Revision 91809 of "Qabaa'ilka Soomaaliya" on sowiki[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]] Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida dhamaantood waxee ka soo jeedaan irr samaale, laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah [[Daarood]] [[Dir]], , [[Hawiye]], [[Isaaq]], [[Digil iyo Mirifle]], waa dadka ku dhaqan dalka Soomaaliya iyo waddamada kale ee la driska ah ee Geeska [[Afrika]]. Sida ay [[Yurub]] uga jiraan dad la yaso oo ay ugu caansan yihiin dadka lagu magacaabo Romanka ma gypsiga ayay Somalida ugu jiraan qaarkale oo qabiilada aan kor ku sheegnay ay yasaan. Balse waa wax diintu aaneyn ogoleyn anagu dad diinleh baanu nahey islaam baanu nahey qofkii muslim ahna waa walaalkeen waana la dhaqa Isaaq waa qabiil soomaaliyeed, oo daga waqooyiga dalka soomaaliya (somaliland). Irir Samaale ayaa loo yaqaan Dirka iyo Hawiyaha . Isaaqu wuxuu u kala baxaa (Arab,garxajis, habar awal, Sanbul,Maxamed,cimraan(HabarJeclo) Toljecle ayoup) Qabiilada daga Waqooyiga somalia ama somaliland isaaq waa qabiilka kobaad ee igu badan somaliland isaaqu waxa uu daga waqoyiga oo kaliya waxana ay asal ahaan ka imadeen carbta sheekh Isaaq waxa u ka yimid carabta. isaxaaq wa reerha ugu daganashah badan somalida waxa ay dagan melo badan lakin asal ahan waxay ad u dagan yihiin waqoyi galbeed rer shixi saq waa rerka kaliya o aan la gumaysan ilaa laga rebo ingiriski iyo boqortooyadii Yibir. Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/wiki/Isaaq" Hawiye Hawiye waa Beel Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyeed ee Dega gobolada dhexe iyo koonfureed waana kuwa ugu tirada badan marka loo eego soomaalida kale , waxaana kale oo ay aad u degan yihiin mogadisho waana qabaa,il aad yar waxaa kale oo ay dagaan dhulka Soomaaliyeed ee ku taal waqooyiga dalka Kiinya. Sidda Soomaali kale oo badan Hawiyaha waxay ku abtirsadaan Irir Samaale. Xagga nolosha haddii la eego Hawiye waxay leeyihiin xoolo dhaqato iyo beeraleey, inkasto aysan badnayn waxa kale oo ay leeyihiin kalluumaysato ka kaluumaysata xeebaha Badweynta Hindiya. Qabiilda hawiya waxaa ka mid ah Mudulood.Madarkicis Martiile.Maxamuud hiraab Xawaadle Murasade Gaaljecel Baadacade HAWIYE WAA QABIIL TRIIKH KU LEH SOMAALIA Madaxwenihii somalia ugu horeeyay adan cismaan (adan cade) Cali mahdi maxamed xuseen kulmiye afrax janaraal caeydiid iyo kuwa kale oo badan waxaa laga helay qoraaladii qarnigii 13aad ee uu qoray juqraafiistaha Carbeed, Ibn Siciid oo ku tilmaamay magaalada Marka intay tahay 'magaala-madaxda dalka Hawiye'. Intaas kahor, qarnigii 12aad kaartada uu qoray Maxamed Al-Idiriisi ayaa iyaduna laga yaabaa inay soo qaade Hawiye, marka uu ku ugu yeeray magaalada Marka degaanka 'Hadiye', taas oo uu taariiqyahanka Herbe [[bg:Население на Сомалия]] [[de:Clansystem der Somali]] [[en:Demographics of Somalia]] [[es:Demografía de Somalia]] [[fi:Somalian klaanit]] [[fr:Démographie de la Somalie]] [[mk:Демографија на Сомалија]] [[pt:Demografia da Somália]] [[ru:Население Сомали]] [[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=91809.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|