Difference between revisions 100775 and 103573 on sowiki

'''REE XAAJI SALEEBAAN ( Suleiman )''( والعربي' ( الحاج سليمان  waa beel kamid ah beel weynta HABARGIDIR ee HAWIYE ahna beesha 2aad ee ugu badan habargir markalaga reebo ceyr uguna xadaarisan beelaha habar gidir aadna isugu xiran waxa lagu amaana midnimo wadajir wadaniyad iyo Geesinimo waxaeyna dagtaa gobolda dhexe iyo gobolka banaadir iyo waliba shabeelaha hoose , waxayna ku mideysan yihiin maamul goboleedka somaliyeed ee  [[Ximan iyo Xeeb State]].Caasimada maamulkaan waa (contracted; show full)* Maxamed sh cali guuleed (kash kaash)

.............................................................................................
Saxafiyiin (JOURNALISTS)

oo soo abaabulay warbaahintii ugu horaysay ee xor ah oo dalka laga hirgaliyo,sida waragaysyada  qaran  xogogaal ayaamaha  laacib,  gool wariyaasha uga  caansan  waxaa ka mida 

* mahad axmed cilmi, was 
Head of Radio cdirector of Capital Voice radio,
* cumar diini  caano geel,-Owner of Xog Ogal daily news
* cabdulaahi Maxamed Xassan (black)-owner of ayaamaha Press
* maxamed xaaji ingiriis 
* amiin  yuususf qasaaro -Owner of Goal Sports news 


[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]