Difference between revisions 106878 and 106880 on sowikiXuquuqda qoraalada Waxa leh Shaqsiyaad Gaarad , Hadii Wax Laga Badalo waa la xirayaa Qeybta public publishing oo ah Awooda aan idin siinay Inaad Wax kusoo dartaan , Tariikh cusub Gaaljecel == Gaaljecel Samow == Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu badan ⏎ Waxay degaan JUBADA HOOSE, JUBADA DHEXE, HIIRAAN, SHABELDA HOOSE, SHABELADA DHEXE, IYO BAY IYO BAKOOL IYO ETHIOPIA BAABILI Waa BeeLaha Ugu Badan Kkoonfuorta Soomaaliya hadana boo kamed ah beelaha nabadda. Bur burki dalka loo geeystay ee qabiiliga ahaa qeeyb wsiyaasadda iyo qqabyaaladda laxiriirey Gaaljecel qeeynb kama qaqadanin oo mana . Gaalcele malaheeeyn hogaamiye koxeedaadiiqabiil iyo qabyaaladdii xumeeyd ee umadda lagu kala fogeeysey toona Waa wbeel nabadeed oo jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo soo dhaweeynta beelaha kale⏎ iyo daris wanaaga ⏎ ⏎ Hadab⏎ Beesha Gaaljecel ama geeljecel. magaca gaaljecel asalkiisa hore wuxuu ahaa geeljecel sababta looga bixina waxay ahayd asagoo umul ah ayaa ilinka geela uu ka dareero la dhigay kadib ratigii geela uga waynaa ayaa intuu afartiisa lugood geesta intuu kamariyey ayuu geelii kale ka wareejiyey. halkaasi ayuu magaca geeljecel uga baxay kadib dhawaaqii ayay dadkale badasheen oo wuxuu noqday gaaljecel sida hadwaa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA IYO DADKA IYO DIINTA oo Gaaljecel waxaay ahaayeen dad qabaailada kale soo dhaweeya marka ay ayaga dagaalamaan oo qolo laga badi loo yaqaano. Beesha Gaaljecel waa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA IYO DADKA IYO DIINTAkaado Gaaljecel waa soo dhaweeyn jirey wiligiis ==DHAQANKA IYO HIDDAHA BEESHA GAALJECEL== Beelweynta Gaaljecel waxay deegaan ahaan uleeyihiin Hiiraan ,Shabeellada Dhexe, Shabeellada Hoose,Jubadda Dhexe iyo Jubadda Hoose Dhulka Beesha ay degto waa dhul biyo iyo daaqba ilaahay kunicmeeyey oo hodan ugu dhigay Tusaale haddii aan usoo qaatto (contracted; show full) [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=106880.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|