Revision 92056 of "Maxamed axmed salaax" on sowikimaxamed axmed saalax donyale wa wiil somaliyeed oo ku dhashay gobol ka gado gaar ahan dagmada baardheere xafada horseed waxa uu wax ku bartay isla magalada baardheere waxa ka so shaqeyay is la magala baardhere gadiid ka dad weynaha ee dag mada baardheere maxamed axmed saalax waxa uu jogay wadamo dhoor ah oo kala ah kenya ithopia iyo malawi zimbabuwe iyo waliba hatan oo uu kusugan yahay wadaka k/africa oo uu ku sugan yahay mudo kabadan 9 sanadod kasoo uu ka tir san yahay maxamed axmed saalax donyale ganac satada magala da cepe town maxamed axmed saalax donyale wa wiil ku caan baxay xiriirin ta bulsho ween ta somaliyeed oo ku nool magalada cepe town kaso ay bulshada siween u jecel yihiin kadib mar kii uu ku can baxay adeega bulshada somaliyeed waxa uu na qeeb ka yahay bahda saxafada sojasa ka hool gasha wadan kan k/africa waliba waxa oo hogan ka u haya wada yasha gadiid ka somalida ee k/africa All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=92056.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|