Difference between revisions 110164 and 110167 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]

<big>

(contracted; show full)
* Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892.
* Caasimadii Labaad ee Boqortooyadii [[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]].
* [[Tuli Foqosho]] oo ah tuuladii lagu aas aasay [[xeerki Jaarso]], goobtaas oo ay laba( 2 ) sano fadhiyeen waxgaradka [[Jaarso]] si ay u sameeyaan xeerkaa.


=== '''Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso,waxaa ka mid ah : ===

''' 

* Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]],
* Boqortooyadii [[Dawaro Sultanate]].
* Kaalintii ay ku lahayd [[Ifat Sultanate]].
* Dagaalkii [[Jaarso]] iyo Boqortooyadii [[Menelik]] ee loogu magac daray [[JALANQO]]. 
* Doorkii ay ka qaadatay halgankii [[Imaam Axmed Gurey]].
* Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee XAYLE SALAALE sanadku. markuu ahaa 1940 kii, dagaalkaaso looyaqaan dagaalkii   [[KANOONIGA]]. 
* Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka  soomaaliyeed ee [[SYL]].
* Dagaalkii hubaysnaa ee ay la gashay Dowladii kaligii taliye Mingistu iyo aas aaskii  Jabhadii [[Horyaal]] ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL.

 
waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa xeerka soo jireenka ah ee lagu magacaabo [[Xeerka Jaarso]] kaasoo u kala baxa  Laba Qaybood , xeerarkaas oo ay qabiilada kale usoo doonan jireen si loogu kalo saaro marka ay is qabtaan dhexdooda iyagoo odhan jiray waa in aynu ku kala baxnaa [[xeerka jaarso]] , xeerkaas oo lagu aas aasay tuulada qadiimiga ah ee lagu magacaabo [[Tuli Foqasho.]]. Qabiil waynaha   [[Jaarso]] waxay ku fadhiyaan dhul aad u balaadhan oo ka mid ah dalka Ethiopia, waxayna ku xoogan yihiin Ismaamulka Somalida Ethiopia iyo Kan Oromada, .

Umada [[Jaarso]] waa umad ku hadasho laba af oo kala ah Afka Som[[Af Soomaaliga]] iyo [[Afka Oromada, markaan lee nahay afka oromada inta ku hadasha waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 65%o]], 65% waxay ku hadlan Af Oromo inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45%  .


Qabiilka [[Jaarso]] waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha  ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin.



=== Qabiilka Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah : === 
Qabiilka Jaarso wuxuu dagaa wadanka Ethiopia gaar ahaan kililada Somalida iyo Oromia, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]],Bombas,Dhagaxle,Xaadaw,Ordo, Hawaday, [[Harar]],Haramaya,[[Diridawa]], Tuli Guuled,Baali,Dhangago, qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka liibaan

== Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: ==
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>