Revision 92697 of "Habar Jeclo" on sowiki'''Habar Jeclo''' waa beel ka mid ah beelaha Reer Shiikh Isixaaq,Waana mid kamida Beelaha Ugu waa weyn beelaha reer Shiikh Isaxaaq sida beelaha Garxajis iyo Awal oo kale. Waxa ay dagaan ahaan dagaan dhul aad u baxad weyn laga bilaabo Bariga magalada Berbera ilaa laga gaadho xeeebta caanka ah ee Xiis sidoo kale waxay ay dagaan cidhifka dagmada Sheeikh ee gobolka Saaxil ilaa Laascanood dusheeda, hadii aan si kale u dhigana waa gobolada Saaxil, Togdheer, Saraar Sool iyo Sanaag. Waxaa kale oo ay beeshu degtaa dhul aad u balaadhan oo ka mid ah Sone 5 ee itoobiya ama Dowlada Deegaanka Soomaalida Itoobiya sidoo kale beeshu waxay ay deegaan balaadhan ku leedahay NDF ama Dulka Somalida Kenya.
Magaca Habar jeclo lama yidhahdo beel kaliya lakiin waa beelo badan oo gaashaanbuur ah kuwaas oo ku midoobay magaca habarjcelo waxaa luga qiyaasaa in ay yihiin tiro ahaan dadka habarjeclo 50% dadka Isaaqa ah waana qabiilada ugu Maaliyada iyo Siyaasada badan Isaaqa. tusaale ahaan markii Igriiska xoriyada laga soo qaadanayay waxaa ugu horeeyay oo saxeexa la gaadhay igriiska wuxu ahaa Prof Maykal Maryama, markii dowladii Siyaad barre wadanka qabsatayna dhamaan siyaasiyiintii Isaaqa u matalayay dowladaasi waxay ahayeen habarjeclo marka laga rabeemo midhadh faro ku tiris ah, waxaana laga xusi karaa. Madaxweyne kuxigeenkii Soomaaliya General Ismaciil Cali Abokor kana mid ahaa 5ta golaha sare ee kacaanka sidoo kale waxaa ka mid ahaa Kornaylkii caanka ahaa ee Kornayl Axmed Xasan Muuse iyo waliba wasiirkii ugu horeeyay ee qorshaynta oo ahaa Axmed Siilaanyo. kii waxbarasha Saleeban Gaal Ganankii ciidamada Badda Adan Waqaf.
==Waxay u kala baaxan sidan ==
=== Habarjeclo, Muuse Sh.Isxaaq Binu Axmed (Abokor Jibriil iyo Cumar Jibriil)===
* Jibriil Muse
** Cumar Jibriil
*** Beeda
*** Isxaaq
**** Cali
**** Ayuun
**** Uurkuraag
** Abokor Jibriil
***Mohamed Abokor
**** Adan Maxamed (Aadan Madoobe)
**** Yeesif Maxamed (Yeesif)
**** Nuux Maxamed
***** Cabdalle
****** Cabdulle
******* Abokor Cabdulle (Solomadow)
******** Ugaadh
********Samatar
********Roobsuge
*******Hassan Abdulle (Solomadow)
******** Allamagan
********Gedi
********Barerdod
*******Barre Abdulle (Solomadow)
********Kul Barre
********Ahmed Barre
********Samatar Barre
********Nabad Barre (Reer Nabad)
*********Abane Nabad
*********Yabal Nabad
*********Ismail Nabad
**********Gedi
**********Ciise(Reer Ciise)
*********Faatax Nabad
**********Maxamed Faatax
**********Yuusuf Faatax
**********Muuse Faatax
***********Cadaawe Muuse
*********Eigal Nabad
**********Mohammed Eigal
**********Ali Eigal
***********Gedi Ali
***********Jibril Ali
***********Khayre Ali
***********Shirwac Ali (Rfeer Shirwac)
************reer Diiriye
************reer Faarah
******* Allamagan Cabdulle
*******Xussen Cabdulle
*******'Faraax Cabdulle
********Faahiye Faarax
********Bayle Faarax
********Daahir Faarax (Reer Daahir)
*********Nuux Daahir
*********Guled Dahir
*********Barreh Dahir
*********Kalil Dahir
*********Axmed Dahir
*********Cigaal Dahir
*********Xassan Dahir
*********Omar Dahir
**********Collow Cumar
**********Kalil Omar
**********Ali Omar
**********Abokor Omar
**********Mohammed Omar
**********Guled Omar
**********Ismail Omar
***********Yusuf Ismail (Reer Yuusuf)
************Muse Yuusuf
************Xassan Yuusuf
************Samatar Yuusuf
************Aaden Yuusuf
********Axmed Faarax
*********Rooble Axmed
*********Abtidoon Axmed
*********Xildiid Axmed
**********Cabdi Xildiid
***********Guuleed Cabdi
***********Maxamed Cabdi
***********Cali