Revision 91893 of "Qabaa'ilka Soomaaliya" on sowiki

[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]]
Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii waxee u soo guureen koonfurta oo ah meesha ugu biyaha badan, Koonfurta waxaa markeeda hore degenaan jiray soomaali yar oo beeroleey, soomaalidii reer woqooyiga eheed waxee kuwa reer koonfureedka bareen xoolaha.Sidaas darteed ee soomaalida uwada noqdeen xoolo dhaqato.Arintaan qabiilka ah waxee imaatay markii ee carabta soo gashay xeebaha dalka soomaaliya, isla markaas neh ee dadka bareen diinta iyo qabiilka.Maanta qofka soomaaliga ah ma yaqaano sida ee ku imaatay qabiilka waxoona aamin sanyahay in ee tahay qof magaceed.Soomaalida dhamaantood waxee ka soo jeedaan irr samaale, laakiin micnaheeda ma ahan in ee soomaalida dhan ee hal qof ka soo jeedaan, waa dad iska dhal ah, is wada guursaday, asalkooda waxee ka kala socdaan bariga afrika iyo aasiya.Qabaa'ilka soomaaliya daga waxaa ugu waa wayn shanta qabiil ee kala ah [[Daarood]]   [[Dir]], , [[Hawiye]], [[Isaaq]], [[Digil iyo Mirifle]], waa dadka ku dhaqan dalka Soomaaliya iyo waddamada kale ee la driska ah ee Geeska [[Afrika]].





                            qoraalkaani waxa sameeyay xayawaan jaahil ah waxa uuna ka been sheegay asalka wiilashii ilmo samaale taariiqdu maahan waxa aad adigu badalikarto dadka aan asalka lahayn ee beesha daaroodna sidaas asal kuma yeelanayaan
samaale history waxa ay ku qoran tahay buugaag ay qoreen dowlado caan ku ah ururinta asalka sida dowladaha greece egypt iyo taariiqyahano sida sh, xasan barsame raliyalaahu canhu waxaad kaloo ka heli kartaa buuga asalka soomaalida ee uu qorey c/qaadir aroma iyo kitaabkii uu qorey shiiq muxidiin celi raliyalaahu canhu beenta aad halkaan ku qorto ma ahan mid soconayso wiilwalbo oo reer samaale ah waa isku DNA balse qabiilka daarood ee sheegto in uu yahay carab maxaa loogu heli waayay magac carbeed midab carbeed dhaqan carbeed waa wax laga yaxyaxo in aad sheegato asal aan asalkaaga ahayn ma doonaayo in aan kusii fogaado cidii dani ay ka hayso asalka dadka samaale iyo sab oo ah wixii aan samaale ahayn waxaan ka helikartaan buugaagta aan idiin soo sheegay

                                    mahadsanid by ----dr nageeye l/h uk-----------------------------------------
                                                  --------------------------------------------

                                              asc dadka jecel in ay ogaadaan asalka soomaalida runtii aniga digil aan ahay labada qabiil ee aan sheekadooda ka fahmaayo in ay yihiin hawiye iyo daarood waala haayaa taariiqdooda hawiye waad samaale daaroodka waa sab samaale waa halka uu ka yimid magaca soomaali daaroodna isaga ayaaba qiranaayo in uu yahay carab dhulkana waa dhul samaale dr nageeye waxaan ku raacsanahay daarood maxaa loogu waayay magac carbeed dhaqan carbeed iyo midab carbeed  daaroodku waqtigii siyaad ayaa lacarabeeyay lkn hawihe taas wuu diiday


Sida ay [[Yurub]] uga jiraan dad la yaso oo ay ugu caansan yihiin dadka lagu magacaabo Romanka ma gypsiga ayay Somalida ugu jiraan  qaarkale oo qabiilada aan kor ku sheegnay ay yasaan. Balse waa wax diintu aaneyn ogoleyn anagu dad diinleh baanu nahey islaam baanu nahey qofkii muslim ahna waa walaalkeen waana la dhaqannaa 

Dhaqan ahaan lagama guursado, marar badan ayaana xuquuq ay leeyihiin loo dhaafiyaa qoladaas ay ka dhasheen oo ayan wax qalad ah ku lahayn ee ah hibo xagga Eebbe uga timi keliya.




