Difference between revisions 110175 and 110184 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha [[Soomaaliyeed]] ee daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]


(contracted; show full)
 Taariikhaha Dhulka Jaarso
Qabiil waynaha Jaarso wuxuu Rabbi ku manaystay dhul barwaaqa ah oo aad u wanaagsan kuwasoo raadad taariikheed leh. raadadka taariikheed ee dhulka jaarso caanka ku tahay waxaa ka mid ah 

[[File:Imaam Axmed Guray.jpg|thumbnail|Masaajidkii ugu Horeeyay ee uu dhisay Imaam Ahmed Gurey]]
[[File:Ifat.png|thumbnail|Dakar caasimadii labaad ee Ifat Sultanate]]

* Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Axmed Gur
eay]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[DERBIGAerbiga]].
* Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892.
* Caasimadii Labaad ee Boqortooyadii [[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakkar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]].
* [[Tuli Foqosho]] oo ah tuuladii lagu aas aasay [[xeerki Jaarso]], goobtaas oo ay laba( 2 ) sano fadhiyeen waxgaradka [[Jaarso]] si ay u sameeyaan xeerkaa.



'''Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso,waxaa ka mid ah :
''' 

* Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]],
* Boqortooyadii [[Dawaro Sultanate]].
* Kaalintii ay ku lahayd [[Ifat Sultanate]].
* Dagaalkii [[Jaarso]] iyo Boqortooyadii [[Menelik]] ee loogu magac daray [[JALANQO]]. 
* Doorkii ay ka qaadatay halgankii [[Imaam Axmed Gureay]].
* Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee XAYLE SALAALE sanadku. markuu ahaa [[1940 kii]], dagaalkaaso looyaqaan dagaalkii [[KANOONIGA]]. 
* Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka  soomaaliyeed ee [[SYL]].
* Dagaalkii hubaysnaa ee ay la gashay Dowladii kaligii taliye Mingistu iyo aas aaskii  Jabhadii [[Horyaal]] ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL.

 
waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa xeerka soo jireenka ah ee lagu magacaabo [[Xeerka Jaarso]] kaasoo u kala baxa  Laba Qaybood , xeerarkaas oo ay qabiilada kale usoo doonan jireen si loogu kalo saaro marka ay is qabtaan dhexdooda iyagoo odhan jiray waa in aynu ku kala baxnaa [[xeerka jaarso]] , xeerkaas oo lagu aas aasay tuulada qadiimiga ah ee lagu magacaabo [[Tuli Foqasho]]. Qabiil waynaha [[Jaarso]] waxay ku fadhiyaan dhul aad u balaadhan oo ka mid ah dalka Ethiopia.

Umada [[Jaarso]] waa umad ku hadasho laba af oo kala ah [[Af Soomaali]] iyo [[Af Oromo]], luuqadood, [[65%]] waxay ku hadlan [[Af  -Oromo inta ku hadasha afka somaligana waxaa lagu qiyaasaa inay dhan yihiin 45%]] [[45%]] waxay ku hadlaan [[Af-Soomaali]].


Qabiilka [[Jaarso]] waa beel nabad jecel isla markaana aad u ixtiraamta beelaha  ay wada degaan waxaana daliil kugu filan qabiilada kale ee ay soo dajiyeen dhulkooga iyagoo siiyay beero ay quutan iyo deegaan u gaar ah taasina waa dabeecadaha ay caanka ku yihiin.







== Qabiilka Jaarso wuxuu u kala baxaa: ==
Jaarso wuxuu dhalay (6) wiil sida la sheegana Sadex waa isku bah sadexda kalana waa isku bah waxaana loo kala qaybiya Labada Bahood Bah Midig iyo Bah Bidix waxayna kala yihiin 
 
[[File:Bah Midig|thumbnail|# Beesha Walaabi #                            (  # Beesha Dawaro                                    # Beesha Oroma]]
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>