Cabdi
*********Xaad Axmed
*********Abokor Axmed
***********Cabdi Abokork
***********Cali Abokor
***********Cumar Abokor
*********Biniin Axmed
*********Saalax Axmed
*********Mohamed Ahmed
**********Rage Maxamed
**********Badeed Maxamed
**********Collow Maxamed
**********Buraale Maxamed
**********Jibriil maxamed
***Muse Abokor
**** Uduruxmiin Muse
***** Cumar Uduruxmiin
***** Cali Uduruxmiin
**** Idiriis Muse
**** Cabdiraxmaan Muse
***** Cismaan Cabdiraxmaan
***** Cabdille Cabdiraxmaan
*****Yoonis Cabdiraxmaan(Reer Yoonis)
******Mohamed Yonis
*******Allamagan maxamed
*******Kaliil maxamed
*******Colow maxamed
*******Siciid maxamed
******Isman Yonis
*******Barre Isman
*********Faahiye Barre
*********Axmed Barre
*********Barkad Barre
*******Mohamed Isman
********Ali Mohamed
********Wais Mohamed (Baaleh)
*********Afi baaleh
*********Elmi Baaleh
*********Muse Baaleh
*********Samatar Baaleh
*****Barre Cabdiraxmaan
****** Maxamed Barre
******Cali Barre
*******Adaraxmaan cali
*******Guuleed cali
****** Yoonis Barre
*******Burale Yonis
*******Biciide Yonis
********Samatar Biciide(Ba Sanbur)
********Waadhowr Biciide(Ba Sanbur)
********Idle Biciide(Reer Idle)
*********Cismaan Idle
*********Maxamuud Idle
*********Cabdi Idle
*********Faarax Idle
*********Cali Idle
*********Hussein Idle
*********Guleed Idle
********Farah Biciide(Ba jibrahil)
**********Baho Farah
**********Ahmed Farah
**********Ali Farah
*********Abdille farah
***Samane Abokor
**** Cabdulle Samane
***** Ismaaciil Cabdulle
****** Yuusuf Ismaaciil
********* Muuse Yuusuf
************ Dhaaweed Muuse
***************Digaale Dhaweed
****************** Adan Digaale
****************** Wacays Digaale
********************** Cali Wacays
********************** Ciise Wacays
********************** Maxamed Wacays
************ Xaamud Muse
****** Aaden Ismaciil
********* Caraale Adan
********* Cigaal Adan
**** Muse Samane
**** Xirsi Samane
Mohamed Sh.Isxaaq (Cibraan) ===
*Abdalle
**Reer hagaa
**Reer Xarbi
**Abdalle Roble
*Ciise
*Cigale
**Said
***Osman
****Muse
*****Hassan
******Ahmed
******Ali
******Omar
=== Habarjeclo, Ibrahim Sh.Isxaaq (Sanbuur) ===
*Ali
*Abdulle
*Siyad
*Rageh
*Ise
*Idris
*Bahnan
*Jibril
*Ahmed
*Ali
Adan
=== Habarjeclo, Maxamed Shiikh Isxaaq (Cibraan) ===
*Yoonis
*Maxamad
*Ciise
*Muuse
*Cabdi
*Xuseen
*Xassan
*Abokor
*Axmad
*Sahal
*Kaliil
*Xildiid
*Xaad
*Xassan
*Cali
*Cabdulle
*Xildiid
*Samatar
*Aadan
*Cali
*Hagar
*Cabdi
*Siciid
*Cali
*Sahal
*Aadan
*Yoonis
=== Habarjeclo, Axmed Sh.Isxaaq (Toljeclo) ===
==Dad caana oo kasoo jeeda Habarjeclo[==
*maykal maryama (baarlmaaankii lixdankii ahaana siyaasigii koowaad ee ay yeeshaan beelaha isaaq ee aqoon lahaa taariikhdaas 1960
* Axmed Maxamed Maxamuud [[Siilaanyo]] Madaxwaynaha [[Somaliland]]
* Muj Saleban Mahamoud Adan [[ Gudoomiyaha Golaga Guurtida, Somalilnad]
* Axmed Kayse Ducaale. [[wuxuu kamid ahaa baarlaamankii lixdankii ee british somaliland sidookale wuxuu kamid ahaa xubnihii xuriyada usoo qaaday sonmaliland ee ingiriiska uga soo qaaday kadi wuxuu ahaa wariiskii beeraha ee talyaaniga dhulka ka qaaday]
* Ismacil Cali Abokor {[ Madaxwayne Ku xigeenkii soomaliya}
*dube cali yare oo ahaa barlamaankii 1960 dawladii ingiriiska kana mid ahaa afartii nin ee xuriyada kasoo saxeexay ingiriiska
*maxamed cali faarax wuxuu ahaa barlamaankii lixdankii oolaga soo doortay deegaanka xiis sidoo kale wuxuu ahaa aasaasihii ururkii snm
* Suldaan Cabdillahi Sulaan Ali { suldaankii guud ee habrjeclo]
* Suldaan Maxamoud Guuleed Mire { suldaanka 2aad eehabrjeclo] waana Caalim diinta Islamka aad u yaqaana.
