Revision 93918 of "Cidagale" on sowiki

Cidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]].
== Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale ==

Sidaan ee u kala baxdaa cidigale:

1.Maxamed Dauuud(Guyoobe).

2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal.

3.Aradaga baha dhamal= hassan iyo liban iyo dhamal yaryar.

4.Aradaga Danwadago= Yonis iyo bahdaylo.

5.Aradaga Gashanbuur= reer buurale+reer roble=Reer xamud+reer Ergin+reer Wagar+reer muse.

6.Aradaga Abdi Ciise= reer gulled+reer adan+reer cawaad+reer abdi bari.

7.Aradaga Abokor Muse= adan abokor+hassan adan+reer caawl.

8.Aradaga baha dhugsi= Reer idle+reer bare+idle ismail+abdi Dharee+ciise.



 Magaca dhabta ah waa Daud Garxajis Sheekh Isaxaaq Bin Ahmed (sidoo kale waxaa loo yaqaanaa Ciidagale ama Ciidangale) waa beelaha ugu waaweyn ee Qawmiyada isaaq.

Cidagale waxuu nus ka degaa magaalada [[Hargeysa]], iyo  koonfurta gobolka [[Woqooyi Galbeed]] dhinaca Waqooyiga [[somaliwayn]]tii hore ee hadana ah Dawlada [[Somaliland]];Meelaha kale ee degaan waxaa ka mid ah gobolada bariga [[Itoobiya]] ee [[Haud]].Waxey wada degaan magaalada [[Salaxley]], sidoo kale magaalooyinka [[Aware]], [[Daroor]],[[Aboko]],[[Qoolcade]], [[Uubaale]],[[Bisad (magaalo)|Bisad]],[[Aadan waraabe]] iyo [[Awrbarkhadle]] iyo.Iyo waxaa aad uugu badanyihiin [[Rabaso]] [[kaam xasan]] iyo xereda liiban oo ahaan jirtay xero ee laheed jabhadii SNM ka hor baligubadleh.
waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], oo Markii horena loo yaqaanay Harer.

Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya ee haystay fardo badan oo ay ku dagaalamaan;

Beesha Reer Guled oo ka baxdo Eidagalaha Isaaq waxee lahaayeen  "Suldaano" ( Boqortooyo ).
Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah  Abdi Gahayr,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceel.














[[Category:Isaaq]]