Difference between revisions 110158 and 110161 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]

<big>

(contracted; show full)


Qabiilka Jaarso waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha  ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin.


=== Qabiilka Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah : === 


# Degmada Jigjiga
# Degmada Jinacsani
# Degmada Ajasa Koora
# Degmada Baabili
# Degmada Qabiilka Jaarso wuxuu dagaa wadanka Ethiopia gaar ahaan kililada Somalida iyo Oromia, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]],Bombas,Dhagaxle,Xaadaw,Ordo
# Degmada, Hawaday
# , [[Harar]],Haramaya,[[Diridawa,Awash, Naserat,Baali,Dhangago
# Degmada Tuli Guuled
# Qaybo Badan oo ka mid ah kililka  oromada
# G]], Tuli Guuled,Baali,Dhangago, qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka Lliibaan

 
 
== Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: ==
Jaarso wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin 
 
[[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi #                            (  # Beesha Dawaro                                    # Beesha Oroma]]
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>