*maxamuud maxmed jaamac (gaarijiiid)gudoomiyaha guud ee beesha habarjeclo
* Sheikh Ali Warsame Osman {sheikhulbaledka Ahaana Gumooyihii Alitixaadka Som
* Shiikh Bashiir *Shiikh caana oo ka qaybqaatay xoraytii iyo kicintii Gubaystaha Igriiska*
* Faarax Oomaar * Siyaasi iyo aqoonyahan caana oo caan ku ahaa la dagaalanka jahliga iyo gumaysi la dirirka
* Alhaaji Cabdi cawed *Indhadeero* [gasacsade caan ka ahaa dhulka somalia oo dhan]dead ahnx
* Faarax Xarbi*ahrx* ganacsade caana iminka caruurtiisii sii wadaan ganacsiga
* Xaaji Muuse Galaal aqoonyahan caana ahaana ninkii dajiyaya qorista af Somaliga 1970s
* [[Maxamed Ibraahim Warsame]] Abwaanka Koobaad ee Somalilada
* {abwaan cali maxamed ibraahin (cali dhanaaniye) abwaanka koowaad ee dhalinyarada qarniga , waana hal- abuur cajiiba oo haya jidkii abwaan hadraawi.
* [[Maxamed Siciid Ducaale]] Mulkiilaha Shirkada [[Dahabshiil]]
* [[Adan maxamed Mire]] (waqaf) Wasiir hore Somaliland
* [[Abdirahim Ali Mahamoud ]] Aqoonyahan
* Coach Jama Mohamud Aden (Karaiin) tababaraha oradada qatar
* Salaan Carabay Abwaan aad u geesiya isaga oo curiyay gabayo badan oo dagaal iyo nabadba ka hadlaya.
* Faarax Laanjeer Abwaan laga dhaxlay xigamad iyo gabayo murti leh.
* Ina sanweyned mooge liiban Qariin iyo Xaakin caan ku ahaa in uu ilaaliyo cadaalada isaga oo aan laga laga caban garta u gooyo.
* Maxamed Nuur FadalAbwaan aad u caana isaga oo curiyay gabayo badan oo xigmadi ku dheehantahay
* Inj Cabdifatax Cali aqoonyahay kana mid ah siyaasiyiinta SL iminka ka mid ah injineerada shirkada ugu weyn ee samaysa qalabka Badaha http://selstad.no/
* Cabdillahi Maxamed Ducaale wasiirkii arimaha debada Somaliland iminka ka mid ah lataliyayasha Madaxweynaha South Sudan.
*maxamuud xaashi cabdi wasiirka wasaarada duulista iyo hawada somaliland ee iminka
*xuseen cabdi ducaale wasiirka wasaarada macdanta iyo biyaha somaliland ee iminka
faanaaniinta habarjeclo
suxufiyiinta habarjeclo
* weriye axmed cabdiraxmaan xirsi heelo kahawlgala horncable tv
*weriye muniir axmed cigaal kahawlgal tvga qaranka somaliland
*suxufi xuseen awjaamac jibriil xagar waa ruug cadaayada saxaafada wuxuuna kahawl galaa bbcd laanta fka somaliga waana masuulka gobolada abri ee somaliland ee bbcda
* xildhibaan cabdiraxmaan yuufus cartan waa aasaasayaashii saxaafada somaliland
*aqoonyahan suxufi xasan maxamed jaamac (xasan xiis)ahan madaxa arimaha bulshada ee shirkada dahabshiil
*weriye maxamed cabdi ducaale (maxamed cabdi ruugbuur) waa wariyaha somaliland ujooga wakaalada wararka ee franceafp
fanaaniinta
*saynab cige maxamed xadhigle waa fanaaniintii waaberi iyo hada
*saafi ducaale fanaaniinti waaberi ale haunaxariste
*cabdi jibaar alkhaliiji fanaaniintii waaberi iyo kuwa hada
*cabdi jaamac caabi (qaboojiye) fanaaniinta hada hormoodkooda
*ciid jaamac batalaale fanaaniinta hada hormoodkooda
*cismaan qays fanaaniinta hada
*cabdifatax axmed tacabir (cabdifatax yare) hormoodka fanaaniinta dambe
*
[[Category:Isaaq]]
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=92697.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|