Difference between revisions 110184 and 110187 on sowiki

[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]]

[[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha [[Soomaaliyeed]] ee daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]]


(contracted; show full)

* Tuuladii uu ku dhashay [[Imaam Axmed Guray]] Raximulaah iyo Masaajidkii ugu horeeyay ee uu yagleelay Imaamku kuna yaala ilaa iyo hada tuulada qadiimiga ah ee loo yaqaan [[Derbiga]].
* Magaalada [[Ejersa Goro]] oo uu ku dhashay boqor [[Haile Selassie]] sanadkii 23 July 1892.
* Caasimadii Labaad ee Boqortooyadii [[Ifat Sultanate]] laguna magacaabi jiray [[Dakkar]] magaaladaas oo hada loo yaqaan [[Jinacsani]].
* [[Tuli Foqosho]] oo ah tuuladii lagu aas aasay [[xeerki Jaarso]], goobtaas oo ay laba
( 2 ) sano fadhiyeen waxgaradka [[Jaarso]] si ay u sameeyaan xeerkaa.



'''Taariikhaha caanka ah ee Qabiilka jaarso,waxaa ka mid ah :
''' 

* Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]],
(contracted; show full)              * Wara Xamido
              * Wara Cali
              * Wara Diyo
              * Wara Ayaago
              * Wara Wardu
              * Wara mala halaku

</big>