Difference between revisions 110167 and 110170 on sowiki[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]] [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] <big> (contracted; show full) Umada [[Jaarso]] waa umad ku hadasho laba af oo kala ah [[Af Soomaali]] iyo [[Af Oromo]], 65% waxay ku hadlan Af Oromo inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45%. Qabiilka [[Jaarso]] waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin. === '''Qabiilka Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah : ===''' Qabiilka Jaarso wuxuu dagaa wadanka Ethiopia gaar ahaan kililada Somalida iyo Oromia, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle,]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday, [[Harar]],Haramaya,[[Diridawa]], Tuli Guuled,[[Baali]],Dhangago, qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka l[[Gobolka Liibaan]] == Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: == Jaarso wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin [[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi # ( # Beesha Dawaro # Beesha Oroma]] (contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=110170.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|