Difference between revisions 106876 and 106877 on sowiki

Xuquuqda qoraalada   Waxa leh  Shaqsiyaad  Gaarad , Hadii Wax Laga Badalo  waa la xirayaa Qeybta public publishing oo ah Awooda aan idin siinay Inaad Wax kusoo dartaan , Tariikh cusub

Gaaljecel


== Gaaljecel Samow  ==

Gaaljecel Waa Beel Kamid ah Beelaha somaliyeed oo Ugu  tunka Weyn
Waxay degaan JUBADA HOOSE, JUBADA DHEXE, HIIRAAN, SHABELDA HOOSE, SHABELADA DHEXE, IYO BAY IYO BAKOOL IYO ETHIOPIA BAABILI


Waa BeeLaha Ugu Badan Koonfurta Soomaaliya hadana bur burki loo geeystay ee qabiiliga ahaa qeeyb weeyn kama qaadanin oo mana laheeyn hogaamiye koxeedaadii umadda kala fogeeyse
Waa weel nabadeed oo jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo soo dhaweeynta beelaha kale
iyo daris wanaaga 

Hadaba Gaaljecel ama geeljecel. magaca gaaljecel asalkiisa hore wuxuu ahaa geeljecel sababta looga bixina waxay ahayd asagoo umul ah ayaa ilinka geela uu ka dareero la dhigay kadib ratigii geela uga waynaa ayaa intuu afartiisa lugood geesta intuu kamariyey ayuu geelii kale ka wareejiyey. halkaasi ayuu magaca geeljecel uga baxay kadib dhawaaqii ayay dadkale badasheen oo wuxuu noqday gaaljecel sida hada badi loo yaqaano.
Beesha Gaaljecel waa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA IYO DADKA IYO DIINTA

==DHAQANKA IYO HIDDAHA BEESHA GAALJECEL==

Beelweynta Gaaljecel waxay deegaan ahaan uleeyihiin Hiiraan ,Shabeellada Dhexe,  
Shabeellada Hoose,Jubadda Dhexe iyo Jubadda Hoose


Dhulka Beesha ay degto waa dhul biyo iyo daaqba ilaahay kunicmeeyey oo hodan ugu dhigay
 
 
Tusaale haddii aan usoo qaatto 
 

Dhulka udhaxeeya webi shabeelle ama looyaqaanno hiiraan shabeellada hoose shabelada dhexe iyo bay iyo Bakool oo ay beesha kaligeed degto
waxaa kuyaalla 114 ceel oo biyahooda ay daadayaan oo fadhiga lagu soo qaado oo aan wadaan ubaahneyn.
Kuwaas oo intooda badan aan cidiba qodin oo webi iska yaacaya ah
Dhulkaas waa howd oo ay adagtay in aad aragto 100 meeter waxa kuutaagan intiisa badan meelaha qaarna 10 meter 


(contracted; show full)




[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]

[[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]]