Difference between revisions 102740 and 105208 on sowiki[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]] Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii wax(contracted; show full) beesha HAWIYE oo ah beesha kaliga ee siyaasada soomaliya ugu wax qabad badan laga soo bilaabo wakhtigii gumaysiga ila iyo wakhtiga xaadirka ah. Digil iyo mirifle daarod wax jira maahin sida ula soco . Digil iyo Mirifle waa beesha ugu badan Jamhuuriyada Soomaliya. waxay ku dhaqanyihiin djamaan gobolada dalka, gaar ahaan: Bay, Shabeellaha Hoose,jubbada hoose, jubada dhexe Banaadir iyo Bakool. Digil iyo Mirifle waa mid ka mid ah afarta beelood ee waaweyn ee Somalia. Beeshu waxay ka mid tahay beelaha ugu tirada badan Somalia, inkastoo uusan jirin tirokoob sax ah. (contracted; show full)[[es:Demografía de Somalia]] [[fi:Somalian klaanit]] [[fr:Démographie de la Somalie]] [[lt:Somalio demografija]] [[mk:Демографија на Сомалија]] [[pt:Demografia da Somália]] [[ru:Население Сомали]] [[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=105208.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|