Difference between revisions 106470 and 106876 on sowikiXuquuqda qoraalada Waxa leh Shaqsiyaad Gaarad , Hadii Wax Laga Badalo waa la xirayaa Qeybta public publishing oo ah Awooda aan idin siinay Inaad Wax kusoo dartaan , Tariikh cusub Gaaljecel == Gaaljecel Samow == Gaaljecel Waa Beel Kamid ah Beelaha somaliyeed oo Ugu tunka Weyn ⏎ ⏎ Waxay Dadegaan Min Raasa Caseyr Ila Raasa Kambooni JUBADA HOOSE, JUBADA DHEXE, HIIRAAN, SHABELDA HOOSE, SHABELADA DHEXE, IYO BAY IYO BAKOOL IYO ETHIOPIA BAABILI⏎ ⏎ ⏎ Waa BeeLaha Ugu awooda Badan Koonfurta sSoomaaliya Hhadana Bbur burki Dalka Meysaloo geeystay ee qabiiliga ahaa qeeyb weeyn Skameysan Dagaal ooge ama Hogaamiye koxeed a qaadanin oo mana laheeyn hogaamiye koxeedaadii umadda kala fogeeyse⏎ Waa Bweel Nnabadeed Waxa Lagu Yaqanaa Gaaljecel Marti Soorida Ioo jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo soo dhaweeynta beelaha kale iyo daris wanaaga Hadaba Gaaljecel ama geeljecel. magaca gaaljecel asalkiisa hore wuxuu ahaa geeljecel sababta looga bixina waxay ahayd asagoo umul ah ayaa ilinka geela uu ka dareero la dhigay kadib ratigii geela uga waynaa ayaa intuu afartiisa lugood geesta intuu kamariyey ayuu geelii kale ka wareejiyey. halkaasi ayuu magaca geeljecel uga baxay kadib dhawaaqii ayay dadkale badasheen oo wuxuu noqday gaaljecel sida hada badi loo yaqaano. (contracted; show full) [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=106876.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|