Daarood 

Daarood Waa Beel Ka Mid ah Beelaha Somaliyeed. . waxayna Tirada soomaaliyeed ka yihiin 15%. Darood Magaciisa oo Buuxa Waa Cabdiraxmaan Bin Ismaciil Al-Jabarti Laakin Ku Magac Dheer Daarood. Afka Carabiga Qabiilka Daarood Waxaa Lagu Yidhaa (بني داوود). Afka somaliga Magaca Daarood Wuxuu Ka Kooban Yahay Labo Eray oo Isku Raran Kalana Ah (Daar) oo ah Hooy Iyo (ood) oo asagana ah meel oodan(oo ku hareereysan Darbi,Geed ,Ood IWM). Inta Badan Dadka Ka soo jeeda Beesha Daarood Waxey Degaan Gobolada Puntland ,Somali galbeed Itoobiya,NDF Kenya,Koonfurta Soomaaliya (Jubbada Hoose,Jubadda Dhexe Iyo Gedo),Jaziirada Sooqadar (Socatra Island)iyo Koonfurta Yemen. In kasta oo Daarood uu soo jiray ka hor Isticmaarkii misna waxaa magaca Daarood aad u soo baxay ka dib markii quwadaha shisheeye khaasatan reer Galbeedku soo gaareen xeebaha Somaliya sida Talyaaniga iyo Ingriiska oo wakiil ama rafiiq uga dhigtay gobolada waqooyi bari soo gelitaankiisii Somaliya iyo Talyaaniga oo isaguna uga faaiideystay reer Keenadiid in uu soo galo Somaliya iyaga oo waa reer Keenadiid´e ka faaiideysanaayey taa ayey hub iyo taageera kaleba ka helayeen quwadaha shisheeye taas ayaana sabab u noqotay in Darood mar walba uu ka dhex muuqdo Siyasadda Somaliya. waxaana ka dhashay dad badan oo Somalia u soo halgamay.
beesha daarood  oo ah beesha  kaliga ee siyaasada soomaliya ugu wax qabad yar laga soo bilaabo wakhtigii gumaysiga ila iyo wakhtiga xaadirka ah.
meesha oo ay ka soo jeedaa raga soomali ugu caansan sida sayid Maxamed Cabdile hassan iyo madaxwaynihii hore wakhtigii sixdamaadkii cabdirashiid cali sharmaarke iyo madaxwayne mohamed siyaad bare iyo raysalwasaare cabdirasaaq xaaji huseen iyo Madaxwayne C/llaahi Yuusuf iyo siyaasigii waynaa ee Soomaaliyeed ee la Oranjiray Saciid Ibrahim Xaaji Saciid sidoo kale waxaa ka Dhashay ninkii Ugu hantida Badnaa Soomaaliwayn ee la oranjiray Ibrahim Uunlaaye .Beesha darood oo ah beesha kaliya ee somaliyeed hogaanka soomaliyeed soo haysay kahor intay ayna burburin dowladii soomaliye hadana. Beelaha Daarood waxey aad u daneeyaan in ey xukunka wadanka qabsadaan inkasta oo ey soo hayee inta badan tan iyo gumeysigii. Maamul xumidii iyo caddaaladdarradii waqtigaa dheer abuurantayna waxa ey keentay in qabaailadii kale ee Soomaliyeed qaranimadii oo dhan iyo dareenkii wadaninimo lumiyaan oo u arkaan in wadanka oo dhan uu yahay aalad Daarood leeyahay sidaasna ku burburiyaan.


Digil iyo mirifle 

Digil iyo Mirifle waa beel Soomaaliyeed ee ku dhaqan gobolada Bay, Bakool, Shabeellaha Hoose, Banaadir.

Digil iyo Mirifle waa mid ka mid ah afarta beelood ee waaweyn ee Somalia. Beeshu waxay ka mid tahay beelaha ugu tirada badan Somalia, inkastoo uusan jirin tirokoob sax ah.

