Difference between revisions 91633 and 102123 on sowiki'''Axmed Abshir Dhoore''' ku magac dheer (Axmed daljir) waa abwaan ku dhashtay degmada [[Jowle]] ee gobolka [[Mudug]], waxa uu ku soo barbaaray magaalada muqdisho.Axmed daljir waxa uu qoray gabayo badan, waxaana ka mid ah gabayada hoos ku qoran. == Taariikh nololeedka axmed abshir == Axmed abshirdhoore axmed daljir waa abwaan ku dhashay degmada jowle ee gobolka mudug.waxa uu dhashay taariikhda marka ee eheed 1974 (contracted; show full) *qoraxduna markeey noo dhowdahay yoom ladhega taago *rabi dhaban ka kuusaar nimcaad dhuuxdo weligae *inkastooy janadu dheefsantahay dhinac walbood aado *ilaah kuu dhowee nebiyadii diinta nagu dhaafay == weli suugaantii waa inoo socotaa == [[Category:Abwaanada]] [[Category:Abwaanada Soomaaliya]] [[Category:Gabayada]] [[Category:Suugaanta]]gabay bilqahaaga eeboow== gabay cusub *somalaay barwaaqiyo adoo, bilicyo qeeyr heeysta *badoo buuxda webigoo babana, baaxad iyo muuqle *bidhaan xoolo bahweeyn raacatiyo ,tiro bidhaameysa *boqoloow ayaa lagu ogaa ,dumarku waa beere *bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane *somalaay hadii baaba iyo, baahilaga reystay *baryo eebe iyo waxa ekaa ,qeeyr inloo baxo e *balaayada maxaa nooguwacan ,baadil kiyo yaabka *kama baanto ruuxii qabiil ,beerka uga yaale *bilqahaaga eeboow adaa, bixiya uunkaane *somalaay birbaad wada aheeyd ,booli aan cunine *bukaaraha waxaa kuugu jirey, dalaga aad beertay *caanahana biyookale ayaad ,oonku bixisaane *barakaca inaan joojinaa ,waamid loo bego e *bilqahaaga eeboow adaa, bixiya uunkaane *somalaay ma baahnide adeeys ,baday halkaad joogto *nin haduu bilqeyrliyo aduun, barale soo eegay *baraf inuu dishiisa kuda aa ,boogta weey dhimine *baryo gaalo umatyahay miyaan, taaka badin weyney *bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane *cirka bile dhulkaan baaxad sime, ban baryahayeeye *ilaahoow baryada naga ajiib, beeylah baa nahaye *basaas baa kutaal eheladeey ,waan u baqayaahe *burcad laabta eeboow umari, wiilkanaga buufsan *bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=102123.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|