Difference between revisions 110187 and 110188 on sowiki[[File:Jaarso.jpeg|thumbnail|Astaanta Qabiilka Jaarso.]] [[File:Jaarso|0.5px|thumbnail|none|waa qabiil soomaaliyeed kana mid ah bahwaynta [[Dir]], [[Madaxwayne Dir]] , qabiilka [[jaarso]] wuxuu ka mid yahay beelaha [[Soomaaliyeed]] ee daga [[Ethiopia]] kuwa ugu badan dad ahaan iyo dhul ahaanba]] (contracted; show full)''' * Boqortooyadii [[Jaarso Sultanate]] ee ka talin jirtay qaybo badan oo ka mid ah dalkan [[Ethiopia]], * Boqortooyadii [[Dawaro Sultanate]]. * Kaalintii ay ku lahayd [[Ifat Sultanate]]. * Dagaalkii [[Jaarso]] iyo Boqortooyadii [[Menelik]] ee loogu magac daray [[JALANQO]]. * Doorkii ay ka qaadatay halgankii [[Imaam Axmed Guray]]. * Dagaalkii qadhaadhaa ee ay lagashay Taliskii macangaga ahaa ee XAYLE SALAALE[[Xayla Siilaasi]] sanadku. markuu ahaa [[1940 kii]], dagaalkaaso looyaqaan dagaalkii [[KANOONIGA]]. * Aas aaskii ururkii dhalinyarada xornimadoonka soomaaliyeed ee [[SYL]]. * Dagaalkii hubaysnaa ee ay la gashay Dowladii kaligii taliye [[Mingistu]] iyo aas aaskii Jabhadii [[Horyaal]] ee ay Beeshu ka midka ahayd qabiiladii ugu awooda badnaa kana danbeeyay in la sameeyo Jabhadii HORYAAL. waxaa kale oo ay lee tahay misena ay ku faani kartaa xeerka soo jireenka ah ee lagu magacaabo [[Xeerka Jaarso]] kaasoo u kala baxa Laba Qaybood , xeerarkaas oo ay qabiilada kale usoo doonan jireen si loogu kalo saaro marka ay is qabtaan dhexdooda iyagoo odhan jiray waa in aynu ku kala baxnaa [[xeerka jaarso]] , xeerkaas oo lagu aas aasay tuulada qadiimiga ah ee la(contracted; show full) * Wara Xamido * Wara Cali * Wara Diyo * Wara Ayaago * Wara Wardu * Wara mala halaku </big> All content in the above text box is licensed under the Creative Commons Attribution-ShareAlike license Version 4 and was originally sourced from https://so.wikipedia.org/w/index.php?diff=prev&oldid=110188.
![]() ![]() This site is not affiliated with or endorsed in any way by the Wikimedia Foundation or any of its affiliates. In fact, we fucking despise them.
|