Difference between revisions 106880 and 106986 on sowikiXuquuqda qoraalada Waxa leh Shaqsiyaad Gaarad , Hadii Wax Laga Badalo waa la xirayaa Qeybta public publishing oo ah Awooda aan idin siinay Inaad Wax kusoo dartaan , Tariikh cusub Gaaljecel == Gaaljecel Samow == Gaaljecel waa beel kamid ah beelaha Somaliyeed ee ugu badan koonforta Soomaaliya oo kamed ah beelaha nabadda. Bur burki dalka loo geeystay ee siyaasadda iyo qqabyaaladda laxiriirey Gaaljecel qeeyb kaqaqadanin. Gaalcele malaheeeyn hogaamiye qabiil iyo qabyaaladdii xumeeyd ee umadda lagu kala fogeeyey toona Waa beel jecel nabadda iyo walaaltinimada iyo wada noolaanshaha iyo daris wanaaga Beesha Gaaljecel waa dad ay kudheertahay jeceylka DALKA IYO DADKA IYO DIINTA oo Gaaljecel waxaay ahaayeen dad qabaailada kale soo dhaweeya marka ay ayaga dagaalamaan oo qolo laga adkaado Gaaljecel waa soo dhaweeyn jirey wiligiis ==DHAQANKA IYO HIDDAHA BEESHA GAALJECEL== Beelweynta Gaaljecel waxay deegaan ahaan uleeyihiin Hiiraan ,Shabeellada Dhexe, Shabeellada Hoose,Jubadda Dhexe iyo Jubadda Hoose Dhulka Beesha ay degto waa dhul biyo iyo daaqba ilaahay kunicmeeyey oo hodan ugu dhigay Tusaale haddii aan usoo qaatto Dhulka udhaxeeya webi shabeelle ama looyaqaanno hiiraan shabeellada hoose shabelada dhexe iyo bay iyo Bakool oo ay beesha kaligeed degto waxaa kuyaalla 114 ceel oo biyahooda ay daadayaan oo fadhiga lagu soo qaado oo aan wadaan ubaahneyn. Kuwaas oo intooda badan aan cidiba qodin oo webi iska yaacaya ah Dhulkaas waa howd oo ay adagtay in aad aragto 100 meeter waxa kuutaagan intiisa badan meelaha qaarna 10 meter Meelaha kale ee ay Soomalaida ladegaana waxaa kamed ah ,Bay,Bakool iyo Banaadir . sidoo kale waxey degaan Itoobiya & Kenya waxeyna caan ku yihiin wax soo saarka Dalka sida Xoolo dhaqato, Beeraley iyo Ganacsiga kala duwan, khaasatan Hodan ayeey ku yihiin ganacsiga Geela iyo Ariga taas oo 43% ay dadka xoolaha kaganacsada koonforta Soomalaiya ay ayaga yihiin. waxaa kaloo ay hodan kuyihiin Geela iyo Ariga taas oo u ah hiddo iyo dhaqan ay uleeyihiin sida Soomalaida kaleba. Soomaalida inta badan ayaa tiraahda magaca Gaaljecel micnahiisa waa Geeljecel. Dhulka ay u Dhaqanka iyo hiddaha Beesha Gaaljecel Waa Dad Asal u leh Nabadd , Deris wanaaga , Martisoorka iyo soo dhaweeynta dadka Beesha waxaay kumaahmaahdaa DAD IYO DUN WAA LA ARUURIYAA . taas oo ay beesha ula jeeddo in qabiil owsan qiimo laheyn oo dadka in lasoo dhaqweeyaa muhiim tahay. Dhaqanka beesha waxaa kamed ah in ciddii soo caroottaa ay siiso gabar iyo xoolo.⏎ ⏎ == Taariikh == Qaar Ka Mid Ah Dadka Ugu Caansan Beesha Gaaljecel ee Saransoor [[Sheikh Hassan Barsane]] Waa Halgamaagii weynaa ee ka hortagay ciidanka xabashida iyo talyaaniga waa sax. (contracted; show full) [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] [[Category:Qabaa'ilada Soomaaliya]] All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=106986.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|