Difference between revisions 110173 and 110174 on sowiki[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]] [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR , qabiilka jaarso wuxuu ka mid yahay beelaha soomaaliyeed ee ku nool Ethiopia kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] <big> (contracted; show full) '''Qabiilka Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah :''' Qabiilka Jaarso wuxuu dagaa wadanka Ethiopia gaar ahaan kililada Somalida iyo Oromia, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], Tuli Guleed, [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, [[Harar]], Haramaya, [[Diridawa]], [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago, qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka [[Gobolka Liibaan]]. == Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: == Jaarso wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin [[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi # ( # Beesha Dawaro # Beesha Oroma]] (contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=110174.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|