Difference between revisions 110051 and 110054 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]

<big>

Umada Jaarso waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka Ethiopian Waxaana la odhan jiray JAASRO SULTANATE boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray iyaguna dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka Ethiopia waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray SULTANATE OF DAWARO ( Dawaro waa jilib ka mid ah qabiil waynaha Jaarso ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka ethiopia xeerkaas oo loo yaqaan xeerka jaarso ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha jaarso.


==== Taariikh ====



 Taariikhaha Dhulka Jaarso
Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka jaarso caanka ku tahay waxaa ka mid ah 

[[File:Imaam Axmed Guray.jpg|thumbnail|Masaajidkii ugu Horeeyay ee uu dhisay Imaam Ahmed Gurey]]
[[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]]

* Tuuladii uu ku dhashay Imaam Ahmed Gurey Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan DERBIGA.
* Magaalada Ejersa Goro oo uu ku dhashay boqor Haile Selassie sanadkii 23 July 1892.
* Caasimadii Sadexaad ee Boqortooyadii Adal Sultanate laguna magacaabi jiray Dakkar magaaladaas oo hada loo yaqaan Jinacsani.
* Tuli Foqosho oo ah tuuladii lagu aas aasay xeerki Jaarso, goobtaas oo ay laba( 2 ) sano fadhiyeen waxgaradka Jaarso si ay u sameeyaan xeerkaa.



 
  
 
  
=== Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso ma aha wax aan qoraalkan kuwada sheegi
 karno, hadaanse isku dayo mid iyo laba, ,waxaa ka mid ah : ===
 

* Boqortooyadii Jaarso Sultanate ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan Ethiopia,
* Boqortooyadii Dawaro Sultanate.
* Kaalintii ay ku lahayd Ifat Sultanate.
* Dagaalkii Jaarso iyo Boqortooyadii Menelik ee loogu magac daray JALANQO. 
* Doorkii ay ka qaadatay halgankii Axmed Gurey.
* Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee XAYLE SALAALE sanadku. markuu ahaa 1940 kii, dagaalkaaso looyaqaan dagaalkii  KANOONIGA. 
* Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka  soomaaliyeed ee SYL.
(contracted; show full)* Wara Cumar 
* Baalcad 
  
4. Beesha Dawaro
 
5. Beesha Oogo
 
6. Beesha Orama


</big>