga),''' Mana dhici doonto!!!
Hadii aad dhulkeena u timaado si aad noola dagaalanto, Anaga waan kula dagaalami doonaa hab kasta iyo xeelad kastaba. Aduunkan waa mid kudhow dhamaad waxa ka harey ayaaba aad u yar. Mana dooneyno inaan ku nagaadno (joogno) Dunidaan, waxaana nooga roon inaan dhimano anaga oo difaacaneyna Sharcigeena.
Allah u naxriisto amiin amiin.
Sidoo Kale Gaaljecel waxa Ku jiro Rag Islaamka garabkiisa ahadeen Xiliyadii Kacdoonka Ee Maxaakimta Islaamiga ahaa Iyadoo ay La dagalameen Ciidamadii xabashida iyo Daba dhilifyadii somaliida ee Gobalka Hiiraan dagaaladii 2012 oo dad badani ku dhinteen Waxa alifay abwaan suldaan garyare .
Gabay Laga Tiriyay Goobihii Dagaalka ayaa ahaa sidan.
'''
*Gob waxaad ku tahay waa inaad diin gargaartaaye
*Goortay dhibaatadu jirtoo gacalku kuu baahdo
*Giiryaale fulay iyo nin xuni ways gadaal dhigiye
*Geesiga muhiim ka ah ayaa taagan garabkaagee
*Sida Gaaljeceloo kalay gobi u faantaaye
*Iyagaa gargaaroo sharciga taagan garabkiisee
*Gaaljecel Ilaahow libsii geesteena weeyaane'''
== Madaxda iyo Halgamayaasha Beesha Gaaljecel ==
* Ugaas Abdulahi Ugaas Muxumud = Ugaaska beesha gaaljecel Ala Ya Raxma
* Abdirahman Haji Mumin Wasiirkii Ugu horeeyay gashaandhiga Somalia 1960
* ex.xildhibaan Aden abdi jiraabey .ex.membro del consiglio territoriale per i,anno 1952
* Ubuukaate sare: Xassan Cusman Jumbur {Hiiraan} soona qabtay Jagooyin sar sare
* ''Abdulahi Macalin Mahamed "Faax" Agaasimihii Wasaarada Shaqada, Shaqaalah iyo Sportska''
* Dr: Abdwahaab macalin muxumed wasiir dowladii carta
* Mudane Ali Abdi Mohamed ,, Gudoomiyaha qurba Joogta Beesha Gaaljecel Jarmalka
* Mahamud olow barrow Somalia ambassador in indonesia
° ADAN BUULE CUMAR ( NABA DOOKA, MAKAIIL, AMIN YIBIROW,''EE 'BEESHA 'GAALJECEL'
* SH.Aadan Cusmaan Axmed
* Sh. Aadan Xuseen Bukow
* Dr. Ahmed Maxamed Imaan, Agaasimaha Guud Wasaaradda kalluumeysiga 2007-2012
* Eng. C/qaadir Aadan Jiraabey; Madaxweynaha Hiran & Midland
* Eng.Axmed mohamed aadan
* Mr. Abdirahim Ibrahim Sheikh (Phd candidate)
* Eng.Dr. Cabdicasiis Maxamed Cabdi (Phd)
* Dr. Hassan Ahmed Elmi (Hassan Jaalle)
* Eng: Muuse Nuur Amiin Wasiirkii Arimaha Gudaha iyo Amniga qaranka 2009
* Dr. Maxamuud Cabdi Ibraahim {Garweyne} Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga 2011
* prof. mohamed adan osman
* Xildhibaan Sh. C/sataar Sh. Xasan Barsane
* Xildhibaan Daahir Amiin Jeesoow
* wasiirka shaqada iyo shaqaalaha saalax Cali Faarax 2004/2008
*Xildhibaan Abdiraxmaan Macalin Ali Ruunkinet
*Dr: Abdihakim Maxmed Abdi Dr: Majiiste
* Dr. Xusseen Nuunoow
*Eng: maxamed cismaan dhakadow
* Dr. Daa'uud Axmed Maxamed (Dhaqtar Guud - Public Health)
* Korneel: Saalax Cali Faarax
* Eng: Issa Mumin Ali "Abuhureyra" Gudoomiyaha qurba joogta beesha Gaaljecel
*Prof :Hassan Maxmed Nuur
* Abdi wahab Maxamad Shiiloow : Wasiirka Isgaarsiinka Boostada Hiiraan Midland ,
* Korneel: Cabaas Maxamuud Cadow
* Hassan Qaasim subeer Marreyihii wakaalada kiinista partolka somaliyeed
* Korneel: Cumar Cabdule Gaatiyow
* Korneel: Abuukar Cabdalle Isaaq
* Korneel: Yuusuf Cali Cagay( qasaye)
* G/sare: Cumar adan (dhoore)
*Col:Cadaay Ali Shiiq
*Col: Ibrahim Guraceel
*col:axmed nuur yarow
* Capton : Osaman Mohamed Farah "Musharixii Tartanka Madaxweynaha somalia 2002" hana musharx madaxweynimo 2012
* DR Abdulaahi Mohamed shaacir "Musharixii Tartanka Madaxweynaha somalia 2002"
*Eng Bishaar Aadan Geedi "Guddmiyaha dhalinyarada beesha Gaaljecel"
* Suldaan mohamed suldaan Ali Suldaan suulgaraar(UURXUUB) "suldaanka saransoor".
