Difference between revisions 100180 and 100775 on sowiki

'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''( والعربي' ( الحاج سليمان  waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha 2aad ee ugu badan habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir aadna isugu xiran waxa lagu amaana midnimo wadajir wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku mideysan yihiin maamul goboleedka somaliyeed ee  [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa '[['Cadaado]'' (مدينة أدادو) Isla markaasna Cadaado waa magala madaxda Gobalka Ximan waxana hoos taga Degmada Godinlabe, Degmada Baxdo, Gidheys Iwm. Magalada 2aad waa Hobyo ((المدينة الساحلية هوبيو)) waa magaalo xeebeed aad u fac weyn lehna ilbaxnimo iyo taariikh fog waxaa soo maray boqortoyadii ugu quwada weyneyd geeska africa ee ajuuraanka waxayna ka mid eheyd magaalooyinkii ilbaxnimada somalia u ahaa saldiga sida muqdisho, seylac, marko, iyo Bravo, haatan waa magaala madaxda Gobalka Xeeb waxana hoos tago magalooyin badan sida Degmada Camaara, Ceel huur, Caad iyo kuwa kaloo badan,iwm


Besha ree Xaaji saleebaan waxey u kala baxdaa FARAX IYO DASHAME'''

--FARAX
wuxuu u qeysamaa HEYSOW iyo MAXAMED CABDI.

..HEYSOOW
* 1 Ree Warfaa
* 2 Ree Bah abgaal
* 3 Ree Xirsi 
* 4 Ree Midi yar ,,,,,,,Nb fadlan sax hadan qalday laftan booskeeda
* 5 Ree Daangaale
* 6 Ree Bah Ceyr .......NB  , fadlan sax hadan qalday laftaan booskeeda
#REDIRECT [[Target page name]]
..MAXAMED CABDI

* 1 Reer  Muuse
* 2 Reer Warsame
* 3 Reer  Caraaye
* 4 Reer Gaafoow
* 5 Reer WArsame
* 6 Reer Cigaal,,,,,,,ila fiiri ma saxay laftaan boobskeeda??


--DASHAMA WAXAA UU U QEYSAMAA GAABANE IYO ABOKOR WAXEYNA USII KALA BAXAAN SIDAAN:-
  
--OBOKOR

* Ree Obokor oo ah dad ku mideysan magacaas oon isqeybin lkn tira ahaan iyo fac ahaanba la siman gaabane 
---GAABANE 
* cabdi gaab
* Ree Faarax Rooble
* Ree yabarow  
* Ree Ugaas
* Ree Bahceyr
* Ree Habaraawe
* iyo intaan garaneyn 
 
(contracted; show full)* mahad axmed cilmi, was Head of Radio capital Voice 
* cumar diini  caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news
* cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press
* maxamed xaaji ingiriis 
* amiin  yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news 


[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]