Difference between revisions 102722 and 102723 on sowiki

Jijeele waxuu kamidyahay [[Hawiye]] waana GUGUNDHABE HAWIYE waxuuna u kalabaxaa

''1- DUDBIYE''
             *iidsuge
                    -faqay
                    -cabdi
                    -habar wadag
             *Yaquub,  yaquub ka dago hiiraan asalkooda waxeey kasoo jeeydaan maxamad xasan yaquub obakar gabane harti abgaal muduulood, waxeey kasoo haajireeyn adan yabaale, waxeey ka soo cadhoodeeyn markii lasiiyay IMAAMNIMDA saldalidii boqortooyadi walaalkiis ka yar oo loo garanayo DIIMAALE XASAN YAQUUB,maxmad, diimaale, arwaakh iyo maxmuud waa walaalo, yaquub ka maanta waxeey dagaan hiiraan,baabi jigjig,mudug,jubada dhexe iyo hoose xamar ,waxee ukala baxaan reer iriboow- cilmiyuusf-maxmad-wehliye, reer cali, reer amiir, reer axmedfiqi,(contracted; show full)


besha jijeele waxay deegan ahaan udagaan meelo badan  waxa ka mid ah balad weyn casimada gobalka hiiraan ila qalaafe somali galbed ilaa quraxjoome gobalka bakool ilaa matoor waxa kaloo aay dagaan gabalada kale ah shabelada dhexe shabelada hoose baay bakol gedo IYO NFD.
yaquub mahan jijeele waa dad lagaranayo asalkooda iyo faracooda waa dad abgaal ah, oo obakar gabane ah harti abgal muduulood. yaquub 
ka dago hiiraan asalkooda waxeey kasoo jeeydaan maxamad xasan yaquub obakar gabane harti abgaal muduulood, waxeey kasoo haajireeyn adan yabaale, waxeey ka soo cadhoodeeyn markii lasiiyay IMAAMNIMDA saldalidii boqortooyadi walaalkiis ka yar oo loo garanayo DIIMAALE XASAN YAQUUB,maxmad, diimaale, arwaakh iyo maxmuud waa walaalo, yaquub ka maanta waxeey dagaan hiiraan,baabi jigjig,mudug,jubada dhexe iyo hoose xamar ,waxee ukala baxaan reer iriboow- cilmiyuusf-maxmad-wehliye, reer cali, reer amiir, reer axmedfiqi, waana dad abgaal ah,lakiin qaar kamid ah ayee ladagan jijeele ilaa qarni,ilaa imanka waxeey dagaan qaar kamid ah baladweeyne ilaa dhulak ethopiya,