Digil-Mirifle waxay ku hadlaan lahjadda loo yaqaano Maay, oo xoogaa ka duwan tan Somalida kale ku hadasho oo ah Lahjadda Maxaa Tiri. Digil-Mirifle waa dad xoolo dhaqato beera ley, iyo dad inta badan ka shaqeysata dhismaha, waxa ey caan ku yihiin xafidka Qur,aanka iyo baridiisa Dhamaan geyiga Soomaaliya iyo xitaa dalalka deriska nala ah sida Kenya & Itoobiya. Macallimiinta qur'aanka ka dhiga meel kasta oo soomaali aay ku nooshahay 90% waa Digil iyo Mirifle. Taasi oo ah hibo ilaaheey ku khaas yeelay ayaga. Digil iyo Mirifle waa qowmiyada keli ah ee laga heli karo (Aabe iyo hooyo iyo wiilashooda iyo gabdhahooda oo subac qur'aan u wada fadhiya, ayagoo xaafidiin wada ah) Taasi waa dhaqankooda soo jireenka ah ee Rabbi ku manneystay. Maanshaa Allaah. Digil- Mirifle waa dad nabada jecel samir badan. Digil-Mirifle waxa ey saami siyaasadeed u leeyihiin xilka madaxa Barlamanka Soomaalida ey yeelato, xukuumadii daakhiliga ilaa xilligii xukuumadii Siyaa Barre waxaa madax ka ahaa Sh Mukhtaar, iadoo tii Carta uu madax u noqday C/lle Deerow Isaaq.

Guddoomiyihii hore ee Barlamanka Federaalka, Shariif Xasan Sheekh Aadan, iyo Guddoomiyaha xilka haya hadda, Sheekh Aadan Madoobe, waxay ka soo jeedaan Beesha Digil-Mirifle. colenel c/wahaab waxaa uu kasooo jeedaa sidookele mirifle ninkaas oo loo yaqaano guuleyso waxaa uu usoo dagaalamey. Beesha tirad ka sokow waxa ay degtaa dhamaan koonfur galbeed soomaaliya labada webi iyo xitaa Ethopia,Kenya iyo meelo kale ee ka mid ah East Afrika. Digil iyo Mirifle waxay ahaayeen xisbi ka mid ah 2da xisbi oo ugu waaweynaa oo xukunka ku tartamaayey Somaaliya intii uu dalka Taliyaaniga gacanta ku hayey,Guddoomiyaha xisbiga HDMS ustaad Cusmaan wuxuu ahaa ninkii ugu horreeyay ee lagu casumay Qaramada midoobay ka hor inta aan daaqiliga la qaadan 50meeyadii in uu barnaamijka xisbigiisa ka soo jeediyo inkasta oo la dilay maalintii uu bixi lahaa habeenkeeda. Digil iyo Mirifle waa bilsho dhulkeeda aad barwaaqo u yahay oo laga soo saaro dhammaan waxa dalka laga cuno sida: galleyda massagada qudaarta noocyadeeda kala duwan iyo waxyaabaha la dhoofiyo sida: mooska oo ay Soomaaliya aad caan ugu tahay, babaayga, qaraha bombeelmada iwm. Digil iyo Mirifle waa dad aaminsan wax soo saarka dhulka iyo qayraadkiisa iyo dhaqidda xoolaha waana dad jecel nabad ku wada noolaashaha iyo martgelinta walaalahooda kale ee beelaha dalka wax ka deggan.


Isaaq.
Isaaq wuxuu ka mid yahay qabiilada Soomalida ah, waxa uu degaa Waqooyiga Somalia Kiliilkashanaad ee Ethiopia Jamhuuriyada Jabuuti. waana beel aad iyo aad u muwaadiniin ah waana reer Siyaasada Somaliana ku leh miisaan aad u culus taa waxaa keenay markii ay Somaliland Xornimada ka qaadatay Ingriiska ayey somali jacayl darteed ugu darsameen Somalia. Waxaa ka dhashay maalqabeenada kala ah sida Jirde Xuseen, Dahabshiil,indhadeero,Baxsane, Koofiyad dheere,oomar,Baxsane,
Waxaa kaloo kadhashay siyaasiyiin aad u waaweyn oo ay ka mid yihii. Maxamed Ibraahim Cigaal, Axmed kayse, Ismaciil cali abokor, Cabdi raxmaan Axmed Cali,Axmed maxamed maxamud silanyo ,Abdiwahab adam ahmed obsiye oo ah nin dhalinyaro ah .

