Revision 97607 of "Saleebaan" on sowiki'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''' waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha sadexaad oo uguban habargir markalaga reebo ceyr iyo sacad uguna xadaarisan beelaha habar gidir aadna isugu xiran waxa lagu amaana wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku badanyihiin maamulka goboleedka somaliyeed ee [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Godinlabe, Baxdo, Gidheys . Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyoyinkii ugu awooda badanaa gayiga somalia haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan,
Besha ree Xaaji saleebaan waxey u kala baxdaa FARAX IYO DASHAME'''
--FARAX
wuxuu u qeysamaa HEYSOW iyo MAXAMED CABDI.
..HEYSOOW
* 1 REE Warfaa
* 2 REE Bah abgaal
* 3 Ree Xirsi
* 4 REE Midi yar
* 5 REE Daangaale
* 6 REE Bah Ceyr
..MAXAMED CABDI
* 1 Reer Muuse
* 2 Reer Warsame
* 3 Reer Caraaye
* 4 Reer Gaafoow
* 5 Reer WArsame
* 6 Reer Cigaal
--DASHAMA WAXAA UU U QEYSAMAA GAABANE IYO ABOKOR WAXEYNA USII KALA BAXAAN SIDAAN:-
--OBOKOR
* Ree Obokor oo ah dad ku mideysan magacaas oon isqeybin lkn tira ahaan iyo fac ahaanba la siman gaabane
---GAABANE
* Ree Faarax Rooble
* Ree yabarow
* Ree Ugaas
* Ree Bahceyr
* Ree Habaraawe
* iyo intaan garaneyn
--HOGAANKA SIYAASADA( POLITICIANS)
* 1- Ali Shido Omar (Somali: Cali Shido Cumar, Arabic: علي شدو عمر) was a senior Somali politician and elder. He was one of the
earliest members of the Somali Youth Legue ( SYL ) and became that political party's vice chairman.
* 2- Dr Hussein Ali Shido co-founder snf Chairman of the ((United Somali Congress)), (USC)
* 3- Mohamed Abdullahi Aden ( Tiicey) presiden of Himan and heeb State regional Adminstration somalia
* 4- Mahamed Mahamud Guleed ( gacma dheere) former interior minister and presidentIial candidate of somalia
* 5- Dr Asha Haji Elmi Mp and peace activist in Somalia
* 6- Sh Abdul Kadir Cumar Ali one of the Islamic Courts founders and leaders and Somali ineror minster.
dhameystir
--
Besha oo inta badan dagta Gobolada Glgaduud iyo Mudug waxay leedahay maamul ay ku mideysan yihiin looguna yeero
''XIMAN IYO XEEB STATE OF SOMALIA'' Mamulkaas oo ah mid ay besha dad ka mid ah u arkaan fadhiid haddana waa mid wax badan ka qabtay deeganka marka laga eego dhinacyada qaar inkastoo dacalka kale uusiin muhiimad weyn arimo badan oo la taaban karo
waana sidaan:-
* 1- Max,ed C/laahi Aden (Tiiceeye) president
* 2- C/raxman shaati cadde Vice president
* 3- Max,ed Cumar Jimcaale (hagafeey) Spokesman ahna Milkiilaha Idaacada Codka Gobolada Dhexe
* 4- Cumar Max,ed diiriye (Cumar Guureey) wasiirka arimaha gudaha
* 5- Cismaan Max,ed cali (Socdaal) lataliyaha madaxwaynaha maamulka Ximan iyo Xeeb State
Waxay degtaa dhul balaaran, laga soo bilaabo Magaalada Taariikhiga ah ee [[Hobyo]], lagu geeyo [[Dacdheer]] oo oo ah magaalo xuduud la wadaagto dalka itoobiya, waana masaafo dhan 590 km.
HOGAANKA DHAQANKA
Nabadoono
.............................................................................................
* nabadoon xaaji saleemaan
* nabadoon yusuf maxmed guuleed (fiyakooni)
* nabadoon salaad yusuf xasan dholayare
* nabadoon faarax saleemaan
* nabadoon warsame saleemaan
* nabadoon cabdi afrax
* nabadoon axmed nuur calu guuleed
* nabadoon maxamuud qoobey
* nabadoon Cabdi Jimcaale Yarrow
* nabadoon yuusuf dable
* nabadoon maxamed diini cade
* nabadoon cali axmed nuur cali horseed
* nabadoon cumar c/laahi
* nabadoon cismaan gaab
* nabadoon axmed diiriye cali
* nabadoon cumar macalim abshir
* nabadoon maxamuud carab
* nabadoon maxamed yare guutaale
* nabadoon muldo
* nabadoon cali geedi afaey
* nabadoon cali xaashi gargaduud
* cumar maxamed cabdi cumar gare
ahmed ali (ahmed somali)
Ugaasyada
.............................................................................................
