Difference between revisions 102123 and 102124 on sowiki

'''Axmed Abshir Dhoore''' ku magac dheer (Axmed daljir) waa abwaan ku dhashtay degmada [[Jowle]] ee gobolka [[Mudug]], waxa uu ku soo barbaaray magaalada muqdisho.Axmed daljir waxa uu qoray gabayo badan, waxaana ka mid ah gabayada hoos ku qoran.
== Taariikh nololeedka axmed abshir ==
Axmed abshirdhoore axmed daljir waa abwaan ku dhashay degmada jowle ee gobolka mudug.waxa uu dhashay 
taariikhda marka ee eheed 1974
(contracted; show full)*baryo gaalo umatyahay miyaan, taaka badin weyney
*bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane

*cirka bile dhulkaan baaxad sime, ban baryahayeeye
*ilaahoow baryada naga ajiib, beeylah baa nahaye
*basaas baa kutaal eheladeey ,waan u baqayaahe
*burcad laabta eeboow umari, wiilkanaga buufsan
*bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane

===weli waa inoo socotaa suugaantii===