Difference between revisions 105208 and 105209 on sowiki

[[Image:Somalia ethnic grps 2002.jpg|thumb|300px|Qabaa'ilka Soomaaliya]]
Markii hore dadka soomaaliyeed waxee asalkooda ahaayeen dad aan laheen qabiil. waxee ahaayeen dad xoolo dhaqato ah oo badankooda degenaan jiray woqooyiga soomaaliya.Waxee ahaayeen dad aad isku jecel oo is raasan jiray.Woqooyiga soomaaliya waxee markeeda hore eheed meesha ugu taajirsan soomaaliya, waxaana degenaa dad wada taajiriin ah sababtoo ah waxaa ku badnaa xoolaha, waxaa woqooyiga ka dhacday abaar biyo la'aan, dadkii wax(contracted; show full)bixi lahaa habeenkeeda. Digil iyo Mirifle waa bilsho dhulkeeda aad barwaaqo u yahay oo laga soo saaro dhammaan waxa dalka laga cuno sida: galleyda massagada qudaarta noocyadeeda kala duwan iyo waxyaabaha la dhoofiyo sida: mooska oo ay Soomaaliya aad caan ugu tahay, babaayga, qaraha bombeelmada iwm. Digil iyo Mirifle waa dad aaminsan wax soo saarka dhulka iyo qayraadkiisa iyo dhaqidda xoolaha waana dad jecel nabad ku wada noolaashaha iyo martgelinta walaalahooda kale ee beelaha dalka wax ka deggan.


Isaaq.
adeer angu waxaan ka so jeednaa qoomiyada Dir , ee kama aanan imaan waxa aad lawareegeyo ee ah asharaaf ,adeer asharaf wa xasan iyo xuseen ayaguna waxba ifka ugama tegin , ee isaaq markii uu daroodka sheegtay yamani buu asigana sheegta asharaaf, magaratay walaal.
Isaaq wuxuu ka mid yahay qabiilada Soomalida ah, waxa uu degaa Waqooyiga Somalia Kiliilkashanaad ee Ethiopia Jamhuuriyada Jabuuti. waana beel aad iyo aad u muwaadiniin ah waana reer Siyaasada Somaliana ku leh miisaan aad u culus taa waxaa keenay markii ay Somaliland Xornimada ka qaadatay Ingriiska ayey somali jacayl darteed ugu darsameen Somalia. Waxaa ka dhashay maalqabeenada kala ah sida Abusita, Jirde Xuseen, Dahabshiil,indhadeero,Baxsane, Koofiyad dheere,oomar,Baxsane,Hassan Ahmed Abdi, Mohamed Hassan (contracted; show full)[[es:Demografía de Somalia]]
[[fi:Somalian klaanit]]
[[fr:Démographie de la Somalie]]
[[lt:Somalio demografija]]
[[mk:Демографија на Сомалија]]
[[pt:Demografia da Somália]]
[[ru:Население Сомали]]
[[sq:Demografia e Shteteve - Somalia]]