Isaaq wexeey ka soo jeedaan sheekh isaxaaq oo ka yimid carabta siduu dadka waqooyiga ee qanriga 13ad joogey diinta islaamka baro dadkaasi magacooda wuxuu ahaa oromo waxa xiligaa woqooyiga soomaaliya ku noolaa sheekh Samaroon iyo sheekh ciise.


Isaaq waa qabiil soomaaliyeed, oo daga waqooyiga dalka soomaaliya (somaliland). Irir Samaale ayaa loo yaqaan Dirka iyo Hawiyaha .    Isaaqu wuxuu u kala baxaa (Arab,garxajis, habar awal, Sanbul,Maxamed,cimraan(HabarJeclo) Toljecle ayoup)

Qabiilada daga Waqooyiga somalia ama somaliland isaaq waa qabiilka kobaad ee igu badan somaliland isaaqu waxa uu daga waqoyiga oo kaliya waxana ay asal ahaan ka imadeen carbta sheekh Isaaq waxa u ka yimid carabta. isaxaaq wa reerha ugu daganashah badan somalida waxa ay dagan melo badan lakin asal ahan waxay ad u dagan yihiin waqoyi galbeed rer shixi saq waa rerka kaliya o aan la gumaysan ilaa laga rebo ingiriski iyo boqortooyadii Yibir.


Waxaa laga keenay "http://so.wikipedia.org/wiki/Isaaq"

Hawiye
Hawiye waa Beel Ka Mid Ah Beelaha Soomaaliyeed ee Dega gobolada dhexe iyo koonfureed waana kuwa ugu tirada badan marka loo eego soomaalida kale , waxaana kale oo ay aad u degan yihiin mogadisho waana qabaa,il aad yar  waxaa kale oo ay dagaan dhulka Soomaaliyeed ee ku taal waqooyiga dalka Kiinya. Sidda Soomaali kale oo badan Hawiyaha waxay ku abtirsadaan Irir Samaale. Xagga nolosha haddii la eego Hawiye waxay leeyihiin xoolo dhaqato iyo beeraleey, inkasto aysan badnayn waxa kale oo ay leeyihiin kalluumaysato ka kaluumaysata xeebaha Badweynta Hindiya.
Qabiilda hawiya waxaa ka mid ah
Mudulood.Madarkicis Martiile.Maxamuud hiraab Xawaadle Murasade Gaaljecel Baadacade
HAWIYE WAA QABIIL TRIIKH KU LEH SOMAALIA 
Madaxwenihii somalia ugu horeeyay adan cismaan (adan cade) Cali mahdi maxamed xuseen kulmiye afrax janaraal caeydiid iyo kuwa kale oo badan
 waxaa laga helay qoraaladii qarnigii 13aad ee uu qoray juqraafiistaha Carbeed, Ibn Siciid oo ku tilmaamay magaalada Marka intay tahay 'magaala-madaxda dalka Hawiye'. Intaas kahor, qarnigii 12aad kaartada uu qoray Maxamed Al-Idiriisi ayaa iyaduna laga yaabaa inay soo qaade Hawiye, marka uu ku ugu yeeray magaalada Marka degaanka 'Hadiye', taas oo uu taariiqyahanka Herbert S. Lewis qabo in ay tahay qalad ka timid guuriyaha qoraalka oo qalday hingaada 'Hawiye'. Taas waxaa la qabo taariiqyahano kale oo ay ka mid yihiin Guilliani, Schleicher, iyo Cerulli. [1].
lkn Asal ma jiro meel si rasmi ah loogu tilmaami karo inay ka soo jeedaan Beesha hawiye, waxaana loo sababeeya inaysan lahayn hal Abtirsiinye oo saxan ama ka wada dhexeeya, waxayna dad badan Aaminsanyihiin in Magaca Hawiye uu yahay Oromo isugu tageen balse uusan ahayn Oday ay Qabiilo ka soo farcameen.

[[bg:Население на Сомалия]]
[[de:Clansystem der Somali]]
[[en:Demographics of Somalia]]
[[es:Demografía de Somalia]]
[[fi:Somalian klaanit]]
[[fr:Démographie de la Somalie]]
[[mk:Демографија на Сомалија]]
[[pt:Demografia da Somália]]
[[ru:Население Сомали]]
[[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]]