Difference between revisions 102977 and 102980 on sowikiCidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale == Sidaan ee u kala baxdaa cidigale: 1.Maxamed Dauuud(Guyoobe). 2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal. (contracted; show full) waxaa kale oo lagu yaqaanaa beeshaan in ee yihiin kuwii ugu horeeyay oo soo dego magaalada [[Hargaysa]], oo Markii horena loo yaqaanay Harer. Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya ee haystay fardo badan oo ay ku dagaalamaan; ⏎ ⏎ Beesha Reer Guled oo ka baxdo Eidagalahaiyagoo markasna ahaa beeshii xukumaysay dhamaan degaanada ay dagaan beelaha isaaq mudo aad u badan, sidoo kale waxa ay dhamaan dhulki ay daganayeen beelaha kale isaaq ee ay xukumayeen ka qaadayeen cashuur ama waxii loo yaqaaney (gibil)taas oo u suurta galisay iney dhamaan gaadho xukunkoodi degaaano badan, beesha cidagale waxa badiba lagu yaqaan dhiirani, aftahanimo,geesinimo iyo odaytinimo oo ay soomalidi horena ka gabayo ka tirsheen. Beesha cidagale oo ka mid ah Isaaq waxeey lahaayeen "Suldaanoad" ( Boqortooyo ).kana mid ah boqortooyinki ama saldanad ay samystan somalidu kuwii ugu horeeyay iyagoo markasna ahaa boqortooyoyinkii markaa ka talinayay bariga africa sidoo kale waxa boqortooyadii cidagale ay markaas asaaseen saldanado kale oo ay yesheen beelaha kale ee isaaq, Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah Abdi Gahayr ,mohamed jaamac joof,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jaceeeelka iyo kuwo kale oo badan. [[Category:Isaaq]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=102980.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|