* Ibraahim Amiin Jeesoow
*ALI ABDI MOHAMED Gudoomiyaha Besha Gaaljecel Dalka Jarmalka
* Suldaan Abdi Arab suldaan Mohamed suldaan Suulgaraar.
* Nabadoon Yuunqow Muumin Xareed
* Nabadoon:Maxamed Shiiloow Xuseen {Hiiran, Banaadir & shabeelooyinka}
* Nabadoon: Cabdullaahi yaroow hadaafoow
* Suldaan Rashiid dhure {Juboyinka }
* Suldaan Aden abdi Kheyre{Jubooyinka}
*Boorka muxumed caboow dhagacade (Boor kariiye)
*Dr.Tahliil faarax cawar.(dhaqaatir bilaa xudud)
*DR.Mustaf cudarada Guud.
*Dr.Isaaq ameeriko.
*Dr. sharafow cabdi.
Dr. Mohamed Hussien Abdi (Haji Bube)
*Dr.Hasan cudurada neerfaha.
Drs. Luul afrax.
Dr. Ahmed xaaji (GB).
Pilot.Ibrahim abiikar nuur (Duliye sare somali Airline).
Pilot. Nuur caloofi (Engineer).
Pilot. sheikh c/qaadir.(cilad bixiye safarada madax wayne siyaad bare.
pilot .abdulkadir Ahmed. duuliye sare.
Gen. Akiibar nuur Qaasim. xoghaya qaaska m/siyaad bare.
Gen. Ahmed daafeedow.
Gen. mohamed cali nuur GAROOSO.
Gen. Ahmed calasow.
Gen. c/laahi xaaji Axmed.(xisaabiye guud saadka soomaliya.
Gen. Isaaq cabdulle Nuur Uulow.( wadihii seefta soomaliya.
mr.Abdirizak Mahamad Salah waa madaxweynaha mustaqbalka somaliya oo dhisi doona insha allah rabina ha u garab galo
nabadoon cabdullaahi yaroow hadaafoow shabeelada hoose
== Wariyayaasha Ugu Caansan Beshaasi ==
*Abdiqadir xaaji husein ugaas Wariye Caan ah Radio Muqdisho
*Abdi rahmaan Koronto BBC somali
*Nafiso Nuur Osman BBC somali
*Cumar Faruuq Nusoj Xoghaye Midowga saxafiyiinta Qaranka somaliyeed
*Yusuf Axmed Garabey Webmasterka iyo Tifaaftiraha SomaliSwiss Radio & Website
*Hussein Anteeno
*Ibraahim Radio
*Abdirisaaq Hussein Qaasim " Radio Xoriya somalia"
*Abduqaadir Cumar Cabdulle UNiversal TV
*Abdi Rashiid Rashka Wariye ku Caan Baxay Tabinta Ciyaaraha
*Mohamed Ahmed Yusuf" Maanka
*Mohamed Mohamud "Timacadde" Universal Tv
*Cabaas Maxmed Nuur
*Cumar Kiyoow ,, Shabelle Media Network
* AHMED ADAN BUULE ,, WARIYE MADAX BANAAN,,
==Warbaahinta iyo Webseetyada Beshaasi Maamusho ee Wararka Laga qaato==
http://somaaljecel.com
http://kismaayolive.com
http://hiiraancenter.com
http://somaliswisstv.com/
http://buqaqable.net
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=91774.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|