Difference between revisions 110174 and 110175 on sowiki[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]] [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta DIR, MADAX WAYNE DIR[[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha s[[Soomaaliyeed]] ee ku nool daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] ⏎ Qabiilka [[Jaarso]] wuxuu dagaa wadanka [[Ethiopia]] gaar ahaan kililada [[Soomaalida]] iyo kan [[Oromo]]-da, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], Tuli Guleed, [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, [[Harar]], Haramaya, [[Diridawa]], [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago, qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka [[Gobolka Liibaan]].⏎ ⏎ ⏎ <big> Umada [[Jaarso]] waa umad taariikh wayn ku leh Geeska Afrika waana qabiilkii soomaaliyeed ee ugu hor yeeshay boqortooyo maamuli jirtay in badan oo ka mid ah wadanka [[Ethiopia]] Waxaana la odhan jiray [[JAASRO SULTANATE]] boqortooyadani waxay kulmin jirtay oo hoos imaan jiray dhawr boqortooyo oo caanka ah Geeska Afrika ilaa hadana taariikhdooda lagu barto kuliyadaha, jaamacadaha iyo iskoolada wadanka [[Ethiopia]] waxaana ka mid ahayd boqortooyadii waynayd ee la odhan jiray [[DAWARO SULTANATE]](contracted; show full) * Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892. * Caasimadii Labaad ee Boqortooyadii [[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]]. * [[Tuli Foqosho]] oo ah tuuladii lagu aas aasay [[xeerki Jaarso]], goobtaas oo ay laba( 2 ) sano fadhiyeen waxgaradka [[Jaarso]] si ay u sameeyaan xeerkaa. ⏎ ⏎ ⏎ ⏎ '''Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso,waxaa ka mid ah : ''' * Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]], * Boqortooyadii [[Dawaro Sultanate]]. * Kaalintii ay ku lahayd [[Ifat Sultanate]]. * Dagaalkii [[Jaarso]] iyo Boqortooyadii [[Menelik]] ee loogu magac daray [[JALANQO]]. * Doorkii ay ka qaadatay halgankii [[Imaam Axmed Gurey]]. (contracted; show full) Umada [[Jaarso]] waa umad ku hadasho laba af oo kala ah [[Af Soomaali]] iyo [[Af Oromo]], 65% waxay ku hadlan Af Oromo inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45%. Qabiilka [[Jaarso]] waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin. '''Qabiilka Jaarso deegaanada ay ku nool yihiin waxaa ka mid ah :''' Qabiilka Jaarso wuxuu dagaa wadanka Ethiopia gaar ahaan kililada Somalida iyo Oromia, magaaloyinka ay asal ahaan u dagaan waxaa ka mid ah [[Jigjiga]], Tuli Guleed, [[Jinacsani]], [[Ejersa Goro]], [[Baabili]],[[Gursum]], Bombas,[[Dhagaxle]], Xaadaw,[[Ordo]], Hawaday,[[Fayaanbiro]], Fayaan Hujubo, Kombulsho, [[Harar]], Haramaya, [[Diridawa]], [[Dadar]], [[Baali]], Dhangago, qaybo ka mid ah [[Awash]], sidoo kale gobolka [[Gobolka Liibaan]].⏎ ⏎ == Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: == Jaarso wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin [[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi # ( # Beesha Dawaro # Beesha Oroma]] (contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=110175.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|