Difference between revisions 102980 and 102982 on sowiki

Cidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]].
== Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale ==

Sidaan ee u kala baxdaa cidigale:

1.Maxamed Dauuud(Guyoobe).

2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal.
(contracted; show full)

Beesha cidagale oo ka mid ah Isaaq waxeey lahaayeen  "Suldaanad" ( Boqortooyo )kana mid ah boqortooyinki ama saldanad ay samystan somalidu kuwii ugu horeeyay iyagoo markasna ahaa boqortooyoyinkii markaa ka talinayay bariga africa sidoo kale waxa boqortooyadii cidagale ay markaas asaaseen saldanado kale oo ay yesheen beelaha kale ee isaaq,
Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah  Abdi Gahayr ,mohamed jaamac joof
,mohamed yufus cabd ,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceeeelka iyo kuwo kale oo badan.













[[Category:Isaaq]]