Difference between revisions 102124 and 102127 on sowiki

'''Axmed Abshir Dhoore''' ku magac dheer (Axmed daljir) waa abwaan ku dhashtay degmada [[Jowle]] ee gobolka [[Mudug]], waxa uu ku soo barbaaray magaalada muqdisho.Axmed daljir waxa uu qoray gabayo badan, waxaana ka mid ah gabayada hoos ku qoran.
== Taariikh nololeedka axmed abshir ==
Axmed abshirdhoore axmed daljir waa abwaan ku dhashay degmada jowle ee gobolka mudug.waxa uu dhashay 
taariikhda marka ee eheed 1974
abwaan axmed daljir wuxuu ku barbaaray muqdisho abwaanku waanin dalkiisa iyo dadkasomaaliyeed aad 
ujecel kuna baraarujiya ineey midnimo muujiyaan kamanauusan qeyb qaadan wax dadka kalafogeeya 

=== Gabay garanaqsi===

                                                                        
[[File:Abwaan axmed daljir|thumbnail|daljir]]
*gablan talo aduuyooy maxaad galaba heerjoogtey
*maxaa garashadii looga tegey gacalo waayaabe
*gob halaawday garaadxume daddila geesi laga fano
*iyo gabay dagaal lagu galoo gacaloo aafeeya
*sidiiguba ninkii gacalisdila guuto kuhogaansha
*garaadiyo waxaa looxiraa guunyo iyo maale
*guubaa biyo wadadadi cilmiga inal soogaarey
*gadgadoome oomaantawaa gacanku dhiigleeye
*ganacsiga ragii heyn jiriyo gacalo sooryeeynta
*gini iyo rasaas beeybaxshaan guluf colaadeeda
*gawda iney kuhaayaan bulshada weynu garanaahe
*goowraca shacbigu waamidaan lagaba gaabseeyne
*xaajadu hadeey gaabis tahay gacalna loowaayey
*miyaan gaabsadaa inaragoow godob ayaa taale
*gogol baan fidinayaa hadii leey garwaaq sadie
*garashiyo aqoon yaalehoo hadalka gaafmeera
*somalaay intaas baan gartaye gacalo sow maahi
*ana gabayga geesbaanka maray gube hadaan haayey


=== Jiifo danteed moog ===
*daaimoow alahayoow
*canalkeena doogaa
*haduulduulo samadee
*darajadiisa sooceli
*dugsi nabada weeyee
*shacab yohow lakala diley
*waadiga dayoobee
(contracted; show full)*bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane

*cirka bile dhulkaan baaxad sime, ban baryahayeeye
*ilaahoow baryada naga ajiib, beeylah baa nahaye
*basaas baa kutaal eheladeey ,waan u baqayaahe
*burcad laabta eeboow umari, wiilkanaga buufsan
*bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane
===weli waa inoo socotaa suugaantii===