Difference between revisions 110049 and 110051 on sowiki[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]] [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] Umada Jaarso waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka Ethiopian Waxaana la odhan jiray JAASRO SULTANATE boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray iyaguna dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka Ethiopia waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray SULTANATE OF DAWARO ( Dawaro waa jilib ka mid ah qabiil waynaha Jaarso ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka ethiopia xeerkaas oo loo yaqaan xeerka jaarso ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha jaarso. ==== Taariikh ==== Taariikhaha Dhulka Jaarso Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka jaarso caanka ku tahay waxaa ka mid ah [[File:Imaam Axmed Guray.jpg|thumbnail|Masaajidkii ugu Horeeyay ee uu dhisay Imaam Ahmed Gurey]]⏎ * Tuuladii uu ku dhashay Imaam Ahmed Gurey Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan DERBIGA. * Magaalada Ejersa Goro oo uu ku dhashay boqor Haile Selassie sanadkii 23 July 1892. * Caasimadii Sadexaad ee Boqortooyadii Adal Sultanate laguna magacaabi jiray Dakkar magaaladaas oo hada loo yaqaan Jinacsani. (contracted; show full)* Wara Cumar * Baalcad 4. Beesha Dawaro 5. Beesha Oogo 6. Beesha Orama All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=110051.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|