Revision 91989 of "Cidagale" on sowikiCidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale == Sidaan ee u kala baxdaa cidigale 1.Maxamed Dauuud 2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal 3.Aradaga baha dhamal=hassan iyo liban iyo dhamal yaryar 4.Aradaga Danwadago=Yonis iyo bahdaylo 5.Aradaga Gashanbuur=reer buurale+reer roble=Reer xamud+reer Ergin+reer Wagar+reer muse 6.Aradaga Abdi Ciise=reer gulled+reer adan+reer cawaad+reer abdi bari 7.Aradaga Abokor Muse=adan abokor+hassan adan+reer caawl 8.Aradaga baha dhugsi=Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise Daud, Garxajis, Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale ama Ciidangale) waa beelaha ugu waaweyn oo ka baxdo qabiilka isaaq.Cidagale waxoo nus ka degaa magaalada [[Hargeysa]], iyo koonfurta gobolka [[Woqooyi Galbeed]] dhinaca maamul ee [[Somaliland]], waana laf ka mid ah qabiilka isaaq.Meelaha kale ee degaan waxaa ka mid ah gobolada bariga [[Itoobiya]] ee [[Haud]].Waxee wada degaan magaalada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]] iyo [[Awrbarkhadle]].Iyo waxaa aad uugu badanyihiin [[Rabaso]] iyo xereda liiban oo ahaan jirtay xero ee laheed jabhadii SNM ka hor baligubadleh. waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], Markii hore waxaa loo yaqaanay Harer. Beesha Reer Guled oo ka baxdo Eidagalaha Isaaq waxee lahaayeen "Suldaano" ( Boqortooyo ). Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah Abdi Gahayr,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceel oo u qabay shacabka soomaalida, waxoo ka dhashtay Cidigale.Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya oo heesto fardo badan ee ku dagaalamaan, waxeena ku quudi jireen uuinkastoo aan aad uga xunahay in ay cilmi boodhari u waayeen konton halaad oo ay la baqeyleen sababeena inuu markaa cilmi qurbaxo way oo way tola ay lol [[Category:Isaaq]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=91989.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|