Difference between revisions 110161 and 110164 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]

<big>

Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[JAASRO SULTANATE]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray  dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[DAWARO SULTANATE]] waa jilib ka mid ah qabiil waynaha [[Jaarso]] ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka ethiopia xeerkaas oo loo yaqaan xeerka jaarso ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha jaarso.


==== Taariikh ====



 Taariikhaha Dhulka Jaarso
Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka jaarso caanka ku tahay waxaa ka mid ah 

[[File:Imaam Axmed Guray.jpg|thumbnail|Masaajidkii ugu Horeeyay ee uu dhisay Imaam Ahmed Gurey]]
[[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]]

* Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Ahxmed Gurey]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[DERBIGA]].
* Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892.
* Caasimadii SadexLabaad ee Boqortooyadii Adal[[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakkar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]].
* [[Tuli Foqosho]] oo ah tuuladii lagu aas aasay [[xeerki Jaarso]], goobtaas oo ay laba( 2 ) sano fadhiyeen waxgaradka [[Jaarso]] si ay u sameeyaan xeerkaa.





=== Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso,waxaa ka mid ah : ===
 

* Boqortooyadii Jaarso Sultanate ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan Ethiopia,
* Boqortooyadii Dawaro Sultanate.
* Kaalintii ay ku lahayd Ifat Sultanate.
* Dagaalkii Jaarso iyo Boqortooyadii Menelik ee loogu magac daray JALANQO. 
* Doorkii ay ka qaadatay halgankii Axmed Gurey.
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>