Difference between revisions 110170 and 110172 on sowiki[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]] [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] <big> Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[JAASRO SULTANATE]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[DAWARO SULTANATE]], ([[Dawaro ]] waa jilib ka mid ah qabiil waynaha [[Jaarso]] ), Boqortooyadaasi waxay lahayd xeer caan ahaa oo ay ku maamuli jirtay in badan oo ka mid ah dalka ethiopia xeerkaas oo loo yaqaan xeerka jaarso ilaa iyo hadana ay isku maamulaan dadka ku aftirsada qabiil waynaha jaarso. ==== Taariikh ==== Taariikhaha Dhulka Jaarso (contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=110172.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|