Difference between revisions 102128 and 118211 on sowiki'''Axmed Abshir Dhoore''' ku magac dheer (Axmed daljir) waa abwaan ku dhashtay degmada [[Jowle]] ee gobolka [[Mudug]], waxa uu ku soo barbaaray magaalada muqdisho.Axmed daljir waxa uu qoray gabayo badan, waxaana ka mid ah gabayada hoos ku qoran. == Taariikh nololeedka axmed abshir == Axmed abshirdhoore axmed daljir waa abwaan ku dhashay degmada jowle ee gobolka mudug.waxa uu dhashay taariikhda marka ee eheed 1974 (contracted; show full)*bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane *cirka bile dhulkaan baaxad sime, ban baryahayeeye *ilaahoow baryada naga ajiib, beeylah baa nahaye *basaas baa kutaal eheladeey ,waan u baqayaahe *burcad laabta eeboow umari, wiilkanaga buufsan *bilqahaaga eeboow adaa ,bixiya uunkaane == =weli waa inoo socotaa suugaantii=== <gallery>[[daljir ]] </gallery>jiirto mais raaci karaan=== *raxmaan kiis kanrumeeyey *ramadaan kana soomay *rukuucdiina ka daalin *iyo gaalka rafaad san *mais raaci karaan? *runloowgii iqiyaar ah *rabigiisna adeecay *rasuul kiisana raacay *iyo soorta kan ruuga *mais raaci karaan? *raxiimkeed tan rumeeyday *waalid keedna u roon *sowj keediina riyaaqay *iyo tii rubac jaada *raga uun la caweeysa *mais raaci karaan? *qaran keen u riyaaqnay *ragii ruuga u aasiyo *reeyfal aan wax ogeeynoo *gaalo uun daba roora *mais raaci karaan? *wadaad kii raxmad eebiyo *kitaab noorog rogaaya *iyo kii rabshad loow ah *oo jago raadis ku waashay *mais raaci karaan? *abwaan maaso ku raagiyo *wiil yaroo hada raadsha *bul shoow waa rayigiine *hal abuurka ragaasu *mais raaci karaan ------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------- === weli waa inoo socdaan inshaa alaah === All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=118211.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|