Revision 92052 of "Qaab dhismeedka beesha Jijeele" on sowiki

Jijeele waxuu kamidyahay [[Hawiye]] waana GUGUNDHABE HAWIYE waxuuna u kalabaxaa DUDBIYE,XARMAGE  KITSHE,IYO MAXAMED,Dudbiyahana waxaa ka mid ah reer faqay, yaaquub cabdi ,dumaal habarwadaag,Xarmagana waa SABTI IYO SHALASHAME,Sabtina wuxuuguud ahaan u kalabaxaa afar oo kala ah, REERWABAR,FARANJECLE,DHAROOYE,iyo MAXAMED LOOBOGE Kitshana waa sacad iyo dacal aqoonyahanada besha jijeela waxa mid ah DR MAXAMED CABDULAHI SOMANE, IYO DAR CUMAR DHEERE, IYO INGINEER CABDULAHI QORSHE IYO DR CALI CABDIQADIR XAJI AXMAD FIQI (DR CALI SHOOMBE) IYO ABUKAR MAXAMED DAAHIYE,CABAAS MAXAMUUD AADAN,INTAS WA QAAR KAMID AH AQOONYAHANADA UGU CAANSAN EE BEESHA JIJEELE,