* ugaas faarax
* ugaas caalim
* ugaas c/laahi ugaas faarax
* uagaas daahir ugaas faarax
* ugaas daa,uud
Saraakiisha iyo Militery ree Xaaji Saleebaan.
............................................................................................
* s/guuto genaraal axmed sahal cali ciriri
* col.cilmi sahal cali
* col.ibraahim rooble warfaa {doonyaale}
* col.cali rooble warfaa
* col.maxamed sh xuseen
* col.axmad maxamed sh xuseen {khasaaro}
* col.cabdulaahi maxamed sh xuseen
* col.maxamed faarax qaarey
* col.diirshe axmed qaarey
* col.qaliif jimcaale {gaaragaare}
* col.yuusuf xasan warsame
* col.xaashi xasan warsame {foodcade}
* col.maxamed jaamac kulmiye {qoordheere}
* col.c/laahi jaamac kulmiye {daanbuur}
* col.cabdi maxamed axmed nuur {cabdi,kuus}
* col.cabdulle guutaale
* col.maxamed caalin xalane
* col.maxamed xaaji aadan {beercune}
* col.siciid xaaji aadan {cagaseef}
* col.maxamed faarx {dabdamis}
* col.xuseen dhuxul
* col.cali aadan guuleed
* col.xasan xaaji yuusuf
* col.aamiin sa,id axmed xaaji yuusuf
* col.c/qaadir macalim nuur cilmi
* col.xuseen macalin mnuur cilmi
* col.xuseen siyaad {qoorgaab}
* col.cabdi cabdule cali
* col.c/laahi axmed warsame {reero) /neero
* col.maxamed {balak}
* col.maxamed geedi fuuje
* col.c/laahi maxamuud guulee
* col.ahna duuliye sare xasan maxamed xaayoe {bacaad}
* col.cali maxamed ganaje
* col.maxamed muxumud xabad
* col.cagmadhige
* col.ganaje
Culimaa,udiinka beesha
.............................................................................................
* xaaji saleemaan
* ow,faarax saleemaan
* ow,warsame saleemaan
* xaaji yuusuf xasan
* sh cali guuleed
* sh xuseen
* sh yuusuf sabriye {yuusuf habargidir}
* sh axmed faarax jimcaale
* sh xuseen faarax kooshin
* sh cali jimcaale
* ow,aadam guutaale
* sh cabdi ow,aadam guutaale
* sh xasan ow,aadam guutaale
* khaliif axmed
* sh sa,id xaaji yuusuf
* sh xasan xaaji yuusuf
* sh cali xaaji yuusuf
* sh c/kariim xaaji yuusuf
* sh daahir xaaji yuusuf
* sh axmed cali khayre shirwac
* sh maxamed cawaale xoon
* sh maxamuud cawaale
* sh maxamed cawaale
* sh c/rashiid sh maxamed cawaale
* sh maxamuud dheere
* macalim nuur cilmi cawaale
* macalim xuseen dheere
* macalim maxamed qoobey
* sh cumar yarow caroole
* sh cumar soojeede
* macalim daa,uud sh cumar soojeede
* macalim aadam smacalim daa,uud
* macalim nuure shurwac
* macalim maxamuud xuseen sahal
* macalim c/laahi sh cumar yarow
* macalim qase
* macalim nuur goobe
* macalim c/qaadir sh cumar
* c/laahi agoon
* sh c/laahi warsame cabdi {sh,dheere}
* sh xasan diini
* ciise macalim nuure
* c/qaadir cali cumar
* sh xasan camara
* dr sh bashiir axmed salaad
* dr.axmed maxamed qoobey sh {axmed imaaam}
* sh ibraahim garcade
* sh c/raxmaan warasame olalod
* sh xasan xabeeb
* sh nuur cali jaaamac siyaad
* sh odawaa
* sh abshir iidle
* sh daahir iidle
* sh nuur ali jamac
GANACSATADA BEESHA
* qaasim sh maxamuud qaasim dameer
* xuudi xuseen cade
* c?laahi aadan aayatulaah
* sheekh salaad ciise tanag
* xaaji c/laahi bacadow
* xaaji salaad dhabarey
* maxamed cabdule fure
* maxamed sheekh axmed basey
* xasan mooto
* siciid siyaad shirwac
* carabey sh maxamuud
* afweyne cabdi haayir
* maxamed sh cali guuleed kashkaash
.............................................................................................
Saxafiyiin (JOURNALISTS)
oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada qaran xogogaal ayaamaha laacib, gool wariyaasha uga caansan waxaa ka mida
* mahad axmed cilmi, was Head of Radio capital Voice
* cumar diini caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news
* cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press
* maxamed xaaji ingiriis
* amiin yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news
[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?oldid=97607.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|