Difference between revisions 118211 and 118217 on sowiki

'''Axmed Abshir Dhoore''' ku magac dheer (Axmed daljir) waa abwaan ku dhashtay degmada [[Jowle]] ee gobolka [[Mudug]], waxa uu ku soo barbaaray magaalada muqdisho.Axmed daljir waxa uu qoray gabayo badan, waxaana ka mid ah gabayada hoos ku qoran.
== Taariikh nololeedka axmed abshir ==
Axmed abshirdhoore axmed daljir waa abwaan ku dhashay degmada jowle ee gobolka mudug.waxa uu dhashay 
taariikhda marka ee eheed 1974
(contracted; show full)*raxiimkeed tan rumeeyday
*waalid keedna u roon
*sowj keediina riyaaqay
*iyo tii rubac jaada 
*raga uun la caweeysa
*mais raaci karaan?

*qaran k
eeaan u riyaaqnay 
*ragii ruuga u aasiyo
*reeyfal aan wax ogeeynoo
*gaalo uun daba roora 
*mais raaci karaan?

*wadaad kii raxmad eebiyo
*kitaab noorog rogaaya
*iyo kii rabshad loow ah 
*oo jago raadis ku waashay
*mais raaci karaan?

*abwaan maaso ku raagiyo
*wiil yaroo hada raadsha
*bul shoow waa rayigiine
*hal abuurka ragaasu
*mais raaci karaan
-------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------
=== weli waa inoo socdaan inshaa alaah ===