Revision 91960 of "Ayuub" on sowiki

Ayuub Isaaq
ayuub waa beel ka mid ah beelaha isaaq,  ay Ku noolyihiin  waxeyna degaan gobolka woqooyi galbeed, gaar ahaan deegaanada maanta loo yaqaano Somaliland iyo Djibouti,Ethiopia. Waan reer kamida Reeraha ugu waawayn beel weynta Isaaq

Waxay u kala baaxan sidan

sheikh Isaxaaq 


Ayuub

*Siciid Ayoub

**Gadiid Ugaadh
**Reer Cumar
**Reer Yuusuf

*Ibrahim Ayoub

**Yonis Siciid
**Reer Yoonis
**Cismaan
**Reer Faarax
**Reer Geedi Ahmed
**Reer Mu'min
**Reer Muuse
**reer ardaale.
**Reer Abokor
***Cismaan
***wacays
***cali
***Caamir
****Baale caamir.