Difference between revisions 93919 and 102977 on sowikiCidagale waa beel ka mid ah [[Isaaq]]. == Faahfaahin dheerad ah ee Cidagale == Sidaan ee u kala baxdaa cidigale: 1.Maxamed Dauuud(Guyoobe). 2.Aradaga bilal iyo Gobdon= midkaan waxoo u kala baxaa oo kaliya Gobdon iyo Bilal. (contracted; show full) Cidagale waxaa lagu yaqaanaa dagaalyahanada geeska afrika, waa qabiilka kaliya ee haystay fardo badan oo ay ku dagaalamaan; Beesha Reer Guled oo ka baxdo Eidagalaha Isaaq waxee lahaayeen "Suldaano" ( Boqortooyo ). Qabiilka Cidagae waxaa lagu yaqaanaa gabayada iyo heesaha, fanaaniita Cidagale waxaa ka mid ah Abdi Gahayr,Ahmed mooge iyo Mohamed Mooge qudhan ducale. Sidoo kale Elmi Boodhari, oo u geeriyooday jacee l.⏎ eelka [[Category:Isaaq]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=102977.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|